November 30, 2011
Baafin: Waxaa La Baafinayaa Nin Reer Awdal Ah Oo Saddex Cisho Ka Hor Ku Dhex Lumey Magaalada London Ee Wadanka UK.
Waxaa la baafinayaa Cabdilaahi Xassan oo ay da,diisu u dhaxeyso 45-50 sanno kaas oo ah shakhsi wax ka qaba dhimirka maskax isla markaana saddex cisho ka hor ku dhex lumey magaalada London hadaba qoyska iyo qaraabada Cabdilaahi Xassan waxa ay si naxariis leh uga codsanayaan cid kasta oo ninkaas la kulanta in ay la soo socodsiiyaan ciwaanadan hoos ku qoran.

Waxaa lagu soo hagaajinayaa
07506246452 C/raxmaan Cali kaahiye(Wembley)
07507789375 Hassan awlibaax(Acton)
07904775332 sheekh jabur (Southall)
07805001380 Sharmarke (Hayes)
07944230704 C/risaaq (North London)
