December 27, 2011

Cumar Cabdi Lugweyne Taariikhdiisa Isagaa Qoray, Cid Kale oo Qortana Uma Baahna

Maalmahan dambe waxa shabakaha Harowo.com iyo Quluject laga hadlay Taariikhddii Cumar Cabd, Arrintani muran uma maahna, waayo somalidu waxay tidhaa “ WAR DHAFOOR BUU KU YAALLAA”.

Qof walba waxa lagu xasuustaa wixii uu noloshiisa dhib iyo dheef ka tegay.

Laguma xasuustu shaqadiisii iyo tii qoyskooda. Haddaba cumar isagaa taariikhdiisa far waawayn ku qoray markuu yidhi waxan ahay ninkii:

*    Tolkii weligiiba qaybin jiray halkuu ka hogaamin lahaa

*   80 jir caruur iyo dumar kula shiray halkuu wax uga sheegi lahaa.

  Tacsigii dadkiisa dabbaaldeg ka doorbiday, halkuu ka taageeri lahaa

*   Hambalyeeyay kuwii dadkiisa dulmay, halkuu xaqooda dooni lahaa

*   Aqoontiisii cudur qabiil dhaafsaday, halkuu caafimaad raadin lahaa

*   ka hor ooyay asaagii, halkuu iska difaaci lahaa

*   Aarki waayay dhibta dadkiisa haysata, ee indha la’anna socdy

*   Garab maray dadkiisii, ee cidla u baxay

Intaa waxa dheer Cumar walaalkii oo, aabbihii iyo hooyadii dhaleen, wuxuu ku dhintay magaalada Ottawa muddo immika sannado badan laga joogo. Cumar wuxuu ahaa ninkii diiday inuu tago aaskii walaalkii. Walaalkiisii kale Daahir Cabdi waa kii Allaha u naxariiste Washington DC ku dhintay, mana iman aaskiisii, isaga oo Ottawa degan.

Reer Ottawa way ogaayeen ee reer jabuuti iyo caruurta u dhex fadhiyaa ma ogayn. Ninka walaalkii aasi waayay Ayuu wax tarayaa?

Aqli walaalkii maydkiisa uu ku saamaxo ayuu iska waayay!!!!!!! Caruurta iyo dumarka daba socdana waxan leenahay barta ninkaad oday moodeen.

Cumar taariikdaa isagaa qoray mana dafiri karo. Cumar cimrigiisu waa mid khasaare iyo dhib u keenay naftiisa iyo dadkiisa.

jamal hassan

Email: jamal_hassan@hotmail.ca

Login