Harowo.com

Taxanaha Sooyaalkii Ururadda Dhallinyaradda Gobolka Awdal, Qormaddii 25aad. Qoraaga Abdirisaq Mohamed Barkhad.

Xarunta gobolka Awdal ee Borama waxa ka jira Naadiyo badan oo ka shaqeeya kobcinta guud ee qalinka iyo buuga gaar ahaana akhriska iyo qoraalka, Naadiyadaas waxaa ka mid naadiga Bandhiga Cilmiga iyo Caqliga, haddaba waxaa aan nasiib wannaag dhawaan la xidhiidhey hoggaamiyaha naadigaas Mudane Mohamed Omar Osman waxaanan ugu horreyn weydiiyey bal in uu si […]

Diyaaradii Somali Airline oo la hawl-galinayo

Muqdisho (Harowo)- Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in dhawaan dib loo howlgalin doono duulimaadyada ay sameen jirtay diyaaradda Somali Airline taasoo ay ku tagi jirtay caalamka oo dhan. Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi oo hadda isaga wafdi uu hoggaaminaayo ay ku sugan yihiin Istanbul ayaa wariyaasha in dowladda ay ku rajo wayntahay in dhawaan diyaaradii […]

Al-shabaab oo tabobar usoo xidhay ciidan farabadan iyo rajo ay weli ka qabto inay…..

Ururka alshabaab ayaa sheegay iney tababaro usoo gabagabeeyeen ciidamo fara badan oo ka tirsan alshabaab,gudoomiyaha alshabaab u qaabilsan gobolka Shabeelaha hoose Sheekh Maxamed  Abu Cabdalla oo goob fagaaro ah kula hadlayey boqolaal ka tirsan ciidanka alshabaab oo dhoolatus kusoo bandhigay degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegay iney  tababaro usoo xireen dhalinyaro badan oo […]

Daawo Caroos Noociisa oo kale weli kusoo marin

Puntland oo ka qeyb-galka shirka London shuruud ku xidhay iyo qodobo la isku mari waayay kulankii Madaxweynaha Federaalka Somalia iyo Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland

  Madaxeynaha Faroole oo Sheegay In Puntland shirka London uga qeyb-galayso habka Somaliland uga qeyb-gasho     Garowe (Harowo)- Madaxweynaah Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kaddib markii labo maalin uu ku sugnaa magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa galabta ka soo degay garoonka diyaaradaha Muqdisho, […]

Kala Soco Dhawaan Harowonews Barnaamuj Cusub Oo Todobaadle Ah Oo Aad U Xiiso Badan Oo La baxay ” I Maqashii”

Kala Soco Harowonews Barnaamuj Cusub Oo Todobaadle Ah Oo Aad U Xiiso Badan Oo La baxay ” I Maqashii” oo ay shabakadu ugu talo-gashay akhristayaasheeda iyo dhageystayaasheeda The Coming Soon

Halkan Ka Daawo Prof Axmed I.Samatar Oo Xamar Kasoo Quustay Oo Hargeysa Ku Socda, Hargeysa Markuu Ka Quustana Boorama Ku Dambeyn Doona

Baabuurtii Reer Awdal Oo Loo Diiday Inay Ka Qaadaan Dekedda Berbera Mucaawinadii Turkigu Keenay Qeybtii Awdal Loo Qoondeeyay

Hargeysa (Harowo)- Wararka aan ka helayno magaalada Hargeysa ayaa sheegaya In Mucaawinadii Turkigu usoo direy Soomaaliya oo dhawaan la soo gaadhsiiyay qeybtii gobolada Waqooyi oo dhawaan soo gaadhay dekedda Berbera. Gaadiidka reer Awdal oo shalay ka amba-baxay magalada Boorama si ay u soo qaadaan raashinka ayaa loo  diday in ay qaadaan gaadiidka  Awdal ka yimid, […]

Daawo Qodobadii Shirkii Golayaasha Maamulka Khaatumo State ee Caasimada Taleex Iyo Nuxurkiisa

Xisbiga taladda Marekanka haya oo usoo taagey dorashada golaha deegaanka magaaladda Miniyaabulis Muwaadin Soomaali ah

Minneapolis (Harowo)- Cabdi Warsame ayaa noqdey muwaadinkii ugu horeeyey ee Soomaali ah kasoo ku guulestay musharaxa xisbiga dimuquradiga ee talada dalka Marekanka haya ee ugu tartami doona doorashada xildhibaanimada golaha deegaanka magaaladda Minneapolis ee Gobolka minnesota.   Cabdi Warsame oo loolan lagaley xubno ka mid ah xisbiga ayaa ku gulestey in uu xisbiga ugu tartamo […]

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH