Harowo.com

Filim Somali Cusub Oo Xiiso Leh, Gabar iyo Wiil Qol isla tegay iyo Walaalkeed oo ku qabtay. DAAWO PART 1

Waxaa Soo Baxay Film Aad Usiixo Badan kaasi oo Loogu Magac Daray Mirir Jacayl Islamarkaana Xambaarsan Qiso Aad UXanuun Badan  oo Waliba Dareen Balaadhan Xambaarsan. Filmkan ayaa Qaybta Hore wuxuu ku Bilaabmayaa Gabadh iyo Wiil Qol kubalaya, Walaalkeed oo ku Qabtay, Gabartii oo Waraaq looga Tagay & Waxyaab leh oo Ku Qoran. Qaybaha Danbe ayaa […]

Daawo Nin Gabar Dukaan gadaysay ku dilay Hal dollar. VIDEO

Warbaahinta Caalamka ayaa maanta ilaa caawa waxay  baahinayaan arin la yaab leh markii nin wax ka iibsanayey Dukaan ku yaalla Qaarada Asia inkastoo dalka magaciisa uusan Tv-ga CCTV sheegin kadib markii is afgaran-waa dhexmaray  iyo gabar dukaanka lacagaha dadka ka qaadeysay. Lacag gaareysa 41-Cent (aan dhameyn hal dollarka mareykanka) ayey isku khilaafeen taasi oo soo […]

Gar-gaarkii Dalalka shisheeye ay danyarta Borama ugu talo-galeen oo Maayarku u diiday mushqaayad ahaanna u siinayo iyo Xildhibaanno arinkaa dhaliilay

Borama (Harowo)-Xildhibaan Rooble Muuse Xoosh oo ka mid ah xildhibaanada golaha degaanka ee Boorama ayaa si xoogan u dhaliilay hawlaha ay bulshada u hayso D/Hoose ee Boorama, faxana uu farta ku fiiqay in Hogaanka qaybta fulinta ee D/Hoose oo ah maayarka Boorama Md. Saleebaan Xasan Xadi uu ka cago jiidayo habsami u socodka hawsha isla […]

Mareykanka, Fransiiska iyo Ingiriiska oo weerar Cir iyo Dhul ah ku qaadaya Al-shabaab

david and

Raysul wasaaraha Britain David Cameron iyo madaxweynayaasha France iyo Mareykanka Francois Hollande iyo Barack Obama, ayaa isku raaciyey inay madaxweynaha Somalia siiyaan kalamo milatari oo kooban. Sida uu qoray wargeyska Daily Star ee Britain, saddexdan hogaamiye ayaa abuuray Koox ciidamo gaar ah oo fuliyo weeraro ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ee dalka Somalia. Ciidamadan isku […]

Dhaq-dhaqaaq la isugu soo dhaweynayo Hogaamiyaha Al-shabaabb Axmed Godane iyo Abu-mansuur oo ka socda….

Dhaqdhaqaaq la la isugu soo dhoweynayo Hogaamiyaha Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane oo loo yaqaan Abuu Zubeyr iyo Sheekh Mukhtaar Roobow “Abuu Mansuur” ayaa ka socda degmada Waajid ee Gobolka Bakool. Waxaa halkaas ku sugan xubno saraakiil ah oo Shabaab ka tirsan kana soo jeeda beesha uu ka dhashay Abuu Mansuur ee Leysaan. Warku wuxuu intaa […]

Hab-dhaqanka iyo Hogaaminta Maayerka Boorama Oo Bulshada iyo Xildhibaanadii doortayba saluugeen. Qormada 1aad

AFAR-JEEBLE

Qormadan oo noqon doonta mid taxane ah waxan kaga hadli doonnaa Hab-dhaqanka iyo Hogaaminta Maayerka Boorama Oo Bulshada iyo Xildhibaanadii doortayba saluugeen. Qormada 1aad Maayerka Boorama Saleebaan Xasan Xaddi(afar jeeble) waxa bishii 19 Dec 2012 loo doortay hogaaminta golaha degaanka degmada Borama.  Waxa hubaal ah in qofku marka xil ama masuuliyad uu qaado uu waajaho badwayn […]

G/Xigeenka X.UCID Oo Wasiiradda Waxbarashada ku eedeeyay inay Faro-xumaysay waxbarashadii

sam

Xukuumadda Axmed siilaanyo  ayaa saddexdii Sano ee Ay taladda Wadanka Haysay waxa isa soo tarayay cabudhin ay sheeganayaan Mucaaradku. Maalintii shalay ayaa waxa Jaamacadda Hargeysa ka qalin jabiyay 744 arday oo wax ka bartay kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Hargeysa. Hadaba Guddoomiye ku xigeenka Saddexaad ee Xisbiga UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) ayaa dhaleecayntii ugu darnayd […]

Xubnihii Abaabulay Weerarkii Qorsheysnaa ee Westgate oo la sheegay

Warxibin ay sii daayeen laamaha amaanka dalka Kenya ayaa kagu sheegay in horaantii sanadkaan Axmed Godane uu qabtay kulan ka dhacay dalka Somaliya , kasi oo looga hadlayay mihiimada weeraro lala eegto dalka Kenya. Waxaana Axmed Godane la dul dhigay lacag gaareysa 7 Milyan oo doolar oo la siinayo dadka soo sheega warbixintiisa. Godane oo […]

Ma Dhabbaa, In Meeyarka Boorama Saaqyo Lacag ah Dhaafsaday Magacii iyo Haybaddii Abwaan Xasan Sh. Muumin? Faallo+ VIDEO

xasan sheekh muumin

Ma Dhabaa in Maayar Boorama Saaqyo Lacag ah Dhaafsaday Magacii iyo Haybaddii Abwaan Xasan Sh. Muumin? Sida lagu shaaciyay saxaafadda Goboka Awdal, waxa soo ifbaxay go’aan qarsoodi ah oo uu maayarka Boorama, Saleebaan Xasan Xadi, isaga oo aan la tashan xidhibaanada golaha deegaanka Boorama iyo dadweynaha ku dhaqan deegaanka Boorama midnaba ku bedelay magacii garoonka […]

Mayerka Borama oo ka shaqeeyay Eriga xoghayihii D/Hoose oo beeshiisa ahaa si uu kursigiisa uga khafiifiyo culeyska saaran

Sida aan ka helayno ILO xog ogaal ah oo u dhuundaloola arimaha gobolka ayaa u sheegay warbaahinta Harowonews In meyarku ka shaqeeyay bedellaada xoghayihii fulinta D/Hoose. Waxa la sheegayaa in Saleban afarjeeble uu salka dhigi waayay mudadii 9ka bilood ahayd ee isaga iyo Xamari ay kuwada jireen xayndaabka D/Hoose. Maadaama mayerka iyo xoghayuhu ay isku […]

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH