December 31, 2011
Cali khaliif oo ay Ilaalinayaan Ciidamo Itoobiyaan ah, oo Lagu Soo Dhaweeyay Taleex
Waaheen - Waxa shalay soo gaadhay magaaladda Taleex ee shirka Khaatumo2 ka furmayo maanta ilaa bari shan siyaasi oo uu hogaaminayo Cali Khaliif Galaydh oo ka soo kala jeeda Gobolada Sool iyo Buuhoodle kuwaasoo ay ilaalinayaan Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka soo kaxeeyay gudaha Dalka Itoobiya, kana soo talaabiyay magaaladda War-dheer ee Kililka shanaad ee Itoobiya.
Kawnkan aynu ku Noolnahay Allaah (SW) Markii uu Abuuray, Waxkasta oo ku dhex nool wuxuu illaahay Baray sidii uu u noolaan lahaa, Tusaale ahaan Xayawaanku marka uu dhasho isla markaaba wuxuu gartaa Naaska Hooyadii oo aan Cidi u tilmaanin, Aadanuhuna wuxuu ka
Shirkaas oo ahaa mid iriduhu u xidhan yahiin bilawday sacaadu markay ahayd 13.00pm ilaa 24.30am aan look ala kicin dood dheer gorfeyn, waxsheeg wadda tashi, isku tiirsanaan, isku tanaasuj, istixgalin iyo is aamin.
December 30, 2011
The Real Reasons Behind the Seemal Killings!
OTTAWA (MARKETWIRE ) - Mindesta Inc. (”Mindesta” or the “Company”) wishes to announce that it has decided to focus its efforts on mineral exploration in East Africa, and in particular the Republic of Somaliland and Ethiopia, as it believes the region has very attractive geology and an improving political environment.
Waa Yaabe Horta Qolyahan Habar Cafaan Ma Waxay Noqdeen Gabrooyinkii la Odhan Jiray Dadka Ayay Galaan, Sowkuwan Reerkii Maxaad Case Uun Ka Dhex Qaylyaya!
Waayadanba Waxa dhegahayga Ka Batay Labo Magac Oon Hore u Maqli Jirin, Kuwaas oo Kala ah: Maakhado (H/cafaan) Iyo Maxaa La Yidhi (Maxaad Case).
December 29, 2011
Less Exams, More Learning.
Speaking to my worried cousin in Hargiesa I came to the conclusion that he had nothing to worry about. He did not. He had an English exam to sit and he feared that he had not learnt and memorised hard enough. So I asked him to tell me exactly what he understood from what he was taught at school. I was astonished by his ability to memorise and quote sometimes large chunks of academic texts. I asked further questions to determine if he understood what he had just memorised and he clearly had. But was he able to apply his own interpretation of the facts he regurgitated to me over the phone? The simple answer was No.
Waxay inoo joogtay Cabdi lugweyne oo Gogti kasoo guurey. Alle ha unaxariisto Cabdilugweyne wuxu soo degay Borama isagoo wata Cumar iyo labo caruura oo kale. Cabdi caruurtii wuxu ku daray isgoolka iyo malcaamada isaguna wuxu noqday kuwa xoolaha haraga ka saara.
The new issue of naming the road between Dila and Borama is a drama from an unknown origin and it is laughable in any sense and reasoning. In the first place, roads and streets need names only when they connect different parts of a city or a town.
Awdal website viewers are familiar with the bias and the tribalistic nature of their media outlets. Each group has permanently locked their minds in iron frames called websites. They visit them in the mornings to see how their frames put stories together to tailor issues to the
Cabdiraxmaan Saylici iyo Ismaaciil Muumin Aare, Waa Kuwii Gebilay Tegay, Halkaas oo ay Amaan Anay Mutaysan Kula Dul Kufeen Reer Gebilay, Iyaga oo Waliba Ugu Balan Qaaday Mashaariic Dheeraad ah. Labadan Xaqiir ee Saylici Iyo Ismaaciil Maalina May Dul Iman Dadkan Barokacay, ee Xoolahoodiina Laga Dhacay. Cajiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiib
December 28, 2011
Talo Ku Socota Beelaha Habar Cafaan/Maxaad Case Iyo Dhaliil
Qoraalkani wuxu ku socdaa waayeelka is yeelyeelaya ee xaqiiqda indhaha ka lalinaya. Waxan ognahay niman salaadiin isku sheegay oo reeraha maanta cabanaya afkoda ku hadlaya oo habeen iyo dhararba baahinayay wax bulshada kala gaynaya. Shirarka taxanaha ah ee ay Camuud Unver iclaamisay waxa lagu dhayayaa dhaawacyadii midnimadii iyo wadajirkii Gadbursiga ugaysteen, Qabyaaladii iyo qudhunkii ay umada ku kala ay t qoqobeen.
Qofka iyo Hadhkiisu meelna kuma kala hadhaan inta uu noolyahay. Reeraha H/cafaan la baxay meel aan Jyonis joogin lagama helo. Waa suura-gal in reer ama labo ay cidkale marti galisay sida Jibracinka oo kale. J/yonis wuxu ahaa reerkii H/cafaan marti galiyay markii Samaroonka kale iska soo wada caymadiyeen. Odayadii Jibriir Yonis ee wakhtigaa joogay soo dhaweynta H/cafaan dano gaaray ka lahaayeen. Danta ay ka lahaayeeni waxay ahayd ta guurka. Wakhtigaa gabdhaha geel badan baa laga bixin jirey.
Waxaa maalmihii ugu dambeeyey ku soo kordhay masraxa warbaahinta qaarkood olole loogu jiro in magac loogu bixiyo jidka isku xidha Boorama iyo dilla ee ay hawlaheeda gacanta ku hayso hay’da horumarinta wadooyinka ee Gobolada Awdal iyo Salal ee magacaheeda loo soo gaabiyo(ASARDA ).
Boorama (Harowo) - Magaalada Gebilay, ayaa shalay iyo doraadba waxa kusoo qulqulayey tiro badan oo wasiirada soomaaliland, oo uu ku jiro ninkii la lahaa wuu xidhnayhay ee Abiib Diiriye (Timo Cade), kuwaasoo uu horkacayey madaxweyne kuxigeenka soomaaliland,
Cumar markuu macalinka ahaa waxaa xidhay dawladdii siyaasad Barre oo u xirtay, fal dambiyeed u ka galay gabadh yar oo macalin ugu ahaa dugsiga sare ee hawl wadaag ee xamar, hakaasu maamule ka ahaa isagu.
Waxa baryahan dambe sii badanaaya been abuurka iyo cayda ay wadaan shabakada qabiileedka saylicipress.net. Shabakadaas oo mardhawayd wax ka sheegtay Wasiiru dawlaha
Xaaji Ibraahim Nuur wuxu ahaa nin ku suntan magaca Somaliland. Wuxu ka mid ahaa sadexdii xubnood ee 1960kii gumaystihii ingiriiksa ka saxeexay madaxbanaanida somaliland.
The demonstration against Siilanyo Government that took place in Gabiley on Friday came after the visit of the Minister of Foreign Affairs in Gabiley. The press release he made on those arrested for the criminal case of Seemaal triggered this demonstration.
Maalmahan dambe waxa shabakaha Harowo.com iyo Quluject laga hadlay Taariikhddii Cumar Cabd, Arrintani muran uma maahna, waayo somalidu waxay tidhaa “ WAR DHAFOOR BUU KU YAALLAA”.

