Harowo.com

Maanta oo kale Maalin u baahan in baroor-diiq loo sameeyo Ciyaala isgoolkii Mingiste Ku Xasuuqa Boorama

Qebta 2aad

Tv-ga Universal oo noqday shabakad Ciisaha Itoobiya iyo Djibouti ay cabashadoo​da ugu soo gudbiyaan dawlada Gadabuursi​ga

Eng axmed abukar

Mulkiilahaha Universal Laga soo bilaabo doorashooyinkii ka dhacay somaliland ee lagu xoreeyey caasimadii boqortooyadii awdal ee gadabuursi waxaa soo baxay shabakad aan in yarna xishood lahayn oo weliba ay ka shaqeeyaan niman muuqoodu waaweyn yahay laakiin maskaxdoodu aanay caadi aheyn. Shabakadaas magaceeda waxaa la yidhaahaa universal tv waxaanu ka diwaan gashan yahay dalka djibouti. Tv […]

Somaliland oo ka maseyrtay aqoonsigii Mareyskanku siiyay dawlada Somaliya Iyo Qaraxii Madaxtooyada Somaliya oo looga shakisanyahay + Ninka isqarxiyay qabiilkiisa iyo Magaciisa

ninkii isqarxiyay

Sawirka ninkii isku qarxiyay Villa Soomaaliya Muqdisho(Harowo)–Hay’ada Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed ayaa soo bandhigey magaca iyo sawirka Ninkii shaly 29-01-2013 naftiisa ku qarxiyey banaanka hore ee Villa somaliya kasoo diley Askari ka tirsanaa illaalada Villada.  Hay’ada nabadsugigada ayaa sheegtay Ninka ismiidaamiyey inuu ahaa nin horey u sheegtey inuu kasoo goostey Al-shabaab laguna magacaabo Cali Cabdi Xareed […]

Halkan ka akhri Sabahaha ay Dawladda UK Albaabka uga xidhatay Somaliland?

sorry

Waxan horey u sheegnay inay Soomalia tahay xero qaxooti, duniduna rabin inay labo xero ku noqoto, xalku maalinta uu yimaadana uu caalamku albaab kaliya kasoo galayo waddanka, iridaha yar yarna iska awdayo. Halkan ka akhri

FAALLO: Muxuu ahaa doorka M/weynexigenka Iyo Masuliyinta G/Awdal iyo Selel kaga jirta Xukumada SL ay ku lahaayeen Muranka Maamul Ee Hadheeyay Degmada Saylac bilihii inna Dhaafay?

  Waxa haatan sii damaya ama iskaba qaboobay khilaaf muddo laba bilood ah ka taagnaa maamulka saylac ,iyadoo beel ka mid ah beelaha degaankaasi ee lagaga adkaaday doorashooyinkii golayaasha degaanada dalka ee Saylac ka dhacay ,hase yeeshee beeshaasi ku qanci weyday itaalkeeda dhinaca degaanka ,isla markaana buuq iyo abaabullo siyaasadeed iyo kuwa beeleedba ka dhex […]

DAAWO Saylac Iyo Sacadadiin

saylac 1

Daawo, Haweenka degmada Xariirad ee gobolka Salal oo fariin cad u diray Siilaanyo iyo dadka Saylac ku murmaya

DAAWO Telefishanka Afka Dheer leh Ee EURONEWS oo soo gudbiyay fariintii dawlada Ingriiska

Daawo Afhayeenka Haweenka reer Saylac ee Qurbaha oo ka hadashay Qadiyada Saylac

saylac s

DHALEECAYN KU WAJAHAN ODAYAASHII SHALAY MIDNIMADA IYO TAARIIKHDA SAMAROON DIIDANAA

dugsiiye goohe

DHALEECAYN KU WAJAHANODAYAASHII SHALAY TAARIIKHDASAMAROON DIIDANAA Marka hore waxaan u hanbalyeynayaa Bahda Harowonews ee ku caan baxday fashilinta siraha lagu mijo halaabinayo beesha Samaroon. Waxaan halkan ka dhaleecaynayaa Odayaashii shalay diidanayaa taariikhdii soo jireenka ahayd maalin kastana soo fadhiisanayey Media ha una yeedhanayey reeraha daraf yada ka xiga beesha Samaroon . Su’aashu waxay tahay Maxaa […]

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH