Harowo.com

DAAWO Siilaanyo Oo Isku Diray Dumarkii………..Naa Heblaay U Jawaab + Tuweyska Aamina Waris iyo Ku Tamashleynta Xoolaha Masaakiinta… WADH WADH

dumar

Daawo..Shir jaraaid oo uu qabtay Afhayeenka Shirweynaha 2aad ee Awdal State Mudane Cabdi Ibraahim Jibriil

awdalstate-shir

Daawo Nin Hurdada Kasoo Booday Oo U Qaatay In La Qarxiyay Gurigiisa. Muxuu arkay?

Dhacdooyin inna tusaya Khatarta ay leeeyihiin muraayadaha ama glass-yada gurhaya sharaxo, Kuwa la isku daawado ama kuwa Daaqadaha Guryaha iyo Kuwa Weelka iyo alaabada kale ee guriga taal laga sameeyo. Wuxu kasoo booday Hurdada, wuxu u maleeeyay in qarax gurigaygiisa ka dhacay, balse wuxu arkay Glass ku dhex qarxay qolka maydhashada. Waxa kale oo aad […]

Gabar Soomaaliyeed Oo Sawir Gacmeedka Kula Tartamaysa Amin Amir. DAAWO

Zeylici wuu qiiqi ilaa qiyaamaha haduu Togdheer faraha kala bixi waayo

saylici togdheer

Madaxweyne ku xigeenka JSL Zeilici oo soo baraarugay goor barqa ah. Zeilici ma iminka ayuu ogaadey in uu madaxweyne ku xigeen yahay. Ma Xirsi baa seetadii ka furey mise Silaanyo ayaa siyaasad kale uuga jeeda. Nin Abdi Malow la odhan jirey oo hurdo la tagtey ayaa wuxuu yidhi: ilaahay balankii barqaan kacay Sidii bahalkii bridge […]

Qormo Siyaasadeed: Nacweyne Vs Hurdoweyne

Nacweyne Vs Hurdoweyne Ilaahow adaa qaadir ah. Adaaney waxba kaa dahsooneyn. Wixii khayr nuugu jiro, na waafaji. Iyadoo barrito laga doodayo Mooshinka Codka Kalsoonida loogu qaadayo R/W Hurdoweyne, ayaa waxyaabaha dadka qaarkii ku doodayaan waxaa ka mid ah: Waa nin Daacad ah oo hantida iyo dhaqaalaha Dalku ka nabadgalay. Waa nin akhlaaq badan Waa nin […]

DEG DEG: Fadhigii Barlamanka Ee Mooshinka R/Wasaaraha Oo Soo Dhamaaday. Maxaa kasoo baxay?

Breaking1

Guddoomiyaha Golaha Baalamaanka Prof Maxamed Cismaan Jawaari ayaa goordhow sheegay in dib loo dhigay ka dooddida mooshinka laga keenay raysal wasaaraha Soomaaliya. Waxaa fadhigga maanta uu ka duwan kuwii horre, waxaa jooga xildhibaanno gaaraya 248-mudane sida uu soo sheegay guddoonka baarlamaanka Waxaa la xulay illaa 80 xildhibaan oo kala matalin doono labada dhinaca ee dhinaca […]

DAAWO BOOLISKA KOONFUR AFRIKA OO BOOBAY SOOMAALIDII GANACSIGA LAHAYD

Daawo Abwaan Askarta Faroole ku dishay TALEEX

VIDEO: Daawo Jaaliyada Khaatumo Ee MN Oo Cambaareeyey Faroole Xasuuqii Uu Ka Geystey Taleex

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH