Harowo.com

Hees Libinta Guurka Tusmo Yonis

Siilaanyo Iyo Dr. Gaboose Ma Dambas Iyo Digay Isu Rareen?

Waaheen oo Jawaab Kulul Siisay Xadi Orormo (Badhasaabka Awdal)

Faallo: Siilaanyo ma wuxuu gartay inay Somaliland noqoto Guantanamo-dii Afrika?

  Madaarka Magaalada Hargaysa waxaa shalay laga soo dejiyay koox lagu tilmaamay in ay yihiin budcadbadeed Soomaali ah oo lagu soo Maxkamadeeyay dalka Seychelles, kuwaas oo ku qaadan doono mudada xabsigooda Jeelka dhexe ee magaalada Hargaysa.

Daawo Hooyo Ninkeeddii Lagu Xidhay Tageero Awdalstate

Gabadhan oo ninkeeddii lagu xidhay tageero Awdal State, ayaa waxay umushay isaga oo 2 cisho xidhana, ilaahadana ninka la xidhay ma arkin ilmihii u dhashay.

Waa Heestii Dhunkasho

Mobile health teams bring care to nomadic pastoralists in Ethiopia

As a new day breaks in Mayomuluko, in Fik Zone of Ethiopia’s Somali Region, health professionals loads their vehicle with supplies for the nomadic pastoralists who live in this remote district, where infrastructure and access to basic services are scarce.

Guddoomiyaha Dila oo Beeniyay Warar Sheegaya Afduub

 Guddoomiyaha degmada Dilla ee gobolka Awdal Mustafe Cabdi Xaaji ayaa si adag uga Jawaabay warar ku soo baxay wargaysyada Dalka qaarkood, kuwaas oo lagu sheegay in laba sarkaal laga soo Afduubay degmada Gabilay, isla markaana ay soo Afduubeen kooxo lagu sheegay Awdal State.

War Over a One-Horse Town

 About 125 millennia ago, the southern end of the strait between Africa and Arabia was much narrower, and may have been the springboard for one of early humanity’s great migratory leaps. [1] A big deal for everyone who has come along since, but the question of where, exactly, those first people out of Africa came […]

The historical transformation in the Ogadenia/Somali region of Ethiopia…..!

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH