Harowo.com

Xuska sanad-guurada 22-aad Ee xasuuqii SNM Ee Gobolka Awdal oo qaban-qaabadiisu ka socoto Boorama iyo Barnaamuj laga diyaariyay


This post has been viewed 1757 times.

camud

1 Comment for “Xuska sanad-guurada 22-aad Ee xasuuqii SNM Ee Gobolka Awdal oo qaban-qaabadiisu ka socoto Boorama iyo Barnaamuj laga diyaariyay”

  1. Dhmaan aad ayey u mahadsan yihiin wax garadkeena iyo dadka dareen dad kooga u saaxiibah sida Abdirisaaq Mohamed Barkhad sida fiican ee uu u soo bandhigaayo dareenka umadiisa, umad walba waxay soo martay maalin maddow, waxayna ka dhigtaan maalin u suntan oo uga duwan maalmaha kale ee dunida soo mara. Maalintaana waxay mujiyaan dareen kooda ay la qaybsanayaa walaalahooda dhibtu kasoo gaadhay. maxaa inoo diiday in aan xusno maalintaa tiiraanyada lahayd ee aan ku weynay dakeeni aan jeclayn, Maalkeeni iyo Guryaheenii. waa muqadas in la xuso maaalintii madoobayd xasuuqii axmaqnimada laha ee jabhadii SNM xuskaliya maahee lala xisaab tamo dadkii ka danbeeyey Xasuuqaa loogaystay Dilla iyo Borama.

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH