Harowo.com

Bahda Warbaahinta Harowo Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Axmed Sheekh oo aabihii ku geeriyooday………

Bahda Warbaahinta Harowo Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u diryaan Dhamanba qoyska reer Sh.Maxamed oo aabahood sheekh Maxamed shalay ku geeriyooday Degaanka Xasaadin oo ka tirsan degmada Awbarre. Waxan si gaar ah tacsidan u gaadhsiinaynaa Axmed Sheekh Maxamed oo degan magaalada Orobro ee dalka Sweden, Waxan leenahay Ilaahay Samir iyo iimaan ha idinka siiyo dhammaantiin intuu […]

Kenya iyo Al-shabaab oo galay Heshiis Qarsoodi ah oo lagu sii daayay saraakiil Kenyati ah

Xarakada Al-Shabaab ayaa la sheegay iney sii daysay laba Saraakiil Kenyan oo 11-kii bishii Janaayo ee sanadkan ay ka soo afduubteen degaano ka tirsan gobolka waqooyi Bari Kenya sida ay faafisay wakaalada wararka ee AFP. Sii deynta saraakiishan ayaa ka dambeysay ka dib wadahadalo iyo dedaalo ay bulshada degaanada woqooyi Bari Kenya u galeen sii […]

VIDEO: Haweenay Madow ah oo wasiir ka ah Dal Yurub ah oo Qubmuus lagu tuuray “yacni daayeer baad tahay)

warbaahinta Caalamka ayaa faafisay in cunsuriyiinta ugu badan qaarada Yurub ay markaan ku nool yihiin gudaha dalka Talyaaniga ka dib markii bahdil kale loo geestay haweeneeyda lagu magacaabo Cecile Kyenge oo dalkaas Wasiirad ka ah. Cecile Kyenge oo asal ahaan ka soo jeeda dalka Kongo balse Wasiir ka ah xukuumada dalka Talyaaniga waxaa lagu tuuryeeyay […]

Wasiirka Arimaha Gudaha oo lagu eedeeyay inuu hub u qeybiyay maleeshiyo ka mid ah beeshiisa oo dagaal ka dhexeeyay beel kale

W/A/Gudaha Dhega juun Mas’uuliyiin iyo Nabadoono ka soo jeeda Beesha Beesha Biimaal, ayaa waxa ay ku qarxiyeen Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha C/kariin Xuseen Guuleed (Dhegajuun) kadib markii ay soo bandhigeen Sir badan oo ay qarinayeen intii uu socday Dagaalkii maalmahaani ka socday Gobolka Shabeellaha Hoose. Aqoon yahaan ka soo jeeda Beesha Biimaal Xassan C/llahi Cali […]

Nin ka mid ah Qoyska Boqortooyada Oo Ka Baxsaday Sucuudiga markuu u adkeysan waayay dhibaatada reer Boqor ku hayaan shacabka iyo Diinta oo ay been ka sheegaan

  Mid ka mid ah qoyska boqortooyada Sacuudiga oo lagu magacaabo Khalid Bin Farhan al-Saud ayaa sheegay in uu ka baxsaday Sacuudiga iyo qoyskiisa isagoo sheegay in uu u adkaysan waayay dhibaatada ay reer Sacuud ku hayaan shacabka iyo diinta ay beenta ka sheegayaan. “Waxaan si sharaf leh ugu dhawaaqayaa in aan isaga baxay qoyska […]

VIDEO: Xaflada Doorashada Mayorka & Golaha Deegaanka Buuhoodle  

Tiro ku taal Jidhka Bani’Aadam-ka oo u taagan sadex amuurood oo cul-culus oo ay ka midtahay maalin Ilaahay uuni ogyahay

Ilaahaybaa wax walba og, hadana khaaliifada arlada wuxu Eebbe makansiiyay Bani aadamka isagoo waliba karaameeyay oo malaa’igtu u sujuuday. Calaamadaha ku yaal labada Baabaco ee gacmaha Midigta iyo Bidixda waxa la isku raacsanyahay inay tahay tiro ka mid ah tirooyinka ay isticmaasho umadda Nabi Muxumed , waana tirada carabiga ah. Calaamadahani waxay ka muuqdaan gud ahaan […]

Madaxii hore ee laanta afka Somaliga ee BBC-da oo xukuumada Xasan sheekh usoo jeediyay inay kordhiyaan Tayada kooxda la xaajoonaysa maamulka SL

Yuusuf Garaad Cumar   Marka la barbardhigo Soomaaliya inteeda kale, Somaliland waxay ku tallaabsatay horumar dhinacyo badan leh oo la taaban karo. Waxaana aniga iigula muhiimsan horumarka ay ka gaartay xagga amniga iyo hirgelinta nidaamka axsaabta badan iyo doorashooyinka u suurtageliyay muwaaddin kasta uu saameyn yeesho, waa Dimuqraaddiyadda. Inkasta oo ay jirto dhaqaale xumo iyo […]

BAAQ CUSUB: Beesha Reer Nuur oo ku kala qeybsantay Guul-wadeynta Laba Gole oo isku reer ah, Golaha Siilaanyo iyo golaha kasoo horjeeda ee Hargeysa lagaga dhawaaqay

Jaaliyada Reer Nuur ee Wadanka Jarmalka oo Tageeraysa  Golaha Lagaga DHawaqay Hargeisa.  Anigoo ah Gudoomiya Jahliyada Reer Nuur Ee dagan dalka Germalka Mohamed Ali Bille oo ay weheliyaan dhaman xubnaha fulinta ee gudiga waxaan halkan ka cadaynayaa inaanu taagersanahay golaha wadatashiga iyo toosinta oo lagaga dhaqay Magalada hareisa mudada  dhawayd Sobobaha aan ku taagersanahay waxay […]

Dawladda Federaalka Somaliya oo dadaal ugu jirta joojinta Shilinka Somaliland iyo Ganacsatada oo ka taxadareysa keydsiga shilinka SL….

    Xukumadda Federalka Somalia ayaa dadaal xoogan ugu jirta inay joojiso daabicida lacagta Shilinka Somaliland kadib markii ay dacwad u gudbiyeen Dowladda Ingiriiska oo dalkeeda lagu daabici jiray . Wasiirka Maaliyadda Somalia Mudane Mohamud Hassan ,Gudoomiyaha Bankiga dhexe Mr Cabdi Salaan Hadliye ,Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Somalia Mohamed Nur Gacal ayaa tibaaxay in Dowladda Ingiriiska aqbashay […]

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH