Harowo.com

DAAWO Calanka Ruushka oo laga taagay xarunta Baarlamanka Ukraine Iyo Nato oo isku diyaarinaysa….. haddii Ruushku isku dayo….

  Kumanaanl taageerayaasha Ruushka ee dalka Ukraine ayaa xoog ku qabsaday, isla markaana calanka dalka Ruushka ka taagay xarunta baarlamaanka ee degaanka bariga dalka Ukraine waxaanay xaaladani tilmaamaysa sida dalkaasi u sii kala qaybsamayo. Xaaladan deg dega isu badalaysa ee degaanada bariga Ukraine ayaa walaac ku abuurtay, gaashaanbuurta NATO, waxaanu xoghayaha guud ee NATO Anderson […]

Silaanyo Wuxuu Uga War-Wareegayaa Qudbadii 2014, Yaad Ka Hadlin Doorasho Iyo Diiwaan Gelin

Cajiib….Siilaanyo ma waxuu u qudbadeyn waayey si aannu uuga hadal diiwaan gelinta iyo doorashada, mise akhriska ayaa ku dhib ah ( because the president is not getting younger )…Xirsi ba ha akhriyo ee maa loo dhiibo waaka waxyaaba ka waaweyn ba lagu aaminaa e. Golihii guurtida iyo kii wakiilada laba bilood oo fasaxa ayey galeen. […]

M/weynaha Mamulka Jubba Axmed Madoobe oo looga yeeray Addis Ababa iyo arrimo xasaasi ah oo wax laga weydiinaayo

axmed madoobe

Warar ay heshay warbaahinta Harowonews ayaa sheegaya in wafdi uu hoggaaminaayo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ay u ambabaxeen magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia. Wafdiga ayaa ka dhoofaygalabta garoonka diyaaradaha Kismaayo, waxaana la socday xubno ka socda maamulka KMG ah ee Jubba. Axmed Madoobe iyo Wafdigiisa ayaa la sheegay in looga yeeray magaalada […]

Itoobiya oo iclaamisay Dagaal

itobiyan flag

Addis ababa(Harowo)– Dowlada Ethiopia oo ay Somalia ka joogaan ciidamo ka mid ah AMISOM ayaa ku goodisay inay xoojinayso dagaalka ay kula jirto Al-shabaab oo ay ku tilmaameen koox dhibaato ku haysa Nabadgalyada dalalka gobolka oo dhan. Afhayeenka Wasaarada Arimaha Dibada ee Ethiopia Dina Mufti oo la hadlay Warbaahinta ayaa Addis Ababa ka sheegay in […]

Wasiirka Arrimaha dibadda Somalia Dr. Beyle oo la kulmay Shaqaalaha kala duwan ee Wasaaradiisa. WARBIXIN+SAWIRRO

beyle_1

Muqdisho (Harowo)–Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh oo ay wehlinayaan Wasiiru dowlaha Wasaaradda H.E. Buri’ Mohamed Hamza iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda H.E. Mahad Mohamed Salad ayaa waxa ay maanta markii ugu horeysay ay si wadajir ah ula kulmeen dhammaan shaqaalaha kala duwan ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga . […]

WARLORDS CAMPAIGNING FOR PRESIDENCY

ALEEL

Secretary General of Awdal State of Somalia / Director of International Trade Advice Bureau Dr Abdi Hamud Aleel with the Ambassador/Director of IGAD Dr Mohboub Moalin at Chatham House, During a Speech about  the Application of Macroeconomics policies on East and Central Africa.   Since the devastative and volcanic civil wars erupted in Somalia, the […]

“Miyaanan Bulshooy Xaq-dhawr Xurmiyo Sharaf Kaa Mudnayn” Heesta Saxaafadda Xorta ah oo ruxday Qalbiyahada Xorta ah. Dhageyso

camrarun

M/Weynaha Dawlad Degaanka Somalida Itoobiya Oo Isku Shaandhayn Iyo Magacaabis Cusub Ku Sameeyay G/ Wasiirada Iyo Gobolada Akhri liiska

cabdi iley

Jigjiga (Harowo)–Waxaa la isku shaandheeyay Goihii Wasiirada iyo Maareeyayaashii Xafiisyada Heer Deegaan Caawa ka dib makii ay Shir isugu yimaadeen Golaha Capinetka DDS oo uu shirgudoominayay Madaxwaynaha DDSI. Halkan ka akhriso Isku shaandhaynta Xukuumada iyo Magacaabida Cusub ee Xukuumada hoos ka akhriso Liiska. 1-C/risaaq saxane oo hore u ahaa Mayorka Maamulka Magaalada Jigjiga wuxuu noqday […]

Qalfoofkii Axmed Siiraanyo Oo maalin dhawayd Dibada Lagu Arkay Isaga Oo Socda.

Qalfoofkii Axmed Siiraanyo Oo  maalin  dhawayd Dibada Lagu Arkay Isaga Oo Socda.   Lama Yaqaano In Uu Isagii Ahaa(Axmed Siiraanyo) Iyo In Kale,Waxaase Maanta Oo Ay Bishu Tahay 20/2/14 Lagu Arkay Meelo Ka Mid Hargeisa Qof Lagu Sheegay Inuu Yahay Madaxwaynihii Somaliland,Aka.Axmed Siiraanyo.Dadka Magaalada Iyo Kuwa Warbaahinta Kala Socday Ayaa Aad U Mashquulsanaa Inay Arkaan […]

Muwaadiniin reer Jabuuti ah oo xabsiga la dhigay markii la qoonsaday xaflad ay ku maamuusayeen Wasiirka A/Dibadda Soomaliya Dr Beyle oo Jabuuti gaadhay

jabuuti flagga

Ciidamada Amiga ee Magaalda Djibouti ayaa xabsiga ku ahaya in ku dhow todobaaad muwaadiniin reer Djibouti ah oo iskudayay inay xaflad soodhawayn ah u sameeyaan Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada ee Dawlada Federaalka Somaliya Md. Bayle oo booqasho ku tagay magaalada Djibouti dhawaan. Xadhiga dadkan ayaa waxa shabakada u xaqiijiyay qaar ka mid ah ehelada dadka […]

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH