Harowo.com

DAAWO Hordhaca Film Ku Saabsan Dhibka Ka Taagan Guryaha La Kala Haysto Muqdisho (Gurigan Annagaa lahayn///Annagana Aabahayaa nooga dhintay)

DAAWO Hordhaca Film Ku Saabsan Dhibka Ka Taagan Guryaha La Kala Haysto Muqdisho (Gurigan Annagaa lahayn///Annagana Aabahayaa nooga dhintay)

Daawo Dawlada Falastiin oo Malaayiin Dollar ku bixisay Aroos wadareed la isugu guuriyay lamaanayaal gaaraya 600 Iyo Waliba lacag faraqsiin ah

Aroos wadareedkan la isugu guuriyay Boqolaalka Lamaane ee u dhashay Dalka Falastiin ayaa lacagta ku baxday waxaa lagu qiyaasay Hal Malyan iyo Bar Dollarka Mareykanka , waxaana dhamaan lacagtaasi bixiyay Dowlada Falastiin. Xaflada la isugu guurinayay lamaanayaasha gaaraya ilaa Lixda Boqol ayaa lagu qabtay Hotelka Intercontinental ee magaalada Arixa , waxaana munaasabada kasoo qeyb galay […]

“Ma jirin dagaal dhexmaray Waqooyi iyo Koonfur” Daawo Afrotv oo warysi kala yeeshay Pro. Xamud Aw Cali Maasheeye ” Shirkii Shinbirayahow Heesa Ee Beelaha SNM Iyo USC Ay ku Yeesheen Dalka Turkiga

Daawo Sawirada Dibad bax ay kasoo muuqdeen Saraakiil Al-Shabaab katirsan Calamo badan lagu gubay oo Maanta ka dhacay Baraaw

Waxaa Maanta Magaalada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose ka dhacay Dibad bax aad u balaaran ay dhigayeen Boqolaal dadweyne kaa oo looga soo horjeeday kubiiritaanka Ciidamada Itoobiya ee Howlgalka AMISOM. Dibad baxa balaaran ee Maanta ka dhacay Magaalada Baraawe waxaa kasoo qeyb galay hadalana ka jeediyay saraakiil sar sare oo katirsan Xarakada Al-Shabaab ay kamid ahaayeen […]

Guurka oo la ogaaday in uu Lafaha Raga dhiso kana badbaadiyo cuduro badan oo Halis ah Haddii uu 25 jir…………!!!!

Waa markii ugu horraysay ee t aariikhda la ogaado in guurka iyo tayadiisu ay xidhiidh la leeyihiin lafaha qofka sida uu sheegay Dr. Carloyn Crandall oo ah khabiir caafimaadka ka dhiga Jaamacadda UCLA ee Maraykanka Cilmi-baadhis ay sameeyeen khubaro Maraykan ah, ayaa shaacisay soo dhigtay in guurku ragga ka badbaadiyo cudurrada wadne-xannuunka iyo kansarka, isla […]

VIDIEO: Qaxooti sharciga Yurub loo diiday oo AFKa iska tolay. Dalkeey u dhasheen?

Waxaa markii ugu horeeysay taariikhda dalalka Yurub lagu arkay qaxooti Sharciga lagu adkeeyay loona sheegay in dalalkooda loo celinayo oo si cajiib ah afka iyo bushimaha iskaga tolay si aan loo wareesan ama dib loogu celin dalkii ay markii hore ka soo haajireen. Qaxootigaan oo ku sugan magaalada Roma ee caasimada dalka Talyaaniga ayaa waxaa […]

Shirweynihii Beesha B/Muuse Oo Furmay iyo Caleema Saarka Suldaanka Oo Qeyb Ka Ah. VIDEO

SBIGA KULMIYE SIILAANYO AYAA BUR BURI NAAYA WAANA MARAG MA DOON TAASI!!

Marka hore  waxaan salaamayaa  guud ahaan, gaar  ahaan  bahda saxaafada, waxanan ku salaamayaa salaamta Islaamka ee  ah ”ascw”. Ka dib dadku waxey  inta  badan  maalmahan danbe  is weydiinayaan, sababta kolba shirka xisbiga kulmiye uu u qabsoomi  waayey  waxaan  la  soconaa  in  xisbiga uu  Oday  siilaanyo  maamulkiisa  faraha  kala  bixi  waayey, isagoo  ka  dhigey  meel  kolba […]

Subxaanallah, Qoys Dhan oo Turkiya oo Gacmaha ku socda! VIDEO

Subxaanallah, Reer Qoys Dhan oo Turkiya oo Lugaha iyo Gacmaha ku socda!, Waxaa la keenay Badda waligood Bad ma aysan Arag, Hooyadii Ilmaha dhashay ayaa tiri, “Uma Qabin wax sidaan u qurux badan in Ilaahay Abuuray!”. Aabbaha Ilmaha dhalay ayaa Dhakhaatiirta Sayniska ka codsaday in ay u sheegaan waxa ka khaldan Qoyskiisa. Dadkan waxa ka […]

URUR AY LEEYIHIIN DHALLINYARO REER HARGEYSA AH OO DHALLINYARADA BOORAMA ISKAGA HORKEENAY BOORAMA

Boorama (Harowo)– Urur ay leeyihiin dhallinyaro reer Hargeysa ah oo la yidhaa SONYO ayaa maanta dhallinyaradii reer Boorama iskaga horkeenay ,isku shiiday ciyaaro kubadda cagta ah oo ururkaasi u qabtay afar isgool oo kuwa sare ah . Ciyaartan kubadda cagta ah oo beryahanba ka socotay garoonka kubadda cagta ee Xasan Sh. Muumin ee Boorama ayaa dad badn oo […]

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH