HADAL AFGOBAADSI AH ; Toloow Jaahilkani Yuu Khaldayaa?
Wariye Haashim Goth oo wareystay afhayeenka maleeshiyada nabadiidka Ciise, Laakiin aan waydiinin dilkii ay gaysteen!!
Ninkan hadalkiisu waa af-gobaadsi, Marka uu leeyahay Samaroonka ehelbaan nahay, waxba nagama dhexeeyaan anagu maamulka SL baan la dagaalamaynaa, waxba kama jiraan waa beentii
Hadii ciddii soomaaliland u shaqaysaba ay raadsanayaan badhasaabka inaderkii ah iyo taliyiha booliska oo isaaqa sow kuwii jidka kusoo maray ee Gacsmaha iyo lugahaba u taagay maxay u dili waayeen oo ay maayerxigeenka Samaroon u beegsanayeen, markay waayeenna ay inadeerkii dariiqa ugu dileen?
Badhasaabka wax kale uma joojinin waxay u joojiyeen waxay ahayd maayerxigeenkiibaa la socda, markay baabuurkiisii ka waayeenna iska soco ayay ku yiraahdeen. Markaa jaahilkani yuu khaldayaa.
This post has been viewed 198 times.












