Harowo.com

Heestii Beeshu way harraadday oo maanta laga mamnuucay shirka Xisbiga Kala lumiye

kulmiye

Heestii Beeshu way harraadday oo maanta laga mamnuucay shirka Xisbiga Kala lumiye  Hargeysa (Harowo) – Shir sanadeedka golaha dhexe ee xisbiga Kala lumiye, ayaa maanta ka furmay Magaalada Hargeysa,lanasoo xidhay isla maaanta/. Shirkan oo lagu ansixiyey afar urur siyaasadeed oo ku biiray xisbiga, kuwaasi oo kala ahaa DALSAN, RAYS, DAMAL iyo qayb ka mid ah […]

Saddex nin oo Jufada Siilaanyo ah Oo MidLa Dilay, Midkoodna Lagu Afduubay Waqooyiga Buuhoodle,mid kalena daad qaaday

  Ceegaag (Harowo)-Maleeshiyaad ka soo jeeda beesha deegaanka Ceegaag oo Buuhoodle ka xigta dhanka Waqooyi ayaa xalay weerar ku qaaday laba nin oo ka soo jeeda beesha bariga Burco, kuwaasi oo ku sugnaa deegaanka Habari-heshay. Maleeshiyaadka Beesha Ceegaag, ayaa labada nin midkood dilay, halka ay midkoodna ka afduubeen oo ay la tageen deegaanka Ceegaag, . […]

Halkan Ka Daawo Wareysi Xiiso Badan Oo Warbaahinta Ay Siiyeen Ardayda Reer Awdal Ee Wax Ka Barta Jaamacadaha Ku Yaalla Wadanka Uganda.

arday

Madaxweynaha Jabuuti Oo Soo Saaray Liiska Golihiisa Wasiirada, Raysulwasaare Dileyte Iyo Wasiiro Seeftu Qaaday

gola wasirada jabuti

Jabuuti (Harowo)- Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele oo soo saaray liiska xukuumadiisa cusub. Wuxu soo magacaabay Raysul-wasaare cusub,  halka Dileyte iyo shan wasiir ay seeftu qaaday Raysalwasaare :  Abdoulkader Kamil Mohamed Wasiirka Cadaalada : Ali Farah Assaoweh Wasiirka Maaliyada Iyo Warshadaha: Ilyas Moussa Dayaleh Wasiirka Difaaca:  Hassan Darar Houffaneh Wasiirka Arimaha Dibada Ahna Afhayeenka Xukuumada: […]

Diyaaradii Kowaad Ee 34-Sanadood Ka dib U Kala Gooshta Masar Iyo Iiraan Oo Ka Kacday Qaahira

diyaaradii koowaad

  Qaahira (Harowo):- Waxa madaarka caalamiga ah ee magaalada Qaahira maanta ka duushay diyaaradii ugu horaysay ee muddo afar iyo sodon sanadood ah, safar ugu kicinta dalka Iiraan, taas oo sida la sheegay noqonaysa duulimaad taariikhi ah asuuliyiin ka tirsan Madaarka Qaahira oo la hadlay wakaaladaha wararka Dunida ayaa sheegay in diyaaradii ugu horaysay oo […]

Sheikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan: “Somalia Will Witness Peace, Stability And National Unity”

alnahyan

Sheikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan: “Somalia Will Witness Peace, Stability And National Unity” http://www.emirates247.com/news/emirates/mohammed-bin-zayed-receives-president-of-somalia-2013-03-30-1.500563 General Sheikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan, Crown Prince of Abu Dhabi and Deputy Supreme Commander of the UAE Armed Forces, received on Friday at the Emirates Palace President Hassan Shaikh Mahmoud of Somalia who is currently on a visit […]

Halkan Ka Daawo daraasad laga sameeyay iyo Kulan ay kasoo qayb-galeen ururo caalami ah oo lagaga hadlay cunsuriyadda iyo Faquuqa lagu hayo bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan SWEDEN

swedenflag

Maxaad ka ogtahay Sheekada Ninkii Dameerka Manfaciisa lahaa iyo Ninkii magaciisa lahaa-VIDEO

Waxa jiray Nin Dameer lahaa,  Ninkii dameerka lahaa wuxu qabsaday nin shaqaale ah, markaasuu ku yiri ninyahoow waxan doonayaa inaad dameerkan ku shaqayso. Maanta laga bilaabo Dameerkaa adigaa leh, waad ku shaqaynaysaa, wixii kasoo baxana anigaaa leh. Maanta beesha Isaaq waxay noqotay ninkii Dameerka lahaa, beelaha darifyaduna waa ninkii ciidanka ahaa ee lagu yiri Dameerka […]

Maxaad kala socotaa ceebaha Siilaanyo iyo guuldarada ku soo fool leh?

siilaanyo-smoke

Tan iyo markii loo doortey madxaweynaha Dalka somaliland hogaamiye ‘ Axmed maxamuud siilaanyo’ waxa Wadanka ka dhacey, dhibaatooyin badan, oy u badanaayeen, kuwo loo gaysto gaar ahaan dadka shacabka ah, kuwo la laayo, kuwo dhulkoodii la boobey, iyo kuwo si sharci daro ah loo xidhxidho. Hogaamiye “AXMED SIILAANYO”, Oo isagu ahaa nin aad u nugul waqtigii […]

Dagaal dhiig badani ku daato oo laga baqayo inuu maanta ka qarxo Nairobi

war

Nairobi(Harowo)- Waxa laga cabsi qabaa in dagaallo ka qarxaan  Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, maadaama maanta Maxkamada Sare ee dalka Kenya laga sugaayo, inay go’aan ka gaarto cidda ku guuleysatay Doorashada Madaxweynenimo ee Kenya ka dhacday bishaan. Maxkamada Sare ee dalka Kenya ayaa waxaa dhawaan cabasho u soo gudbiyay Raa’isal Wasaaraha dalka Kenya Raila Odinga, […]

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH