Harowo.com

Dadka ka soo jeeda DDSI Ee ku dhaqan Xeryaha Qaxootiga dalka Kenya ayaa isugu yimid kulan ay ku taageerayaan Dawlad degaanka Somalida Itoobiya kagana Soo Laabteen Aragtidii qaldanayd ee UBBO

Kenya(Harowonews)- Kulan balaadhan oo ka dhacay xerada qaxootiga ee Xagardheer ayaa waxa ka soo qayb galay odayaal,Haween,Culumaaudiin,Jaaliyda DDSI ee Kenya iyo dad horay uga tirsanaan jiray Ururada Nabad-diidka Siiba Beenquutayaashii UBBO ee Gabalkeedii Gabaabsaday. Dhanka kale Kulankan ayaa ay Dhamaanba Qabaha Shacabku si fiican oo Nuxur Qoomamo Huwan u Qaadaa Dhigeen aragtidii Dhaan Daban Gaale […]

Magaalada Saylac iyo Abwaan booqday sadex sano ka hor, suugaan Dhuux leh oo la is dhaafsaday iyo Fariintii Saylac oo laga jawaabay 28 Nov 2012

SONY DSC

Maansadan waxaa tiriyey Cabdiwahaab Bashiir Sh. Omer 17/05/2010 oo ahayd markii ugu horaysay ee uu magaalada Saylac tegay C/wahaab imika waa xildhibaan ka tirsan golaha degaanka degmada Boorama. Abwaanku wuxu dareenkiisa ku cabbiraaya maanso macno weyn xamabaarsan oo sawir buuxa ka bixinaysaa daranyada iyo dib u dhaca ku habsaday magaalada Saylac. Magaalada Saylac waxay abwaanka usoo […]

Tahniyad Dhalasho oo ku socota Lamaanaha……………….

Prof. Deeqa Xuseen Xasan Hodan Cali Khayre Farduusa Cabdiraxmaan Aare iyo Seygeeda Nimco Cabdi Cilmi Prof. Cumar Cali Cabdilaahi Prof. Yurub Cabdiraxmaan Muumin Iyo Saygeeda Mud. Cabdirashiid Jaamac Cabdilaahi iyo Marwadiisa Marwo. Faadumo Maxamed Cali Saleebaan  Xasan Cali iyo Marwadiisa   Prof. Cabdisamad Cige Habaneh Cabdale Cali Yusuf Cabdiqaadir Nuux Cabdi Prof. Abdilahi Ahmed Shirdon […]

Waxaa Maalinta Isniinta Ah Ka Furmi Doona Magaalada Jigjiga Shirwayne Loogu Magac Daray Gunaanadkii UBBO iyo Gabagabadii Hagardaamadii UBBO.

Jigjiga(Harowonews)- Waxaa maalinta isniinta ah ee Fooda inagu soo haysa ka Bilaabmi doona Shirwayne aad u balaadhan oo ay ka Soo qaybgali doonaan dad tiradooda lagu qiyaasay 2000 kuwaasoo isugu jira Odoyaal-dhqameedka,waxgaradka,Haweenka,Culumaaudiinka,Aqoonyahanka iyo Qaybaha Bulshaduka kooban tahay. Sidoo kale Shirwaynahan ayaa ay ka Soo qaybgali Doonaan Masuuliyiinta ugu saraysa Xukuumada DDSI iyadoona uu ka soo […]

Suurtagal ma’aha in Somaliland ictiraaf hesho! Sida ayna suurtagal u ahayn shinbir bilaa baaddad ah in ay duusho

Suurtagal ma’aha in Somaliland ictiraaf hesho! Sida ayna suurtagal u ahayn shinbir bilaa baaddad ah in ay duusho Asc, Qabaa’ilka Somaliland wada daggan lawyacado ilaa laascaanood ma ka midaysan yihiin gooni isku taaga Somaliland, ayna ka go’aan Somali inteedii kale? Somaliland waxaa wada daggan qabaa’il isku tagay markii ay wada tashadeen gartayna in ay la […]

BAAQ GURMAD AH OO AY U BAAHAN YIHIIN DADKA iyo XOOLAHA KU NOOL DEEGAANKA LAANTA MOROHDA EE DEGMADA SAYLAC

BAAQ GURMAD AH OO AY U BAAHAN YIHIIN DADKA iyo XOOLAHA KU NOOL DEEGAANKA LAANTA MOROHDA EE DEGMADA SAYLAC Waxaad la socotaan qayladhaantii uu soo dirayey Duqa Magaalada Saylac wiigii u dambeeyay ee uu ugu dalbanayey gurmad dayactir ah in loo diro deegaanka Laanta Morohda oo ceelkii biyuhu ka  jabay iyo waliba in lagu kaalmeeyo […]

INTERNATIONAL ATTENTION:

waqooyi diaspora

WAQOOYI DIASPORA FORUM INTERNATIONAL ATTENTION Hassan Sheikh Mahamoud President of Somali Republic Mohamed Jawari Somali Parliament Speaker Mohamed Osman Jawari Abdi Farah Shirdon Somali Prime Minister June, 28, 2013 – Waqooyi Diaspora Forum, hugely welcomes the significance in demonstrating of British Government of under the Prime Minister Mr. David Cameron’s solidarity with Somalia integrity, sovereignty […]

Mashruuca Biyogalinta Magaalada Jigjiga oo ay Ka Wadaan Shirkad Dalka Shiinaha Laga Leeyahay

Jigjga(Harowonews) Jimce June 28,2013.Waxaamaalmahanba ka socda Gudaha magaalada Jigjiga Biyogalin laga wado wadooyinka ugu waawayn Magaalada Jigjiga iyo Xaafadaha kana wadaan shirkad dalka Shiinaha laga leeyahay oo Qandaraas kuqaadatay biyogalinta Magaalada Jigjiga islamarkaana loo qabtay in ay ku soo gabagabayso Mudo gaaban sida heshiiska dhex maray ku cad. Wadada ugu wayn ee dhexmartaMagaalada Jigjiga ayaa […]

Maxaa Sababay Masiibooyinka Guul darro Ee Isdabajooga ah Ee Ku Habsaday Xulka Kubada Cagta ee Gobolka Awdal?

fu'aad

Intiinii akhrisatay nuqulkii labaad waxaynu kaga hadalay cida Masuuliyada dhabta ahi ay dusha uga dhacday dib u dhaca ku yimiday ciyaarihii gobolka Awdal ee kubada cagta. Hadaba waxyaalaha aynu soo xusnay maxay dhaxalsiiyeen kubadii cagta gobolka Awdal iyo mirqaankii dhididka iyo kaftanka badnaa ee ka dhici jiray garoonka wayn ee biroole iyo garoomada yaryar ee […]

Daawo Raggii Mareykanka oo qaarka dambe cun-cun kaga dhacay iyo sida ay ugu faraxsanyihiin go’aanka maxkamaddu ka……

Haweenay dumarkii hore ah oo la yaaban xanuunka ku dhacay Raggii

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH