Harowo.com
Xulka Qoraha

maqaaal

Boorama May Gelin by Bahdoon »

GEEDIGU HA GUUREE BARWAAQADA HA GOOBEE ABAAR YAANU SII GELIN. SARTA GEEDKA LA JARO GUDUMADU HA GOYSEE HA GARAACO CADAWGEE JINAC YAANU SOO GELIN.GEESIGA HALGAMAYAA GUDGUDAHA HABEENKII MAHIIGAAN HABEEN GALAY…

Jan 30 2015 / No Comment / Read More »
muxiyi

Corrupted immigration officers in Hargeisa Egal Airport (HGA) by Muhyadin Kawrah »

For several years, the Somali-land government has failed to rein in the excesses of Somali-land immigration and security operatives at its airports and besides the transfer of some officials, concerned…

Jan 29 2015 / No Comment / Read More »
TACSI

TACSI :WAXAY TACSIYADAYNAYAA GEERIDA KU TIMID KHADIIJA SHEEKH SAID SH.XASSAN NUURIYE »

TACSI DHAMAAN REER SH.XASSAN NUURIYO, DHAMAAN REER SHEEKH SAID SH.XASSAN NUURIYE, DHAMAAN REER HASSAN MATAAN AWCALI, REER MUXUMED AWCALI, REER MUUSE AHMED CUMAR. DHAMAAN QOYAYSKAA AAN DUSHA KU SOO XUSAY…

Jan 29 2015 / No Comment / Read More »
tacsi

TACSI Tiiraanyaleh: oo Ku Socota Qoska oo Ka Baxay Abdilahi Hamud Abtidoon »

TACSI  tiiraanyaleh qooska reer  Bile kaahiye iyo dhamaan jaliyada samaroon eedegan wadankasi ( Belgium) waxay tacsii tiraanyaleh udirayaan qooskii iyo caruurtii uu kabaxay naxariistii jano rabi haka waraabshee ingner  cabdilahi …

Jan 29 2015 / No Comment / Read More »
qoomamo

Daawo Qosol Badan Xambaarsan Oo Ka Hadlaya Wasiiradii Xukuumadihii Hore Oo Qoomamo La Kambadhuudha Kadib Markii Ay Iska Waayeen Liiska Wasiirada Cusub. »

Amiin Amir ayaa soo bandhigay Sawir uu ku cabiray qaar kamid ah Wasiiradii kaalinta muuqda ka qaatay ridistii labadii Xukuumadii ee hore , kuwaa oo damacoodu ahaa in mar kale wasiiro…

Jan 28 2015 / No Comment / Read More »
maqaaal

AYDII ILAALADA AHAYD WAA LA FASAXAY »

Waxa todobaadadan dambe isasoo taraayey muaamrado ay ka dambeyo maamulka Hargeisa. Waxa Borama laga bilaabey waxan dhaqanka Gadabuursi ku jirin oo ah in dadka la tuuriyeeyo oo loo soo hagoogto,…

Jan 25 2015 / No Comment / Read More »

QALALAASAHA AWDAL »

XAL U HELIDA KACDOONKA HUBAYSAN EE WABER IYO SHIDE CIIDAMADA MOORYAANNIMADA BULSHADA KU HAYA. HURIN COLAAD QABIIL  SHIRKA GEB IYO WUXUU DAARAN YAHAY. MAAMUL LAANTA AMA HOGAAN LAANTA GOBOLADA GALBEEDKA.…

Jan 25 2015 / No Comment / Read More »
maqaaal

Jawaab: Xasan C Caynaanow – Naag Garcatey Wasmo Hore Ayey Ku Nabad Gashey »

Ku: xildhibaan xasan cawaale caynaan ( af nooli uu hadlaa a’yna uu ciyaa )somalidu waxay tidhaa( naag garcatey wasmo hore ayey ku nabad gashey) ….by Dr.khadar maxamed faahiye. Xildhibaanka xasan…

Jan 23 2015 / No Comment / Read More »
maqaaal

Shirka Dooxad Gob Waa Sida Qof Qaawan oo Bilaa Maryo ah »

Shirka dooxad gob waa sida qof qaawan oo bilaa maryo ah, somalidu waxay tidhaa( dhaliili dhaban bay ku taalaa) dhaliisha shirka halkan hoose ka eeg !! By Dr.khadar maxamed faahiye.…

Jan 23 2015 / No Comment / Read More »
mousa

THE MUCH ANTICIPATED AND NEEDED GADABUURSI CONFERENCE IS ON »

The much needed Gadabuursi Conference has started in GOB but whether the conference is influenced by a narrow tribal interests or the best interest of Gadabuursi is the question everyone…

Jan 21 2015 / No Comment / Read More »

Guulee rabaw gobtaa urutay ee madax isgelisay »

marka hore salaan  saxaafada madaxa banaan guud ahaan gaar ahaanna harowonews walaalayaal waan idin salaamay.marka labaad waa baaq taageero iyo hambalyo  iyo salaan oon idinka codsanayo inad iigu gudbisaan beelwaynta…

Jan 21 2015 / No Comment / Read More »

Tiradiinii garanay tayadiino waa maxay ma la taaban karayaa waa duul wareersane dadku mayna jirin awdal. »

Ninka shilinka daalinka umadani ku dilayo shirkan loo dareeree daacad loo abaabulay ani laygu dagayana kala daadi eebo. Odayadan dulmiga wada iyo hadalkii doclalag galo daayinkaa iftiinshoo daacadana alaw diran.…

Jan 21 2015 / No Comment / Read More »

Haween horey loo guday oo loosoo celinayo xubintii laga jaray qaliin Bilaash ah oo loogu sameynayo Sweden iyo Dumarka oo Kuyuu ugu jira »

Sida uu sheegay Hannes Sigurjonsson oo ah dhakhtar daraasaddan  ku soo bartay magaalada Amsterdam, waxa uu hannaankani noqonayaa mid haweenka la guday dib ugu soo noolaynaya xubintii hore looga gooyay. Daraasaddani…

Jan 21 2015 / No Comment / Read More »
TACSI

Condolences message to the family, children and the relatives of the late Mohamed Ahmed Kuluc »

We begin in the name of Allah, most kind, most merciful May Allah give you great reward and may He guide you to exercise patient endurance and may He (also)…

Jan 20 2015 / No Comment / Read More »
rrrrrrrrrrrrrr

KHILAAFKA SALAADIINTA »

MARKA HORE UMMADA GADABUURSI WAAN SALAAMAYAA. MARKA XIGA WAXAN LEEHAY EEBE HA INA WAAFAJO SIDA KHARKU KU JIRO UMMADU WAA DAD WADA DHASHAY. WAXA SE AH SUNO AADAMI IS MAAN…

Jan 17 2015 / No Comment / Read More »
ran

Nasashada Maanta Iyo Kooxda Sida Wayn U Gilgisha Masraxyada Fanka Ee Nice Stars Oo Toddobaadkani Waraysi Xiisa Badan uu La Yeeshay TVga Universal. »

Nasashada Maanta Iyo Kooxda Sida Wayn U Gilgisha Masraxyada Fanka Ee Nice Stars Oo Toddobaadkani Waraysi Xiisa Badan uu La Yeeshay TVga Universal.…

Jan 16 2015 / No Comment / Read More »

GOOD GOVERENANCE AND HUMAN RIGHTS »

what is good governance? there is no single and exhaust definition of good governance. nor is there delimitation of it is scope, that commands universal Acceptance. the terms is used…

Jan 15 2015 / No Comment / Read More »
tacsi

Jaaliyada Galbeedka ee Beljiumka Waxay Tacsi Tiiraanyo leh udirayaan Qosaskii iyo Qarabadii uuka baxay Sh Xaaji cali sheekh xasan Ararab »

jaliyada samaroon eedegan wadankasi beljim waxaytacsii tiiraanyaleh udirayaan qosaskii iyo qarabadii uukabaxay naxariistijano rabi hakawaraabshe ( sh xj cali sheekh xasan Ararab ) oo ku geeriyoday :14 / 1 /…

Jan 15 2015 / No Comment / Read More »

Civilian Opinions

Harowo News - Wadan Iyo Warar

mugabe

Robert Mugabe takes over as African Union chairman »

African leaders meeting in Addis Ababa have chosen the continent’s oldest head of state, Zimbabwe’s Robert Mugabe, as AU chairman for the coming year. Mr Mugabe, who is 90, drew applause when he denounced colonialism. He also spoke of the “scourge of terrorism” from Boko…

Jan 30 2015 / Read More »

Abwaan Baabi’iyay Buurmadow Suldaan Wabar-na dufaacay ” Qaranbaad ka baxday Nin Qabiil buuraha ka galay maxaad kusoo celin”!!. DAAWO »

Boqor Cismaan Buur-madow oo kamid ah isimada maamulka somaliland ayaa wuxuu soo qabsaday gabay uu tiriyey Abwaan Raage ugaas isagoo ku daraya Suldaan Wabar, Sidoo kalana wuxuu been ka Sheegay Taariikhdii Raage ugaas, Wuxuuna ka hadlay arimo dhowr ah isagoo Hanjabaadna diray. Geesta kale Abwaan…

Jan 30 2015 / Read More »
saylici

Xasuuq Xilal: Saylici oo Shirqoolo Gunimo ah Ku Mashquulsan iyo Jibriir Yonis Intii Ugu Damiirka Xumayd oo Saylici Xil Ka Sugaysa Yaab Badanaa???? »

Xasuuq Xilal: Saylici oo Shirqoolo Gunimo ah Ku Mashquulsan iyo Jibriir Yonis Intii Ugu Damiirka Xumayd oo Saylici Xil Ka Sugaysa Yaab Badanaa???? Harowo ( Hargaysa):-  Wararka aanu ka helayno guriga Saylici ee ku yaal Magaalada Hargeysa ee Maamulka Beesha Dhexe ayaa tibaaxaya inuu arrimo…

Jan 30 2015 / Read More »
Tacsi

Tacsi Geerida Gudoomiyihii Santarka Dhamal Ee Deg. Awbare, Bade Muxumed Halas »

Anaga oo ah Jaaliyada degaanada hoos yimaada gobolka Harowo, gaar ahaan Jaaliyada Degmada Awbare Waxaan tacsi murugo iyo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Shacabka Soomaalida Itoobiya, gaar ahaan, shicibka ku dhaqan Degmada Awbare. Waxan si khaas ah tacsidan u gaadhsiinaynaa Dadweynaha ku dhaqan Santarka Dhamal…

Jan 30 2015 / Read More »
gaas

Awdalstate oo Shirkii Gob Qalloocan Ku Tilmaayay Waxba Kama Jiraan Aan Loo Dhanayn »

Madaxa Arimaha Dibada Awdal-State Gaas C/llahi oo Shirki Wadajir ku tilmamay Waxba kama jiraan…

Jan 30 2015 / Read More »
shaki

Samaroonow ogaada: Maanlinta kacdoonka Suldan Wabar Guuleysto, Samaroon oo dhan ayaa wada Guulaysan Cidna…. »

Qaybi oo Cun macdanta reer Awdal Libaax iyo Saddex dibbi Waxaa meel ku wada noolaan jirey saddex dibi. Dibiga koowaadi wuu madoobaa, ka labaadina wuu caddaa, midka saddexaadna wuu casaa. Saddexdan dibi nolol fiican ayey ku haysteen meesha ay deganaayeen oo barwaaqo ahayd. Siday u…

Jan 30 2015 / Read More »
lughaya_xeebta11 (1)

Kaluumaysata Xeebaha Galbeedka iyo Darawaliinta oo Ka Cabanaya Maraakiib Xaalufisay Bada iyo Wado Xumo + Daawo »

Kaluumaysata Xeebaha Galbeedka iyo Darawaliinta oo Ka Cabanaya Maraakiib Xaalufisay Bada iyo Wado Xumo + Daawo…

Jan 30 2015 / Read More »

Suurayso Qiyaamada Naftaadana Ka Qabo Naarta “MUUQAAL Maalinta Qiyaame Suuraynaya” »

Caalamadaha iyo qaabka ay u dhacayso maalinta Yoomal qiyaamaha oo ah maalinta uu ilaahay soo gebagebanaayo nolosha aduunka oo dhan ayaa arintaas waxaa uu ilaahay ku sheegay quraanka Kariimka inkastoo qaar badan oo ka mid ah dadka ku nool aduunkaan guudkiisa gaar ahaan gaalada aysan…

Jan 30 2015 / Read More »

Rag isku dhaarsanaa oo si toos ah Baabuurta iskula dhacaya oo kamaradi qabatay. DAAWO »

Arin cajiib ah ayaa ka dhacday wado weyn oo lagu magacaabo Rui Yang Da , kuna taala dalka Shiinaha ka dib markii maalin cad kooxo hubeysan ay soo weerareen rag kale oo ay isku dhaarsanaayeen waxaana goobtii ka dhacay dagaal gaaray in gawaari la is…

Jan 30 2015 / Read More »
qodobada-heshiiska-2-001

Shirkii Geb Qalloocan Waxa Kasoo Baxay Go’aamo Qallooca Waxana Saxiixay Dad Danta Ummadooda Ka Fikir Qallooca »

Shirkii Geb Qalloocan Waxa Kasoo Baxay Go’aamo Qallooca Waxana Saxiixay Dad Danta Ummadooda Ka Fikir Qallooca…

Jan 29 2015 / Read More »
GalbeedLM

Gadabuursi Ha La Xoreeyo Iyo Yaan La Galin Borama Waa Taageero Siilaanyo Waana Hadal Indha La’aana, Borama Hadaan La Xorayna Gadabuursi Ma Xoroobayo Duurka Inuu Rag Ku Dhamaadina Dhici Mayso »

Shacabka beelaha Gadabuursi ayaa waxay ahaayeen kuwo mudabadan gudo iyo dibadba cabanayay kana cabanayay cadaalad darada iyo tacadiga ay xuquuqdoodii ku waayeen ee Somaliland ka jirta. Sharaftii iyo karaamadii Gadabuursi ayaa noqotay mida qoomiyadaha Somaliyeed ugu liidata waxana la gaadhay heer la garabdhigo beelaha baxada…

Jan 29 2015 / Read More »
Yusur,m.weynaha, hadliye

Wasiirka Cusub ee W/Arimaha Dibadu Sidii Dr Bayle Ma Cuna Qabatayn Doona Siyaasada Hargeysa iyo Macdanta Siimoodi Mise Waa Lasoo Dhexmari Doona?? »

Waa kuma Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Arimaha Dibada iyo Maalgeshiga Caalamiga ah Ee Soomaliya Dr. Cabdisalam Cumar Xaaji Hadliye Dr. Cabdisalaan Xaaji Hadliye waxa uu ku dhashay magaaladda Boorama ee caasimadda gobolka Awdal, sanadku markuu ahaa 1961. Inta badan noloshiisa waxa uu kusoo qaatay, waxna…

Jan 29 2015 / Read More »
Breaking b

WAR CULUS: Soomaalida Itoobiya, Jibouti, Tansaania iyo Kenya ee ku nool Norway oo dhalashadii lagala laabtey »

Soomaalida Itoobiya, Jibouti, Tansaania iyo Kenya ee ku nool Norway oo dhalashadii lagala laabtey Hay’ada dalka Norway u qaabislan soo galootiga iyo ajaanibta oo iyadu loo yaqaan UDI ayaa shaaca ka qaadey in ay dhalashadii wadankaasi iyo sharciyadii dal ku joogistaba kala laabteen in ka…

Jan 29 2015 / Read More »

M\Weynihii hore ee Ruushka oo sheegay In Mareykanku isku diyaariyay dagaal Ruushkuna u diyaar garoobayo »

Wakaalada dalka Russia ayaa daabacday in Dowlada Mareykanka ay daandaan adag ku heyso Dowlada Russia.Wakaalada oo soo xiganeysa Mikhail Gorbachev oo ahaa hogaamiyhii ugu dambeeyay ee Ruushka ayaa ka digay in dagaal dhex maro dalalka Maerykanka iyo Ruushka. Waxa uu Mikhail Gorbachev sheegay in Mareykanka…

Jan 29 2015 / Read More »
Berbera-port

Egyptian Government Delivered Its First Armed Cargo to Somaliland As Part of Egypt’s Military Base in the Port »

ARMS DELIVERED TO SOMALILAND Berbera (Harowo):- The Minister of Interior of Somaliland spoke to the news media and reported that a mysterious ship carrying arms cargo has been arrested at the Berbera Sea Port, Somaliland. But a trusted source from Berbera has informed us that…

Jan 29 2015 / Read More »
yabarag

Shirkii Gob oo Guuldarro ku Dhammaaday (utter failure) »

  Shirkii dooxada Gob ee degmada Lughaya uga socday qaybo ka mid ah beelweynta Gadabuursi ayaa todobaadkan ina dhaafay lagu soo gebagabeeyey ‘Somaliland waa muqdas’, sida dadka badankoodu markii horeba ay sii saadaalinayeen. Shirkan, oo in muddo ah loo balansanaa, dadka qaarkoodna ugu magac dareen…

Jan 29 2015 / Read More »
saylici

Siyaasada C/raxmaan Saylici Oo Wali Dhaafi La’ D/Hoose Iyo Deg.Borama,Halku Dhigiisuna Noqday Awdal iidaaya Haddii Kale Waan Dudi »

Siyaasada Madaxweyne Ku xigeenka C/raxmaan Saylici Oo Wali Dhaafi La Dawlada Hoose Iyo Degmada Borama,Halku Dhigiisuna Awdal iidaaya Haddii Kale. Waxa waqtiyadii ugu dambeeyey si weyn u hadheeyey dhamaanba hawlihii shaqo ee ka socday xarunta dawlada hoose ee degmada Borama khilaafka u dhexeeya gudoomiyaha Degmada…

Jan 28 2015 / Read More »
gurmadd

Nin Ku Xad-gudbay Dastuurka Soomaaliya oo loo magacaabay Wasiirka Dastuurka “Wuxu u ololeyn jiray kala goynta Somaliya DAAWO” »

Nuur Faarax Xirsi oo ka soo jeeda beesha Habar-yoonis Isaaq ayaa ka soo dhex-muuqday golaha wasiirada dawladda federaalka soomaaliya isaga oo loo magacaabay Wasaaradda Dastuurka . Nuur Faarax tan iyo markii la riday xukuumadda kacaanka wuxuu ku jiray maamuladii SNM ee ku sheekeen jiray inay…

Jan 28 2015 / Read More »
images (

OGEYSIIS: Banaanbixii Ugu Weynaa Abid oo Ka Dhici Doona Caasimada Midawga Yurub Brucells »

Ogeysiis-Ogeysiis-Ogeysiis Dhamaan Jaaliyada Maamul Goboleedka Awdal iyo Jaaliyadaha Kale ee Jecel Soomaalinimada iyo Wadajirka Ummadda Soomaaliyeed Waxa La Ogeysiinayaa In Banaanbixii Ugu weynaa Abid uu Ka dhici doono Caasimada Midawga Yurub ee Brussels. Maalinta Jimcaha 20 ka Febraayo 2015, Saacada 10 ka Subaxnimo ilaa 5ta…

Jan 28 2015 / Read More »
GalbeedLM

Warsaxaafadeed: Xafiiska Dhaqdhaqaaqa Xoreynta Galbeed »

XAFIISKA DHAQDHAQAAQA XOREYNTA GOBOLADA GALBEED Galbeedliberationmovement(GLM). Faafin degdeg ah WARSAXAAFADEED 01/27/2015 Cambaareyn xukumada isku magacawday Somaliland oo kala qaybin iyo isu dir ka dhex wada beelaha Gadabuursi ee gobolada galbeedka. Borama- Somalia, 27 Janaayo, 2015- Xafiiska Dhaqdhaqaaqa xoreynta Gobolada Galbeedka waxa uu si xoogleh u cambaareynayaa xukumada…

Jan 28 2015 / Read More »
Suldaan-abubakar

Suldaan Wabar oo bogiisa Twitterka soo dhigay farriin “Ma ahayn Shir Samaroon wuxu ahaa Shir Siraanyo Halgankuna uu soconayaa”” »

Bismillah Alxamdullilah, Shirkii dhacay 21 Jan-2015 ma ahayn mid Samaroon, wax danta awdal uga soo kordhaayana ma jirto lakiin wuxuu ahaa mid Silaanyo dabada ka riixayey oo Umada Soomaaliyeed lagu camaynayo lana tusayo in reer Awdal yihiin maqaar saar goor walba daba socda beesha Isaaq. Hagardaamo iyo dhib…

Jan 28 2015 / Read More »
Shir

Shirkii Beelaha Gadabuursiga ee Dhaqanka Lagu Sheegay oo Shir Siyaasadeed Loo Rogay iyo Ugaaskii Beelaha Gadabursi u Dhaxeeyay oo Dabin Loo Dhigay Ku Dhacay. »

Shirkii Beelaha Gadabuursiga ee Dhaqanka Lagu Sheegay oo Shir Siyaasadeed Loo Rogay iyo Ugaaskii Beelaha Gadabursi u Dhaxeeyay oo Dabin Loo Dhigay Ku Dhacay. Shirkan Maanta lasoo gabagabeeyay ayaa ahaa shirweyne mudo badan ay beelaha gadabursi ku haminayeen inay qabsadaan kagana tashaan masiirka ummadooda kala…

Jan 26 2015 / Read More »
Berbera-port

War Xasaasi Ah; Dawlada Masar oo Markab Hub Badan Sida Ka Soo Dejisay Dekeda Magaalada Barbara Iyo Dowlada Itoobiya Oo Hubkaas Laga Qarinayo Lagana Dhigay Hub La Qabtey. »

Harowo-Hargeysa:- Warar aan ku kalsoonahay oo imika naga soo gaadhaya magaalada Barbara ayaa sheegaya in marsada ku taala magaaladaas uu ku soo xidhay Markab weyn oo uu saaran yahay hub badan oo maamulka Somaliland ay soo siisay dowlada dalka Masar ee uu hogaamiyo madaxweyne Cabdifataax…

Jan 25 2015 / Read More »
muqdisho

Daawo Sawirrada Madaxweynaha Dalkaasi Turkiga Recep Tayyib Erdogan Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Muqdisho Mashaariic Dhawr Ahna Xadhiga Ka Jaray. »

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, taasoo ah markii labaad oo uu yimaado magaalada Muqdisho, kadib markii u horeysay oo uu Soomaaliya yimid sanadkii 2011, xilligaasoo Soomaaliya ay ka jireen abaaro iyo macluul. Madaxweyne Erdogan oo ay wehliyaan…

Jan 25 2015 / Read More »
images (3)

Dhawaqii Sul. Wabar oo Dhulgariir ku Riday Hargeysa – Saylici iyo Wasiiro Madaxtoyada La Tegay Qorshe Lagula Dagaalamayo Jibriir Yonis Beeshodana Lagu Hubeeyo iyo Wasiir Kashifay Shirqoolka – Muuqaalo Cadayn ah + Warbixin »

Borama (Harowo) :- Arrimo xasaasiyad badan oo is barkan oo Bilihii ugu danbeeyay si hoose iyo si toos ahba uga socday Guud ahaan Gobolada Galbeedka ayaa waxa soo shaac baxaya shirqoolo hoose oo qaar ka tirsan beelaha Gadabursi u maleegayaan beelo walaalahood ah. Habada 04 Dec 2014…

Jan 25 2015 / Read More »
Wasiir Abgaal

Abgaal Maxuu Nabada Borama ugu Hanjabayaa in uu Burburin Doona???? »

Abgaal oo Ku Hanjabey Inuu Nabada Borama Khalkhalinayo Raalina uuna Ka ahayn Aminigeeda + Daawo…

Jan 25 2015 / Read More »
good

Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Xoreynta Galbeed (GLM) oo Ka Warbixiyay Dagaal Borama ka Dhacay Sheegayna Halganku Inuu Soconayo Nin Neceb iyo Nin Jecelba »

Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Xoreynta Galbeed (GLM) oo Ka Warbixiyay Dagaal Borama ka Dhacay Sheegayna Halganku Inuu Soconayo Nin Neceb iyo Nin Jecelba…

Jan 25 2015 / Read More »
Breaking b

Maleeshiyo Budh-cad Badeed ah oo Maamulka Hargeysa ka Amar Qaadata oo Markab Hub u Siday Siday Sudan Badda cas ka Qafaalatay. »

Ciidan ka amar qaata mamulka hargeysavayaa Xallay soo qafaashay Markab Hub, Dabaabado, iyo Diyaarado sida oo gudbayay bada cas. Wararka Hordhaca ah ee naga soo gaadhaya n ayaa shagaya in Saanadan Milatari laga lahaa Waddanka South Sudan. Siday Wararku sheegayaan saanadan milatari oo si sharci…

Jan 24 2015 / Read More »
Warar Af - English
QQQQQ
nimco
53ba385194c9e
mousa
Xil.Axmedyasiin
burning_the_flag~2
berylium
salaadiin
JID
beyle3
su'aal
sadaam
john kery and hassan sheikh
geele
Xab xab Bitter Gourd
Amisom oo kufsatay 2 laxaad
Jaamac riyo
YAAB
ciise ismail
kulmiye cartoon
sheekh cabdilaahi
Hees fanaaniin
Abgaal
faarax macalin
Siilaanyo iyo reer awdal
Ugaas 13
Lughaya dhagax dhig
twin
LAFO
camrarun
garaad
naag_gadhle

Log in | onlined by SRH