Harowo.com

Reer Boorama oo Caawa Lagu Seexiyay In Xildhibaanada Saylac Berri La Dhaarinayo Iyo Sadex Suldaan oo dib loogu yeedhay markii shirka lagu kala dareeray

Salaadiin

          Sidii aan hore idiinku soo gudbinay waxa maanta gorodda is-daray Gulufkii Hargeyska yimid iyo Waxgaradkii gobolada Awdal iyo Salal. Kulanka oo ka dhacay Huteelka Rays waxa isku soo hor-fadhiistay 30 xubnood oo Siilaanyo Hargeysa kasoo diray iyo in ka badan 100 xubnood oo laga soo kala xulay qeybaha bulshada ku […]

SAWIRKA Mujaahid Jimcaale “Ilaahay Janadii haka waraabiyo”

Jimcaale

Maxay Tahay Ujeedada Dhabta ah Ee Ka Danbaysa Faro-galinta Magaalada Saylac?

Abdifatah

Maxay Tahay Ujeedada Dhabta ah Ee Ka Danbaysa Khilaafka Magaalada Saylac Doorashadii ka dhacday ismaamul goboleedka Somaliyeed ee Somaliland 28kii bishii aynu soo dhaafnay waxay ahayd mid guud ahaanba khal khal galisay nabad galyadii iyo xasiloonidii dadka deeganadaa ku dhaqan ka dhexaysay. Nabad galyada oo ah shayga qudha ee la taaban karo ee kajira goboladaas […]

TACSI KU SOCOTA ARDAYDII BOORAMA LAGU GUMAADAY

INAA LILAAHI WA INAA ILLEYHI RAAJICUUM WAXAAN HALKAN TACSI UGA DIRAYNAA LABADA MUJAAHID EE U GEERIYOODAY QADIYADA SAYLAC OO MAANTA CIIDAMA ILAALADA M/KUXIGEENKA SL. AY SI WAXSHINIMO LEH AY UGU TOOGTEEN IYAGA OO AANAN WAX ALLE WA UU GALABSADEY AYNA JIRIN.BALSE DAREENKOODA KALIYA CABIRAYAY ANAGA OO AH DHAMAAN DADKA MAGACDOODU HOOS KU QORON YIHIIN WAXAAN […]

Bahda Harowo.com iyo Bulshada Samaroon Ee Qurbaha waxay Tacsi u dirayaan Qoyskii Ay Ka Baxeen Labadii Arday Ee Ay Dileen Mooryaantii Hargeysa Kasoo Duushay

Tacsi 1

INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Jaaliyadda Awdal Iyo SALAL meel kasta oo ay joogto waxa ay dirayaan tacsi ku socota waalidkii iyo asaxaabtii  iyo dhammaan reer awdal geerida gardaro ee loo geystey Ardayda Ubaxa Reer Boorama  oo si ula kac ah loogu gumaaday magaaladda boorama ,waxanan leenahey ilaahey samir iyo iimaan ha inaga siiyo […]

Mujaahid Jimcaale Oo Galabta Aas Qaran Loogu Sameeyay Borama

Mujaahidiintii Saylac u dhintay

Baaq Taageero Oo Ku Socda Dadka Reer Awdal

baaq taageero

Baaq Taageero Dadka Reer Awdal   Aniga oo ku hadlaya afka dhamaan shacabka Somaliland, kayga iyo cid kasta oo jecel dadnimada waxa si buuxda u taageerayaa Xaqa Shacabka reer Borama ee xalaasha ah iyo dhallinyarada ah difaacayaasha qarannimada iyo jiritaanka somaliland ee lagaga soo duulay Jibouti ee ay horkacayaan koox yar oo dhuuni qaatayaal ah […]

Kooxdii C/RaxmanSaylici Horkacayay Iyo Waxgaradka Reer Awdal oo ku kala kacay qodobkii furaha u ahaa lixdii qodob ee la doonayay in Saylac lagu maamulo

NO

Wararka aan ka helayno Borama ayaa sheegaya in maanta gadhka la is-daray. Labada dhinac ee hadalku dhexyaalay Waxa hadlayay dhinaciiba sadex xubnood, ugu horeyna ay hadalka qaateen kooxdii Siilaanyo soo diray ee Ina Cumar geelle Ergada u ahayd. Waxa hadalka qaatay Ergadii Madaxweynaha Jabuuti ee Afhayeenka u ahayd beesha Ciise, ugu horeyna waxa hadlay Xaaji Cabdi […]

Heesta Maanta iyo Harowo.com

Saylc 2013

Waamaxay Qiimaha Midnimo, Yaa Mudan Inay Midoobaan, Ayayse ka Midoobayaan?

  WAA MAXAY MIDNIMO ? SIDEESE LAGU HELAA MIDNIMADA? YAASE MUDAN IN AY MIDOOBAAN? AYAYSE KA MIDOOBAYAAN?   Marka Hore waxaan Salaamayaa Dhamaan Shacabka ADAL OO DHAN Meelkasta oo ay joogaanba. Salaan Kadib Waxaa Igu Kaliifay Maanta Inaan Maqaalka Kaga Faalooda Sababta Deegaanka ADAL ayna u haysan Hogaan Midaysan Maxaase keenay maanta in SAYLAC Lagu […]

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH