Harowo.com

War culus: Halkan ka akhriso doorashada degaanka Deg- Saylac iyo Sida Ansaarta iyo Muhaajiriintu u kala heleen

Breaking runsheeg

Saylac (Harowo)- Waxaa la soo gabagabeeyey tirinta codbixiyayaashu ay siiyeen musharaxiintooda ee degmada Saylac, hadaba warar horudhaca oo hadda na soo gaadhay ayaa sheegaya sida ay u kala heleen codadka qabaa’ilada dagan degmadaas iyo nawaaxigeedu. waxa loo kala helay sidan Ansaar 10 xildhibaan Muhaajiriin 7 xildhibaan Shan Xildhibaan    Bahaber Celi Laba Xildhibaan  Jibriir Yoonis  […]

Natiijadii doorashada Deg- Oodweyne oo lasoo saaray iyo Kulmiye oo hal xildhibaan ka helay

Oodweyne (Harowo)- Natiijadii Doorashadda ee degmadda Oodweyne oo la soo Saaray goor dhawyad, ayaa waxa ka codeeyey 22,737 Qof waxaanay ururadda tartamaayey kala heleen Sidan. 1- Umadda  8983 waxaana u soo baxay  7 xildhibaan 2- Wadani  8144 waxaana u soo baxay  6 xildhibaan 3- Kulmiye 1,364 waxaan u soo baxay  1 xildhibaan 4- Ucid    1,126 […]

Gudoomiyihii Komishanka Deg-Saylac Oo Djibouti looga yeedhay Wakhti ay socota tirintii codadku iyo Dareemada Ku xeeran

suaal

Saylac( Harowo)- Warar xogogaal ah oo aan ka helnay xubno ka mid ah hawl-wadeenada Komishanka ee degmada Saylac ayaa noo xaqiijiyay In Gud.Komishanka ee Deg-Saylac  Djibouti looga yeedhay, hawshii tirinta iyo hubinta codadkuna ay isaga u xanibnayd maalin dhan. Safarka gudoomiyaha ayaa kusoo beegmay xilli aanay suuro-gal ahayn inuu xuduudda ka talaabo masuul hawl xaasaasi […]

Gabay Culus oo la baxay Golon-gol “Ninka kibir gardaadshaa marbuu gacanta leefaa”

Daraawiish gadoodaan arkaa iyo guluf colaadeed   GOLONGOL Xalay gelin dhexaadkii mar aan gogosha seeraaray Gam’i waayay oon hurdada gees walba u raadshay Fiinta guuxa reentiyo maraan galow la haasaaway Oon gorfeeyay xaajada gurracan ee taala gobolkayga Naftu inaan gabyaa bay rabtaa oon gaasa bixiyaaye Hadaan gaag mareebaan tirshiyo Guba karaankeeda Oon guhaanno beeshii gardaran […]

Itoobiya Iyo Soomaliya oo isku aragti ka noqday ciidamada Kenya + Khilaafka Somaliya iyo Kenya oo Cirka isku shareeray iyo Xasan Sheekh oo Muqdisho kasoo degay wakhti laga sugayay Nairobi

Somalia Itobiya

Muqdisho (Harowo)- Madaxweynaha Somaliya Xasan sheekh iyo wafdi uu hogaaminaayay oo todobaadkan booqasho ugu baxay Dalka Ethiopia, Djibouti iyo Kenya ayaa goor dhaw kasoo degay Madaarka Muqdisho isagoo soo maray labo ka mid ah sadexdii wadan ee u qorshaysnaa. Madaxweynuhu wuxu ku horeeyay dalka Jabuuti oo uu casuumad ka helay kadibna wuxu soo maray Itoobiya, […]

Xildhibaanada Cusub Ee Degmada Lughaya oo la shaaciyay+ Xisbiyada iyo Qabiiladooda

Lughaya 2

Bulaaloow Habar muuse iyo heli mayno Abreyn Hiladaa badda hoose iyo Hangagaaro dushiisa ayay haluhu ugu dhaleene hanta-toobsiga daa   1- Xaamud Maxamed Ducaale Habar Muuse UCID 2- Cismaan Xadi Siciid   Bahabar Abokor  KULMIYE 3- Maxamed Jaamac Diiriye  Abreyn  KULMIYE 4-Cabdilaahi Cali Aw nuur  Habar Muuse  KULMIYE 5- Maxamed Ibraahim Ismaaciil  Bahabarceli KULMIYE 6- Cige Cali […]

Daawo sida Ciidamada Kenya u jidh-dilayaan dhalinyaro Somali ah oo ay Al-shabaab ku tuhmeen

Daawo sida Ciidamada Kenya ugu tumanayaan dhalinyaro ay Al-shabaab ku tuhmeen

Madaxweyne Xasan:- Ethiopia ayaa dib u dhisaysa Milatariga Soomaaliya !!!

Somalia Itobiya

Addis ababa (Harowo)- Madaxweynaha Somalia oo shalay booqasho ku tagay magaalada Addis-Ababa, ayaa ammaanay wax uu ugu yeeray kaalinta Ethiopia ee dhismaha nabadda iyo xasiloonida Somalia. Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa sheegay in Ethiopia aysan waxba la harin marka ay timaado dadaalladeeda ku wajahan joogteynta xasilooni iyo nabad lagu soo dabbaalo Somalia. Madaxweynaha ayaa dhinaca kalena […]

Xubnaha baarlamanka federalka ee Khaatumo iyo Awdal Iyo Inta Somalinimada jecelba ha u ololayeen in Baarlamanka la horkeeno heshiskii ay dowladi hore la gashay mamulka SNM!

Somaliya

Heshiiskii labada dhinaca ee Dowladii  Shiikh Shariif iyo C/Wali  ee ku-meel gaadhka ahayd  iyo maamulka SNM ku dhex maray magaalooyinka London iyo Dubai, waxaa dabada ka riixaayay dowlado shisheeye  ah oo aan shaki ku jirin in ay Soomaaliya ka leeyihiin dano badan oo guracan, waxa si badheedha loogu soo beegay xili ahaa kal-guur oo aanu wadanka […]

Six Killed Clashes between Somaliland and Khaatumo Over Elections

khaatumo

  Six Killed Clashes between Somaliland and Khaatumo Over Elections At least six people were killed Wednesday in Huddun district of Sool region in northern Somalia in armed clashes between Somaliland security forces and Khaatumo forces who have rejected Somaliland’s elections. Local sources have reported that 4 Somaliland soldiers were killed while the Khaatumo soldiers […]

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH