Harowo.com

Kenya oo maanta kashiftay sir inbadan u qarsoonayd AMISOM

NAIROBI (Harowo)- Sarkaal u hadlay dowladda Kenya ayaa maanta oo Arbaca ah Sheegay dowladda Uganda oo qayb ka ah howgalka AMISOM in tirade ciidanka uga geeriyooday Soomaaliya ay gaarayso ilaa 2,700 oo askari ah. Ku xigeenka wasiirka arrimaha dibedda Kenya Richard Onyonka , ayaa sheegay Uganda inay ku weysay Soomaaliya in ka badan 2,700 oo […]

Taliyaha Booliska Somaliland Been buu sheegayaa. Badhasaabka Awdal

Badhasaabka Awdal oo beeniyay war uu taliyaha booliska somaliland ku sheegay in hub laga soo qabtay Boorama. Badhasaabku wuxu sheegay in hubka cidii haysatay iskood ugu wareejiyeen booliska, hub wax lagu fulinayayna aanu ahayn xukuumadihii horana ay ogaayeen hubkan iyo halka uu yaallo, Balse taliyuhu uu ka been sheegay si uu magac ugu raadsado

Beesha J/Yonis Een Kasoo Jeednaa Waa Tii Ku Sharaftay Ee Xilka Kugu Wareejisay, Nama qabato sidaasi, Ninka aad wasiirka ku sheegtayna Anaga naguma metelo cidlada uu fadhiyo. Mudane Fu’aad (Seed)

Beesha J/Yonis Een Kasoo Jeednaa Waa Tii Ku Sharaftay Ee Xilka Kugu Wareejisay, Adiga waxgaradka beeshu waad is horfadhiisateen ood kala gar-naqsateen, Nama qabato sidaasi, ninka aad wasiirka ku sheegtayna Anaga naguma metelo cidlada uu fadhiyo. Fu’aad Cabdisamad Sh. Axmed (Seed)

Khayriyada Boorama iyo Isku soo bixii u horeeyay Ee Xisbiga NEW UCID iyo Khudbadaha qaar ka mid ah musharaxiinta golaha degaanka

Kheryida Boorama iyo Isku soo bixii u horeeyay Ee Xisbiga NEW UCID iyo Khudbadaha qaar ka mid ah musharaxiinta golaha degaanka

Sarkaal reer Boorama ah oo ka tirsanaan jiray Dawladii Somaliya oo hub muddo badan uu gurigiisa ku kaydinayay ku wareejiyay booliska iyo taliska siilaanyo oo ka dhigaya hub kootarabaan ah ama Arga-gixiso lahayd oo ay soo qabatay

Hargeysa (Harowo)-Taliyaha Ciidanka Bileyska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan oo uu Weheliyo Taliyaha Qaybta Miinada ee Ciidanka Booliska Cumar Cabdilaahi Qaasaali ayaa shalay soo bandhigay 200 oo Rasaasta qoriga Hoobiyaha loo Isticmaalo, kuwaas oo sheegay in Ciidamada Amaanku ka heleen Guri ku yaal Magaalada Boorama ee gobolka Awdal oo muddo dheer ay qoyska gurigaasi degeni ku […]

Cadhadii C/raxmaan Silic la dhoofay oo sidii xunbada gudhay iyo ergadii laga daba diray oo soo lad-qabaysay

Dudmo joogto ah Bahdil Joogto ah iyo aamus joogto ah .Xirsi iyo wasiiradii dhegta siilaanyo ahaa oo Craxman Silic Berbera kaga hortagay. Hargeysa-(Harowo)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Silic oo mudo Tobaneeyo cisho ah cadho ugu maqanaa dalka Imiraadka Carabta (UAE) ayaa soo guryo noqday maanta gelinkii hore isagoo ka soo degay madaarka Berbera. Madaxweyne […]

Caafimaadka galmada: Imisa jeerbaad u baahantahay?

waxa mar kasta dhakhaatiirta u yimaada dad doonaya inay kala tashadaan inta jeer ee ay isu galmoon karaan iyadoon wax dhibaato ahi ku imaan caafimaadkooda. Ha yeeshee, lama helayo jawaab ku wada habboon dadka oo dhan, sababta oo ah bani’aadmigu waxa uu ugu kala duwan yahay rabitaanka jinsiga, sida uu ugu kala duwan yahay xagga […]

Farogalinta Xukuumadda Jabuuti Iyo Aragtida Shacabka Soomaaliyeed ” Dood xamaasad Iyo Xiiso leh”

Farogalinta Xukuumadda Jabuuti Iyo Aragtida Shacabka Soomaaliyeed ” Dood xamaasad Iyo Xiiso leh”

Goobaha codbixinta gobolka Awdal oo loo qoondeeyay 500 waraaqood halka Waqoyigalbeed iyo Togdheer 1000 waraaqod goobta loogu talo-galay Iyo aragtidii Jawhar Qalinle ee lix sano ka hor oo rumowday

Sow gar maahan, haddii la yiraa Dadka reer Awdal sida dadka maaha, Waayo waxba isma waydiiyaan. Bulshooyinka kale waxay leeyihiin dad ka madaxbanaan shaqaalaha fulinaya siyaasada xukuumada oo ka fekera danaha dadkooda iyo degaankooda. Laakiin reer Awdal male dad caynkaa ah waana halka mushkiladu ka haysato. Ma jiro wax ay reer Awdal ka barteen labaatankii […]

Dawlada Maanta Jirtaa Maaha Mid Loo Dhanyahay Ee Waa Mid Ku Kooban Beesha Isaaq, Maxed Kaahin inuu xabaalaha ka dul baroorto looma baahna, dulmigii ay ka dagaalameen dadka xabaalaha lagasoo faqayo, maanta anigaa la igu hayaa. Maxamed Jamac Abgaal

Siyaasiga weyn,  Maxamed Jaamac Abgaal oo maanta kasoo dhex-muuqday fagaaraha ololaha ee  urursiyaasadeedka New UCID oo lagu qabtay  khayriyada magaalada Boorama ayaa si geesinnimo iyo kalsooniyi ku jirto uga hadlay xaqdarada iyo dulmiga ay gadhwadeenka ka yihiin Siilaanyo iyo xulufadiisu. Dawlada Maanta Jirtaa Maaha Mid Loo Dhanyahay Ee Waa Mid Ku Kooban Beesha Isaaq, dulmigii ay ka dagaalameen dadka xabaalaha […]

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH