Harowo.com

HOT VIDEO: Jawhar Qalinle Oo Ka Hadlaya Shirqoolka Ay Maamulada Hareeruhu u maleegayaan Shacabka Awdal Iyo Sida Maamulka Hargeysa U Muquuninayo Iyo Waliba Halka Ay Ku dambeyn doonaan haddii aanay bedelin jihada ay u socdaan

HOT VIDEO: Jawhar Qalinle Oo Ka Hadlaya Shirqoolka Ay Maamulada Hareeruhu u maleegayaan Shacabka Awdal Iyo Sida Maamulka Hargeysa U Muquuninayo Iyo Waliba Halka Ay Ku dambeyn doonaan haddii aanay bedelin jihada ay ku socdaan….

SAWIR LAGU CABBIRAYO XAALADDA XUBNIHII AWDALSTATE EE ISDHIIBAY. Hadaad na taageertaan midida waa la idinka dayn!!!

Duqa Muqdisho oo hurgufay Faysal Cali waraabe. DAAWO

Taliyihii Xabsiga Laascaanood iyo Maxaabiistii ku jirtay Jeelka oo is raacay ” Xagey aadeen?

Laascaanood (Harowo)- Taliyihii xabsiga Laascaanood Cabdi Nuur Aadan iyo maxaabiis u xidhnayda maamulka Snm ayaa toddobaadkan ka baxsaday xabsigaasi, kadib markii uu taliyuhu u adkeysan waayay jidh dilka iyo dulmiga lagu hayo naxaabiista reer Khaatumo ee ku xiran jeelka. Si rasmi ah looma oga tirada Maxaabiista raacday taliyahaas hase yeeshee warar laga helay qaar ka mid ah […]

Marka Xaalka Somaliland Murgo Ee Beesha Isaaq isku qab-qabsato awoodda Waxa Lagu Qaboojiyaa Qof Kasoo Jeeda Beesha Gadabuursi….Prof Samatar oo loo wado musharaxa xisbiga……. iyo Reer Awdal oo odhan doona “Salaamulaah Calal Xijaaj”

Musharaxiinta xilka madaxtinimada xisbiga KULMIYE ka bilaw bidix Professor Axmed Ismaaciil Samatar, Maxamed Biixi Yoonis, Muuse Biixi Cabdi Iyo Cabdicasiis Maxamed Samaale. Warbixin hordhac ah oo ay Harowonews sii daysay Todoba bilood ka hor balse ay ka gaabsatay inay soo bandhigto xogo ay markaa heshay ayaa soo shaacbaxaysa marba marka ka dambeysa. Imikana waxan idiin […]

DAAWO Muuqaalka Qurxoon Ee Degaanka Degmada Taleex

Ma La Odhan Karaa Beesha Madaxweyne Siilaanyo Deegaamayntii Qarsooneyd ee ay ka Waday Berbera Wuu Hirgalay!

Somaliland waa beelo isku tegay oo beelba meel ayuu ilahay ku abuuray oo tejiyey, sidaasina way ku wada nool yihiin guud ahaanba beelaha somaliland oo mid kastaa waxay iimaansatay meesha uu ilahay ku abuuray,sidaasina waxay ku dhisteen dawladooda oo ku ilaalisa in aysan beeluhu isku soo xadgudbin si aysan nabadgalayadu khalkhal u gelin, balse tan […]

Waddanka oo dhan ma Waddada Ceerigaabo ayaa ka qiimo badan mise Siilanyo wuxu noqday Bisadii Kalluunka qaybi la yidhi!!!!

Somalidu waxa ay ku maah maah daa dhaga geel iyo dhalasho waa halkoodii sillaanyo reer koodii soo dhaafi waaye maantan ma haraad buu inoogu daray. Hadii daacadnimo la waayo dayday baa iman iyo wixii doraad joogay ,dadka waxa haraadkaa badday waa damiir xumo kol hadii hargaysaba haraad loogu go,ay sidii wax aan howdka sare joogo […]

Daawo Sheekh Umal Oo Ka Jawaabay Su’aal La Xiriirta Galmada Iyo Fal xun oo Dhaqanbi’isku kasoo dheegteen gaalada

Xaflada Sanad Guuradii Labaad ee Maamul Goboleedka Khaatumo State JAN 10, 2014

Xaflada Sanad Guuradii Labaad ee Maamul Goboleedka Khaatumo State JAN 10, 2014

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH