Harowo.com

Xasan Sheekh oo noqday M/weynihii u horeeyay ee TV soo hor-fadhiista Shacabkuna toos u weydiiyaan su’aalaha ay qabaan. DAAWO Su’aalo ad adag oo…..

Reer Gabiley oo Siilaanyo u barooranaya iyo Reer Boorama oo khaati ka taagan beentiisa DAAWO

kabo

Maamulka Obama oo bilaabay Marmarsiiyo iyo Dib u gurasho xeel dagaal markii Ruushku soo dhaqaajiyay maraakiib dagaal. Waxan la tashanaynaa xulufadayada iyo Kongress-ka… Obama

Obama, Former Presidents Commemorate 50th Anniversary Of MLK's March On Washington

David Cameron: No Need To Apologize To Obama For Syria Vote

Barack Obama, David Cameron

David Cameron: Obama Will Understand Britain’s Syria Vote LONDON,  (Harowo) – Prime Minister David Cameron said on Friday he regretted the failure of the British parliament to support military action in Syria but that he hoped President Barack Obama would understand the need to listen to the wishes of the people. “I think the American […]

Dagaal beeleed ka socda Mooyaale iyo xaaladda oo sii murgeysa

Shiinuhu wuxu dhisayaa wadada Burco iyo Garoowe u dhexeysa, Stadiumka iyo Cusbitaalka…. R/W/xigeennka ahna W/Arimaha Dibadda DF Soomaaliya DAAWO

Maxaa Kala Haysta Balanqaadka Madaxweyne Siilaanyo Iyo Beerlaxawsiga Madax Dhaqameedka Reer Awdal? By: Cabdirisaaq Camuudi.

Abdirasaaq

Sida aan la wadda soco waxaa toddobaadkan magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal gaadhey wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo madaxweynaha Somaliland Dr. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. Haddaba Wariye Khadir Taraar Goob Joog oo ka mid ah bahda Warbaahinta aan waxba qarin ayaan xidhiidh toosa la sammeeyey waxaana ugu horreyntii uu iiga waramey socdaalka madaxweynaha “Walaal […]

Shaqo deg deg ah oo ka bannaan Madaxtooyada Siilaanyo

SHAQO DEGDEG AH OO KA BANAAN MADAXTOOYADDA SOMALILAND. Ka dib markii ay bateen dhaliilaha loo soo jeedinayo dawladda markay saddex jirsatay lagana waayey wixii laga filaayey siina bateen Musuqmaasuqa, Eexda,Qabyaaladda iyo qaabokiilka, shaqo laanta khaasatan dhalinyarada,Tahiibta,Sixir bararka iyo horumar la,aanta ku habsatay guud ahaan dalka.dawladiina ku fashilantay inay dadweynaha qanciso ayaa waxa madaxtooyada looga baahday […]

DAAWO Muuqaalka qolkii lagu dilay Osama Bin Laden iyo Sir uu kashifay ninkii ka baxsaday sirdoonka mareykanka DNA khalad ahayd oo……

BIN LADEN

Bin Laden’s Identity Verified By DNA Test After Deadly Raid, Report Reveals WASHINGTON — Secret budget documents show that a U.S. military laboratory in Afghanistan analyzed DNA from Osama bin Laden’s corpse and confirmed his identify shortly after he was killed by a Navy SEAL team. The Pentagon denied more than a year ago it […]

Putland oo dhamaystirtay qorshe ay maamulka Somaliland kaga xoreynayso gobolka Sool iyo Faroole oo dagaalka u arka fursad kale oo uu kursiga ku sii fadhin karo

Xili Booqasho afar maalin qaadatay uu ku joogo deegaanka Taleex Madaxwayne ku xigeenka Puntland ayaa iminka waxaa soo baxaya in Maamulka Puntland qorshaynayo weerar ka dhan ah Maamulka Somaliland kaas oo la rabo in lagula wareego Gobalka Sool. Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Degmada Taleex ayaa si cad u sheegay in Ciidamada daraawiishta ee deegaanka heegan buuxa […]

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH