Harowo.com

Perspectives on the Controversial TLC Group – Suleiman Egeh

When I heard about that I thought his controversial group should extinct and dead, as far as many Gadaboursi people are concerned. Even before he went to Muuqdisho, I thought the group has been already extinct for a long time.

Faallo: Dhaqan xumadii lagu yaqaanay siyaasiyiinta soomaalida oo durba ka dhex muuqatay baarlamaanka cusub

Waxaan la wada soconaa buuqii iyo wax is daba mariskii lagu sameeyey soo xulista baarlamaanka. Geedi socodkii siyaasada soomaaliya waxaa maroorsaday lix saxiixeyaal iyo beesha caalamka oo ku heshiiyey wax lagu magacaabay rood maab.

Faallo: Dib u Milicso Waxa Ka Rumoobay Dumar iyo Carruur Baa Madaxtooyada Somaliland Ka Taliyadii Buurmadow iyo Raabi Lagu Xidhay?

sawirka-maanta

Tilmaanta ay labada Boqor ka bixiyeen ayay dad badani aamineen kadib markii ay dhacdooyin is daba joog ah oo ka soo burqanaya Aqalka ugu sareeya Dalka dhawr jeer arkeen, kuwaasoo aan loo miidan dayin ama lagu deg degay ka talintooda.

Death of an autocrat: What comes next for Ethiopia?

The death of Meles Zenawi, under whom Ethiopia made strides despite repression, highlights the need for strong democratic institutions to maintain stability. Prime Minister Meles Zenawi of Ethiopia, who died last week after a long illness, liked to portray his country’s leadership as collective. But there was never any doubt about who was in charge. […]

Shirkii Ururka TOL Uga Socday Boorama oo Ku Dhamaaday Is Afgaranwaa, Ka Dib Markii Go’aanadisii Dib Loo Dhigay In La Shaaciyo Iyo Salaadiin Ka Dareertay!

Shirkii Ururka TOL Uga Socday Boorama oo Ku Dhamaaday Is Afgaranwaa, Ka Dib Markii Go’aanadisii Dib Loo Dhigay In La Shaaciyo Iyo Salaadiin Ka Dareertay!

Waxaana laga baqayaa in Shirkani noqdo Ayax teg Eela Reeb, hadaan midnimo guud ka iman qurbajooga ADAL ee qurbaha

Siyaasadii Samaroonka oo Noqotay Sida Laastiiga Cidii Doontaana Dhinac Ka Jiidato + Beelaha Darifyada oo Ka Faa’iidaystay Kala Qoqobnaantooda.

Kala daadsanaantoodu waxay dhaxalsiisay inay u gacan galaan iyo beelo uag faa’iidaysta taageeradooda inay aakhirka

Labada wariye ee awoodda badan ee idaacaddii Colaad abuurka iyo Xasuuqa Gadabuursiga ee Horyaal oo galaaftay Wasiir Boobe

Labada wariye ee awoodda badan ee idaacaddii Colaad abuurka iyo Xasuuqa Gadabuursiga ee Horyaal oo galaaftay Wasiir Boobe

waxay ahaayeen Labadii wariye ee ka shaqayn jirey Idaacaddii Colaad abuurka iyo Xasuuqa Gadabuursiga ee la odhan jirey Horyaal Radio

Baaq ka Soo Baxay Qurbajooga Beesha Makhaahiil(Samaroon) ee Norway.

Baaq ka Soo Baxay Qurbajooga Beesha Makhaahiil(Samaroon) ee Norway.

Jaaliyada reer Awdal ee Norway, waxay si toos ah ula socdaan dhaqdhaqaaqa ururka Tol ka wada gobolada Awdal ,Salal iyo Gabiley. Jaaliyadu waxay aad u dhaliilaysan tahay sida ururka Tol wax uga wada wadankii .iyadoo dhamaan qurba jooga Awdal ogyihiin dhibaatadii uu ururkan Tol kala dhex dhigay bulshada Reer Awdal ee walaalaha ah. Gudoomiyaha ururka […]

Gadabuursi Qeybintiisa Carabkiisuu Ku Sitaa!

urur wal oo qurba jooga reer Awdal sameysteeni wuu ka dagey Awdal. Ta qudha ee dhimana dhawaan weysoo dagi Reer Awdalow dhakhso u dhameysta wareerka ay SNM idinku dhex abuurtey.

Faallo: Soomaaliya ma meel loo soo shaqa tagaa, mise waa dal u bahaan in laga saaro Mashaqo, Mugdi, Qax, burbur iyo Fowdo?

Waxaan aragnaa ififaalaha nabada iyo is badal suurta gal ah oo imaan kara.
Balse waxaa is weydiin mudan heerka manta dalkeenu marayo cof ceynkee ah ayaa ka bixin kara. Wax walba allah ayey ku xiranyihiin lakiin sababta waxaa laga rabaa iney la imadaan bini aadamka.

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH