Harowo.com

Fanaan saaxaddii fanka iska saaray: Fanaanka Mursal oo qaaday jidkii Cabdi qaboojiye iyo Ikraan caraale shicibka Soomaaliyeed ee Midnimada Jecel-na gef weyn ka galay !!! Dhageyso

HALKAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO WEEDHAHA XANAFTA LEH EE Fanaanka Heesta cayda ah loo dhiibay  

Hargeysa oo Dulimigii iyo dambigii dusha sare uga soo baxay. DAAWO

Hargeysa (Harowo ) Dusha sare ee magaalada  hargeysa ayaa maanta isku bedeshay siigo iyadoo gabi ahaanba la waayay muuqaalkii samada ama daruuraha. Waa markii ugu horeysa ee gayiga soomaaliyeed lagu arko calaamaddan oo kale, fariintan xagga ilaahay ka timid waxay dadka waxgaradka ahi ku macnaynayaan dulmigii iyo dambigii hargeysa oo cirka gaadhay. Bani aadamku ta […]

Cusbitaalkii ugu horeeyay ee nuuciisa ah oo laga hirgalinayo dhulka Soomaalidu degto

Muwaadin reer Hargeysa ah oo ka garaabay tabashada beelaha darifyada siyaasad xumada tolkiina aad ula yaabay

HALKAN RIIX

Saraakiil Ingiriis ah oo isku aamini waayay Hargeysa oo wasiirka arimaha Gudaha maamulka Somaliland ku amray inuu Addisababa ugu yimaad iyo arimaha laga wada hadlayo….

Shir loogu quus-gooyay gooni isku taagga Somaliland oo ka dhacay Shaariqa. Muuqaal

Wargeys kasoo baxa dalka Sweden oo boggiisa hore ku daabacay Bangi taageera Argagixisada oo ku yaala Sweden iyo wadamo kale oo reer galbeed ah……

HALKAN KA AKHRI  HALKAN KA AKHRI   

Soomaaliland Ma Jirto. Xildhibaan Bulqaas

Walaalaheen Isaaq waxay rabaan inay Berbera iyo Hargeysa dhuuqaan Gadabuursina cagtooda ku hoos jiro.

Marka hore waxaan salaamayaa maamulka shabakada harowo oo noo suurto geliyey  hadaan nahay reer awdal salal  gabiley iyo harawo inaan fikirkayaga ku soo daabacno harowo.com halka kuwa kale ay xirsi tooriile iyo siiraanyo kaga sheekeeyaan. Sidaad la socotaan beesha isaaq waxay goosatay inay somaliland weligeed sidaas ahaato bilaa aqoonsi ilaa 100 sano weligeedna aanay somaliya dib ula midoobayn. Mowqifkaas […]

Fanaanada caanka ah Hodan C/raxmaan Dheere oo Madaarka Jigjiga si weyn loogu soo dhaweeya maanta.

Jigjiga (Harowo)- .Waxaa maanta garoonta diyaarahada ee garaad wiil waal international airport si heer sare ah loogu soo dhaweeyay fanaanada caanka ah ee aadka looga yaqaano Dalka iyo Dibada gaar ahaan Minnesota Hodan C/rahmaan oo ah fanaanad u dhalatay DDSI,waxaana garoonka diyaarahada si wayn ugu soo dhaweeyay qaarka mid ah wasiirada DDSI oo ay ka […]

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH