December 29, 2011
Fiidiyowgan Iyo Heesta Ku Lifaaqanba, Waxa Loo Hibeeyay Ismaaciil Muumin Aare, Ninka Qataty Dhiiga Tolkii Iyo Saylicigan Aan Danba Ka Lahayn!
Cabdiraxmaan Saylici iyo Ismaaciil Muumin Aare, Waa Kuwii Gebilay Tegay, Halkaas oo ay Amaan Anay Mutaysan Kula Dul Kufeen Reer Gebilay, Iyaga oo Waliba Ugu Balan Qaaday Mashaariic Dheeraad ah. Labadan Xaqiir ee Saylici Iyo Ismaaciil Maalina May Dul Iman Dadkan Barokacay, ee Xoolahoodiina Laga Dhacay. Cajiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiib
