Harowo.com

Tacsi Ku Socota Reer Cabdilaahi Ismaaciil

naa Lilaa Wa Inaa Ilayhi Raajacuun Dhamaan qoyska Reer Xasan Mataan meel Kasta oo ay aduunyada ka joogaanba waxay tacsi tiiraanyole u dirayaan reer Cabdilaahi Ismaaciil iyo intii ay qaraabo yihiin, waxaanay ka tacsiyadaynayaan geerida hooyadood Yusur Miigane. Waxaan Marxuumada Ilaahay uga Baryaynaa inuu naxariistii Janada Farduusaad ka waraabiyo, inagana samir iyo iimaan inaga siiyo. […]

Tacsi Ku Socota Reer Cabdilaahi Ismaacil iyo Eheladooda

Innaa Lillaahi Wa Inaa Ilayhi Raajacuun Aniga iyo xaaskayga, carruurtayda, iyo reer Aare oo dhan ka socota kuna socota walaahay reer Cabdilaahi Ismaaci oo dhan iyo reer Miigane oo dhan meel kasta oo ay joogaanba: Safiya, Najiib, Hinda, Xuseen, Cali iyo Malyuun oo hooyadiid Yusur Miigane moo shalay ku geeryootay magaalada Seattle , (USA). Waxan […]

Faallo: Hadaladdii Ay Warbaahinta Isku Weydaarsadeen Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Sam Ogeri Waa Tallaabo U Baahan In Ay Tusaale Fiican Kalla Baxaan Maddaxda Ka Talisa Somaliland iyo Soomaaliya.

hadaladaas is burinaya ee ay warbaahinta isku mariyeen Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wasiir Sam Ogeri ayaa ah tallaabo u baahan in ay tusaale wannaagsan kala baxaan madaxda immika ka talisa Somaliland iyo Soomaaliya taasi oo ah in qofka masuulka ah marka wax laga sheego aanu ku deg degin qabashada

Tacsi Ku Socota Safiya Cabdilaahi Ismaaci iyo Walaaleheed

Bahda Harowo.com waxay tacsi tiiraanyle u dirayaan reer Cabdilaahi Ismaaci oo dhan meel kasta oo ay joogaanba:

Jaaliyada Reer Awdal ee Seattle Washington oo Tacsi u Diraysa Reer Cabdilaahi Ismaaciil

Dhamaan Jaaliyadda Reer Awdal ee Magaalada Seattle Washington waxay tacsi tiiraanyole u dirayaan Reer Cabdilaahi Ismaacii

Jaaliyada Reer Awdal ee Dallas Texsas oo Tacsi u Diraysa Reer Cabdilaahi Ismaaciil

Dhamaan Jaaliyadda Reer Awdal ee Magaalada Dallas Texas, waxay tacsi tiiraanyole u dirayaan Reer Cabdilaahi Ismaaciil,

The New Somali President Stumbled Overboard In his Inauguration Speech. Disappointing his audience !!

Apparently, the president has no mandate or authority at all to draw policies in his own way and from his own individual agenda book. He did not try to make serious effort to collect and sift his talk, eliminating the controversial inaccuracies and biases while committing his agenda to the corrected facts.

Dhegeyso Shir Jaraa’id oo uu Qabtay Saleebaan Cilmi, oo Ka Hadalaya Degaanada Galbeeka Awdal

Shirkan jaraa’id ayaa wuxuu Saleebaan Cilmi Kaga Hadlayaa Siyaasadaha guracan ee ay xukuumada Siilaanyo e galbeedka Awdal

Xeebaha Gallbeedka: Nikii Seexdaa Sicii Dibi Dhalay, Dhuljiisuna Muran Galaa

Shalay bay ahayd markii la qaatay dhulka la yidhaa caadda oo maanta ciidan SNM ah fadhigooda laga dhiga oo lagu xalaaleynayo.

“Somaliland democracy is seriously ill” Prof. Abdi Ali Jama

A once ruling party should be number two or three when in opposition. Then, how come such a party lacks resilience and not being able to regroup and recover from a defeat blow to sustain its existence, let alone to be second or third party in terms of popularity. This is beyond comprehension of anyone […]

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH