Harowo.com

Doodii Siilaanyo iyo Muse Biixi dhexmartay iyo Muuse oo aan maanta kasoo ag-wareegin xafladii Siilaanyo xadhiga kaga jarayay..

Hargeysa (Harowo)- Waxaa shir ka fool ka fool ah oo aan cidi ku wehelin shalay subax,27.02.2003,gondaha isdaray Siilaanyo iyo biixi qasriga madaxtooyayada. Muuse Biixi ayaa siilaanyo u soo qadimay in aan xisbiga lagu fara gelin loona daba fadhiisto isaga siilaanyana u sheegay in arrimaha xisbiga faraha kala baxo maadaama uu Xisbiga kulmiye wareejiyey,Muuse wuxuu siilaanyo […]

SAWIRKA TODOBAADKA: Karti xumada wuxu kaga daranyahay labis xumada

Halkan ka akhri Fariintii Moobilka Laga Direy ee Xirsi gabadha ku xidhay oo laga reebay intii Aamina waris iyo isaga ku saabsanayd ee uu horey u sheegay inaan afka lasoo marin karaynin

“Ku Maxakamada Gobolka Hargeysa Ujeedo:Codsi Mudeyn Dacwda Sida Waafaqsan Q.70,71,75 XHC Xeer Ilaaliyihu Markuu Arkey:Galdacwadeedka uu Ku Eedeysan yahey Eedeysane. 1-Nadra Maxamed Jaamac Ina-Aamina X Cali 31jir Ku Eedeeysan- Waxa lagugu Eedeeynayaa Dambiga ah Aflagaado Madaxeed ee Ku Xusan Qodobka 269(2)XCG, sababtoo ah in aad message aflagaado ah u dirtey Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cayl x. […]

Beelaha Samaroon ee reer Saylac oo mansabyadii Degmada iyo kuwii gobolkaba tobanka xildhibaan ee codka ku yimid kaga hadheen laamihii kalana laga sifeeyay

Tobanka Xildhibaan ee dawlada hoose ee Saylac dhex fadhiya wax gacantooda ku jiraa ma jiro, waxay fadhiyaan gego cad, dhamaan laamihii dawladda ee gobolka iyo kuwii degmooyinkaba waxa gacanta loo galiyay dad ka soo jeeda labada beelood ee Jabuuti iyo Hargeysa. Laamihihii dakhli ururinta, kuwii nabadgalyada iyo maamulkii gobolkaba waa laga sifeeyay beelaha Samaroon ee […]

Dawladda Ingiriiska oo shirka dib u kicinta dalka Somalia u furtay bog Afsomali ah

Dawladaha UK iyo Soomaaliya waxaa ay shir caalami ah oo ku saabsan Soomaaliya 7da bisha May ku martigelin doonaan dalka UK. Dowladda cusub ayaa soo saartey qorshe siyaasadeed oo lix tiir ka kooban oo ay ku caddeysey in ay xoogga saareyso ammaanka iyo caddaaladda, yareynta musuq-maasuqa, dardargelinta soo-kabashada dhaqaalaha, bixinta adeegyada caafimaad iyo waxbarashada, dhiirrigelinta […]

Halkan ka daawo dib udhiska Muqdisho ka socda iyo Fursadaha ganacsi ee ka bannaan

Taxanaha Sooyaalkii Ururadda Dhalinyarada Gobolka Awdal, Qormaddii 11aad. Qoraaga Abdirisaq Mohamed Barkhad.

Sidda aan hore u soo sheegay ururka dhallinyarada ee ACARO waxaa aasaasey shan xubnood markii dambena waxa ku soo biirey dhalinyaro kale oo badankoodu ahaayeen halbawlayaashii ardeyda Jaamacada Camuud waxaanna dhallinyaradaas ka mid ahaa Mukhtaar Xassan Maydhane oo ku dheer Mukhtaar Itito isla markaana ahaa wiil aqligiisa, aqoontiisa iyo asluubtiisuba ka tilmaamneyd dhalinyarada aynigiisa ah […]

Somalia’s Unscientific Federalism. by Aman H.D. Obsiye

Somalia’s Unscientific Federalism by Aman H.D. Obsiye Sunday, February 24, 2013 I. Introduction Somalia has chosen Federalism as its official governing structure, but its current foundation is weak. The constitution states: “Somalia is a federal, sovereign, and democratic republic . . . .” Provisional Fed. Const. June 12, 2012, art. 1, §1 (Som.). Even though […]

Siilaanyo waxa uu noqday madaxweynihii ugu xumaa ee abid soomara Somaliland

MA DABAAN U WEYNAHAY NIN YARI DAWHASEEGABA ‘E!!! Marka hore waxa aan salaan qaliya haawada u soo marinayaa dhamaan halwadeenada shabakada internet ee hadh iyo habeen u taagan inay dadkooda soo gaadhsiiyaan warar xaqaa iqa ku salaysan. Tan iyo intii Xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay Ahmed Maxamuud Maxamed Siilaanyo talada dalka la wareegtay waxa soo […]

Degmada Saylac: Sun ay Xildhibaanadii iscasilay Diridhaba ka keeneen oo 280 qof loogu daray Awr ay qasheen, hal qof oo dhimasho ah iyo gurmad caafimaad oo aan wali gaadhin

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH