Harowo.com

DHALEECAYN KU WAJAHAN ODAYAASHII SHALAY MIDNIMADA IYO TAARIIKHDA SAMAROON DIIDANAA

DHALEECAYN KU WAJAHANODAYAASHII SHALAY TAARIIKHDASAMAROON DIIDANAA

Marka hore waxaan u hanbalyeynayaa Bahda Harowonews ee ku caan baxday fashilinta siraha lagu mijo halaabinayo beesha Samaroon.

Waxaan halkan ka dhaleecaynayaa Odayaashii shalay diidanayaa taariikhdii soo jireenka ahayd maalin kastana soo fadhiisanayey Media ha una yeedhanayey reeraha daraf yada ka xiga beesha Samaroon .

Su’aashu waxay tahay Maxaa sababay in arinka reerka gudihiisa loo tafo xayto Geed dheer iyo mid gaabanba loo fuulayaa ? Maxaa sababay in Odayaashaa ay uga gaabiyeeen ama ayna u hadal sidii la’rabay arintii Zaylac ?

Jawaabtu waa mid ka cad cadceeda lakiin waxaan dhalinta maanta mustaqabalka baritoole ee dhiigooda u daadisay ayaa laga rabaa in ay sii dhamaystirtaan hawshooda .

Odayaashana waxaaan lee hay Odayaalaw IIMAANKA ILAAHAY INAGA qaad oo noqda ku sharaftooda meel xun la jiido waayo idinka ayaa u sababa in la soo hunguriyeeyo dhulka Samaroon Awaw ka Awaw u lahaa hadaanad diidin Ugaaskaagii maanta midaa maysan dhacdeen lakiin adiga ayaa gacantaada ku gawracay Taariikhdii Ugaasayada adiga ayaa beeniyey Taarikhdii Samaroon Maantana Samaroon in uu is raaco daacad kama tihid oo way iska cadahay.

 

Xalku wuxu noqon sidan :

 

1. Sharafdiidka oo inta geed loo soo saaro Beesha cafis waydiista

2. In la’helo Odayaal dhawr ah oo caafimaad qaba

3. Dhalinta oo la siiyo kaalintooda

4. Xanuunka kala faluuq iyo hawli oo laga fogaado

5. In la dagaalamo sidii dib loogu curinlahaa karamadii iyo sharaftii reerku lahaa

6. In la aargoosto siday ugu cibro qaataan kuwa kale

7. Daacad iyo Is aaminaad dhexdeena

8. In la’ is cafiyo maadaama xasuuuq jirin

9. Odayaasha suuq gaynta reerka ku takhasusay oo awoodooda la wiiqo

10. Isku duubnaan iyo hadaf guud

 

 

 

Afhayeynka AWDAL SATATE
Dr.Abdirahim Adam Dugsiye
Sana’a Yemen


This post has been viewed 2230 times.

camud

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH