January 27, 2012
Hoos Ka Dhegeyso Maanso la Magac Baxday “Garnaqsigii Boqortooyaqdii Adal Empire”, oo uu Curiyay Abwaan Maxamed Sheekh Xuseen (Tabaarag), oo Degan Dalka Sweden.
“Ma Jinsiyadii Adalee Jaldiyada Ku Tiilbaa, Loo Daajiyaa Been?”
Su’aashaas iyo qaar kaloo badan oo ku jira Maansadan ay Adal Empire ku Garnaqsanayso, ayaa waxay si toos ah u Abaaraysaa Khudbad uu Sheekhul Baladka Boorama, Sh. Cabdilaahi Sh. Cali Jawhar Dhawaan Ka Jeediyay Boorama, Isaga oo sheekhu Beeniyay Sooyaalka Taariikhda Soo Jiraynka ah ee Boqortooyada Adal Empire ee Beelaha Gadabuursi Ab Iyo Isirba U Lahaayeen, Taasoo qofkasta oo Aqoon u Leh Taariikhda Geeska Africa Ka Markhaati Kacayo. Hadaba, Bal Dhegeysio oo Dhuux Gabaygii Waakane:
Get Flash to see this player.
