Harowo.com

Ogaysiis: Dhamaan Jaaliyada Awdal State Ee Kunool Wadanka Nowray.

RURKA ACIN (AWDAL STATE COMMUNITY IN NORWAY),WUXUU UGU BAAQAYAA DHAMAAN JAALIYADA REER AWDAL EE KU NOOL WADANKA NORWAY INAY QABANAYAA XAFLADII SANAD GUURADII KOOBAAD EE MAAMUL GOBOLKEEDKA AWDALSTATE OF SOMALIA , HADABA XAFLADAASI WAXAY DHICI DOONTAA TAARIIKHDU MARKA AY TAHAY 11/05/2012 SAACADU MARKA AY TAHAY 18:00 GALABNIMO, GOOBTUNA WAA Ųstre Aker Veien 68, 0581 OSLO.

(Markaad senterka timaadid soo qaado T-banaha linje 5 ee u socda Vestlig kaga deg maxadada) Rislųkka stasjon. HOGAANKA URURKA ACIN WAXA UU UGU BAAQAYAA DHAMAANBA BEESHA SAMAROON EE NORWAY IN AY KA SOO QAYB GASHO XAFLADAASI TAAS OO AH MID XAASXAASIYA.

HADII AAD HAYSO WAX SU,AAL AH, AMA AAD AAD RABTO TAFAASIIL INTAAS KABADAN, MIN,FADLAK KAL,SOO XIDHIIDH HOGAANKA URURKA UCIN.

Waana hogaanka ururka Acin oo idin leh k ulan wacan iyo is,arag wacan

Abdikarim          47 99 40 72 22
Maxammed      47 95176396
Haybe                47 40 94 5260
Xasan               47 47993289


This post has been viewed 1030 times.

camud

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH