December 28, 2011

Yaa Ka Dambeeya Cayda Prof. Xaamud Aw Cali Maasheeye?

Waxa baryahan dambe sii badanaaya been abuurka iyo cayda ay wadaan shabakada qabiileedka saylicipress.net. Shabakadaas oo mardhawayd wax ka sheegtay Wasiiru dawlaha arimaha dibada ee dawlada KMG-da Prof Hamud Aw-Ali Masheye Iidle.

Profisorka taariikhdiisa iyo tacliintiisu maaha mid gaaban oo an halkan ku soo koobi karo. Mana aha nin qarsoon ee wuxuu yahay waan wadab ognahay.Hadaba waxan ogsoonahay in Awcali maasheeye ahaa nin Sunia degana Magalaada Boon ee gobalka Selel. 

Waxa kaloon ogsoonahay Cida kadamysa caydaas iyo been abuurkaas inuu yahay ninka lagu magaacaabo Mahdi Farah Aden (geesoole) oo dagan wadanka Holland.

Ninkaas ayaa wuxuu yahay dadka ka dambeeya cayda iyo been abuurka dadka is jeclaan jiray ee Reerboon oo isagu si qarsoodiya ugu daba dhuunta lagaranwaayada qorta Shabakadaas. 

Mahdi wuxuu ka mid yahay aasaasayaasha shabakadaas, islamarkaana wuxuu qoraa oo uu ka masuulyahay qaybta cayda jibriil yooniska, gaar ahaan reer Axamadka, maadaama uu ku soo dhexkoray. Hadaba waxaan leenahay mahdiyoow waan ku ognahay.

G. Yonis

Email: gibrilyonis@gmail.com

Login