Harowo.com

WAA ODAY KA SHEEKEE ARINKEENU MAANTEE IYO REER AWDAL OO KU DHAKAFAARAY LAANTA

Dhacdo waliba taariikhle, xiliwaliba waayihiile maantana maxay odhan mise waa oday ka sheekee arinkeenu bal aynu eegno oo aan dib uyara milicsano taariikhda Somaliland intii xukuumada Siilaanyo talada dalka la wareegtay malaha ceebteeda maahee waa dhaqankeed, qabyaaladeeda, xishood la’aanteeda iyo birimagaydo la’aanteeda ay ku hayso shacabka gobta ah ee dulqaadka, deeqsinimada, samirka iyo u tanaasulka […]

ABAALKII DOORASHADA GOLEYAASHA DEEGAANKA DALKA !!

ABAALKII  DOORASHADA GOLEYAASHA DEEGAANKA DALKA    !!   Waa hubaal in horumrka Bulshadda lagu gaadhi karo Midnimo iyo Wadajir ka hirgala Wakiilada Bulshadda ay soo doortaan dhexdooda hadii ay ahaan lahaayeen heer Deegaan ama heer Baarlamaan IWM, waana halka laga yidhaahdo”Gamco wadajir bay wax ku gooyaan” hana ilaawin in gole kasta oo doorasho ku yimi sida […]

Kooxda Afduubtay Shirweynaha Kulmiye Waxay Ku Tuseysaa Musharaxiinta Kulmiye ee Doorashada Soo Socota U Taagan……

GUDDIGA AFDUUBTAY SHIRWEYNAHA KULMIYE WAXAY KU TUSAYSAA… Waxa soo ifbaxaysa arrimo hoosta ka socday oo fariid mooye aan dadweyne fahmin. Waxa muuqata balan laga baxaayo oo sidii gashanti wiil balan la gashay laga warwareegayo. Waxa ka maqan MNadaxtooyada ku dhac iyo geesinimo. WAxsa se ka daran sida ay kolba u halaan mid maqiiqan oon wax […]

Muuse Biixi oo Ergo u dirsaday Madaxtooyada iyo Siilaanyo oo ka diiday in Ergo laga galo hogaanka Xisbigu doortay

Shalay Maanta Mood Garabka Muuse ayaa tan iyo markii shalay lagaga adkaaday doorashadii xubnaha guddoominaya guddida qaban qaabad bilaabay in ay Ergo u dirtaan Madaxweyne Siilaanyo si uu Garabka Guulaystay ugu qanciyo in ay wax ka siiyaan xubnaha hogaanka loo doortay. Talaabadan ayaa la sheegay in ay gadh-wadeen ka noqdeen xubno Wasiiro ah oo ay ka […]

DAAWO SAWIRADA Soo dhaweynta Al-fannaan Farxaan Xidig

  Daawo Sawirrada Qaybtii Labaad Soo Dhawayn Balaadhan Oo Maanta Reer Boorama U Sameeyeen Fanaanka Weyn Ee Farxaan Xiddig…..  

VIDEO: Muwaadiniin Reer Awdal ah Oo loo sheegtay Dekedda Berbera, Maraakiib Ay Ka Wakiil Ahaayeenna Lagala Wareegay

Muwaadin reer Awdal ah Oo layidhaado C/Qani Ismaaciil Faarax (Miyir) iyo Suldaan Naaji Cismaan Dirir oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada-Borama ayaa sheegay in shirkada Indho Deero ay ka dhacady maraakiib uu isagu masuul ka ahaa muwaadinkan oo arimahaasi ka hadlaya ayaa waxa uu yidhi. “Markay taariikhdu ahayd 11/9/2013 ayaan heshiis ku kala qoranay […]

Daawo Fadeexadda: Maayerka Boorama Oo Fu’aad Cumar yare Kaga Hortagay Gorayo-cawl, Farxaan Xidigna Ka Muquurtay.

Fanaanka Weyn Farxaan Xidig Oo Maanta Soo Dhaweyn Ballaadhan Loogu Sameeyay Degmooyinka Dila iyo Boorama. VIDEO

Ma Rumeysanaysaa Dimishiq oo hilibka Bisadaha laga cunayo Gaajo darteed

Waxaad Ceebta U Taqaan Dadbay Camalkooda tahay, Daawo Rag Dabada Ruxaya sidii dumarka

Dunidaan umadaha ku nool isku dhaqan ma ahan waxaan horay loo yiri nin wuxuu ceeb moodo ninbey faan u tahay hadaba waxaan idiin heynaa niman caado ka dhigtay in ay aroosyada uga cayaaran qaabka dumarka. Ayadoo raggani ay kasoo jeedaan wadan Muslim ah, hadana taasi uma diidin in ay ka xishoodaan u ciyaarista sida dumarka, […]

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH