December 31, 2011

SHIR AY ISKU YIMAADEEN QURBAJOOGGA BEELAHA GOBOLADDA AWDAL EE DEGAN QAYBO KA MID SACUUDIGA KUNA QABSOOMAY MAGAALADA RIYADH KHAMIIST

Shirkaas oo ahaa mid iriduhu u xidhan yahiin bilawday sacaadu markay ahayd 13.00pm ilaa 24.30am aan look ala  kicin  dood dheer gorfeyn, waxsheeg wadda tashi, isku tiirsanaan, isku  tanaasuj, istixgalin iyo is aamin.

Shir waxaa ka soo qayb galay waxgarad beelaha degga goboladda Gabiley, awdal iyo salal…..

Shirku wuxuu ahaa mid ku saabsan ama laga  arinsanayo dhacdooyinka  socda iyo sida loo majaro habaabinayo axdi qarameedkii Boorame iyo dadwenaha ku dhaqan saddex gobol een kor soo sheegnay…….

Shirka waxaa khaladka telephone kaga soo qayb galay madexweynaha dawlad goboleedka Awdal state oo joogga woqooyiga America iyo madexweyne ku xigeenka dawlad goboleedka Awdal state oo joogey marka dalka Germany……

Shirku wuxuu aad falanqeeyey dhamaan mawjadan siyaasadeed ee ka dhex aloosan dadweynaha iyo habka qaloocan ee warbaahintii goboladaas u  adeegsanayo…. Shirku wuxuu ku tilmaamay warhaahinta gobolda Awdal in ay la mid tahay islaantii wiilkeedii tidhi illaahaw iiga hadli ee la ogaaa wuxuu ku hadlay…..

Shirka Saddex geesoodka ahaa ee dhexmara madexda Dawlad goboleedka Awdal state iyo qurbajoogta beelaha ka soo jeedda goboladda…

WAXAA KA SOO BAXAY BAAQ U DHIGAN SIDAN:

1. I n la  taageeray ujeedda dawlad goboleedka Awdal state..

2. Waxaa la isla  qaatay in la joogo dhamaan aflagaadda la isku adeegsanayo warbaahin reer Awdal.

3. shirku wuxuu dhaleeceeyey sida ba’an ee loo adeegsaday heshiiskii boorame ee beel qudhi isku taxday dhamaan hayadahii lagu ballansanaa in la qaybasado..

4. shirku wuxuu ka soo horjeeddaa dhamaan cidkasta oo abuureysa iska horkeen

beelaha degan goboladda aan soo sheegnay, Ahaan saxaaffada.

www.harowo.com, www. Mysomaliland.com , www.bakipress.com, www. Quljeednet,com , waxay amaan u jeediyeen Boramanews. Iyo lughaya.com oo ay lughaya ku tilmaameen mid yar guulwadeynaysa sidda ka muuqata wararkeedda.

5. Shirku wuxuu soo saaray bayaan ah in la balaadhiyo dawlad goboleedka  Awdalstate…..

6. shirka wuxuu ka soo horjeedda siyaasadan cusub ee ku dhisan dhul balaadhkisa beesha dhexe waddo iyo jinsiyadan laga bedelayo dadkii dalka lahaa loona bixinayo SNM , MUJAAHIDKA SNM, IYO SOMALILAND SNM  baa le…IWM

7. In la qabto shir balaadhan oo qorbe joogta reer Awdal ka soo wadda qayb galaan loona ballan san yahay int ayna  gaadhin mudadii dawlad ku sheeg somaliland qabsatay in ay ku keento gacan ku dhiiglayaashii dadka ku xasuuqeyn SEEMAAL..kuna eeg 15/01/2012ka shirku ku  beegmo ka horinta aan la gaadhinoo uu qabsoomo maalinta  12/01/2012 oo  khamiista saacaddu markay tahay 20.00 pm waqtiga Riyadh…….Laguna    Qabto Magaalladda Riyadh……..

8. In la abuuro sanduuq dhaqaale ururin ah  Dadka ka soo barakacay Seemaal ee dhulkoodii lagu soo barakiciyey loona gurmado sida ugu degdeg badan……

  Iyo QODOBA KALE OO BADAN OON U BAAHNAYN WARBAAHIN…

SHIRKA QORBE JOOGTA GADABUURSI EE KA SOO QAYB GALLAY WAXAY KALA YAhiin……

                                                                           

1.Aden Barkhadle Ibrahim ((waraabe-cadde)       

2. Hassan Nuur Kooshin.

3.Mohammad cabdillahi obsiiye.

4. Idris Shanboqole…

5. Ahmed Cilmi Geedi.

6.Daahir Mohamoud.

8. Abokor Muuse.. oo khadka tel. ku la socday aan se joogin goobta…

Waxay

Allaa Mahadle…… A.Barkhadle.Ibrahim(waraabe-Cadde)..ksa.

Login