November 29, 2011

Awdalstate Dhaqaaqdaye Daabka Inaynu Wada Qabano Sow Ma Haboona?

1-  Maxay Awdalstate u Taagan Tahay?

samaron-smallcopy-of-calanka-adal-state-small Awdalstate does not stand for the interests of some group of the people and it must not be translated and formulated like that directly or inderectly. Awdalstate stands for the whole communities of Awdal Society and each one of us has 

the same degree of responsibility towards it so it  must be and should be formulated equally like that. Equality, Justice, Sense of Ownership, Statehoodness, and Power Sharing,  this was the dream of Awdalstate that we plegded and this was the dream, dreamt by Awdalstate Dreamers so why professionalism now? Why the dream of Awdalstate should still remain Mirage even though it has been officially Declared in London? It shouldn’t be.

Why there’re different names and ideas for Awdalstate when it comes down the ladder?  What made  it so hard to create and build broken image if we can put back its pieces and  fragments together? ……….and Thousands more questions need not to be answered but practically to be solved. So My friends Let’s all be more practical.

2-  Yaa Sameeyay Calanka Awdalstate?

Calanka Awdalstate waxa sameeyay oon dadka u sheegaya kana marag kaacaya mudo hore Mudane Mukhtaar Cige oo ka mid aha Qora ka tirsan shabakada saylicipress aniga oo ah Samaron Robleh Hassan ayaana gacantayda ku soo copy gareeyay calanka kadib markii aan u bogay waxaanu 24 and 7 uu ka baban jiray bog ka mida bogaga internetka oon marka aan ugu talo galay, warbaahinta kalena sidaas ayaan ku soo galiyay.

Qoraalkii ugu Horeeyay ee Calanka Awdalstate ku soo baxo lagu soo bandhigo waxa uu soo baxay August 2009 warbaahinta reer Awdalna waxay qaar kood soo daayeen Qoraalkaas Bishi September ee 2009 waxana ka mid aha:

The declaration of Adal State   -  Qoraalkani Wuu Ku Bilaamayay

copy-of-calanka-adal-state* If you care enough for Awdal(Adal)

Make it rise and stand alone State

For one more time in the history

For me and for you and for the entire Adalites.”

It’s a real feeling of a heart and true thoughts of a mind that adores and respects the history of Gadabursi nation and its deep-rooted civilization of Adal Empire that once existed for the entire Somalis and the Muslims in the horn of Africa.

To All Adalites;

As citizens of Adal Region let’s all talk about our statehoodness, our uniqueness and our history and existence. Let’s decide our fate and destiny while still it is in our hands as it goes saying  “Destiny is not a matter of chance; it is a matter of choice. It is not a thing to be waited for, It is a thing to be acheived” so let’s not only talk about about our statehoodness but also defend our right to be regional adminstration.

Let’s name it today and say ‘Regional state of Adal’ its flag is already been designed by some true Adalites we know that we don’t need argument at this moment, the flag have blue and white colours with a Islam sign in the middle, the blue color of the Adal flag means infinite prosperity like the sky or uncountable prosperity like the Oceanns, the white color of our flag means the light that we use to see and the education that learn to know and finally the Islam sign in the middle of the flag stands for the first rise of Muslim Empire and people in the horn of Africa. It is so perfect and beautiful what else you could have it, you tell me.

Qoraalkani ayuu aha kii ugu horeeyay ee calanka Awdalstate macneeya soona bandhiga isla markaasna ku dhawaaqa Awdalstate, waxaan xasuusinaya marka reer Awdalstate una sheegaya Mudane Mukhtar Cige inaad halka Calanku Inaga Joogo Meel ka saraysa La Saaro, Lana Xusa Wuu Mutaystaye.

*  Qoraalkan oo dhamaystiran waxad ka heli  karta barha internetka ee  bog qabadka googlaha.

Hadaba Hada oo Awdalstate Maamul Goboleed Buuxa Noqtay oo Madaxweyne iyo Madaxweyne ku xigeenba iyo Gudoomiye Barlamanba leh ,Waxaynu u baahanahay sidii waxa inaga maqan loo heli laha, waxa aynu haysanana loo ilaalin laha.

3-  Awdalstate Dhaqaaqdaye Daabka Inaynu Wada Qabano Sow Ma Haboona?

Markanna Waxan Ku Bilaabaya

“If you care enough for Awdal’s people

Make them all equal and proud

For the first in the Politics

For me and for you

And for the entire Awdalstate people .”

Waxa Maanta Sharaf  ii ah iyo wax aan ku faano inaan soo Bilaabo Awdalstatedan Casriga ah ee Maanta, soona Qoro Qoraalki igu horeeyay ee The Declaration of Awdal State . Wakhti dadku sida hada u baraarugeen ayna u baraarugsanayn oo dad badani markaas ay ila yaabaneeyeen, Ayaan hadana Maanta go’aansadey inaan bilaabo halgan kale oo gudaha awdalstate ka dhaca kaasi oo ku saabsan sidii beelaha reer awdalstate ee cadaalad daradu iyo digtaytarnimadu kala geysay la iskugu keena laha.

3da dhaqan dharaar  waa shayga kaliya ee  dadkeena dhibka kala dhex dhigtay, isla markaasna ay xaafad xaafad ukala fadhiyaan, Hadaba Su’aashu waxay tahay Dhadhaaradani laftarkooda jiho kale oo hagaagsan maynu u qaadi karna, maxaase inoo diidaya inay tijaabino wax cusub inta aynu kolba ku celcelinayno the same old mistake , xita hadii khalad noqoto inaynu wado cusub u furno dharaarkan oo aynu ku guul daraysanoba at lease will be a new mistake.

Waan Ogahay Inay dad badani yaabi doonan oo ay odhan doonan “waar yarkii Samaron Maxa Qaatey oo qabiilka uu ka hadlaya maxay Tahay” Marka dadkaasi waxan u sheegaya “I know how you may feel about talking, about Qabils but let’s be aware the issue is not always about the way we see things or feel but the issue is the way they actually are” so I am not making new clans in here but I will talk about the existence, and the reality of the old qabils on the ground and how that can be handled practically.

Waxa kolay Qoraalkaygani Khuseeya dadka caqliga u saxiibka ah iyo bulshada kale ee reer awdalstate ee danaynasa Maamul Goboleedka Awdalstate , mase khuseeyo inta jaahiliinta ah een fahmayn micnaha iyo waxan ka hadlayo ee ah waar nimanyahow si siman ummada waxa aan ugu qaybino, xeerna ka sameysano wax walba.

Dadka inta Garaad fakhrigu ku dhacay aniga jawaab igama mutaan ee waxan ku dhaafa aayadii quraanka ahayd ee ilahay SWT inoo sheegay “marka  juhaladu la murmaan dadka aaminsan  aqoonta , waxay ugu jawaabaan Saalaamada “

Aan uso Daadego Nuxurka Qoraalkan  oo Ku Saabsan sidii aynu ummada Awdalstate,  Awdalstate ay ku noqon lahayd. Waxan tusaale u soo qaadanaya Qiso dhaba oo dhacday wakhtigii rasuulkeena Muxamad(SCW) ay gaaladu damceen inay khaarajiyaan oo marka ay dilaan. Ayaa waxay yidhaahdeen waar nimanyahow hadii aynu dilno Nabi Muxamad(SCW) sideen uga samata bixi doona Qabiilkiisa maadaama uu ka dhashay qabiilka uga xooga badan Quraysh?

Su’aasha kadib waxay Quraysh oo dhani isla garteen ina 40ka qabiil ee quraysh ka koobantahay min hal nin oo xoog badan laga soo xolo, kadibna mid kaste loo dhiibo seef af badan, intaas markay isla garteen ayaa waxay yidhaahdeen hadaba waa inaa 40ka nin hal mar kaliaya seefta Nabi Muxamad(SCW) qabadsiiyaan, Si halkaasina uu ugu dinto Nabi Muxamad(SCW) qabiilkisuna ku Qanco maadaamo ayna dagaal ku qaadi karin Quraysh oo dhan iyo waliba maadaamo mid ka mid ahi iyagaba kujiray iyo waliba si loo waayo cid loo raaco falkaasi.

Inkastoo Ilaahay SWT ka badbaadiyay Nabigeena qorshahaasi, hadana waxa uu ahaa dhinac marka laga eego mid maanta  dhibkiisi oo kale bulshada Gadabursi kala dhex yaalo sababto ah:

Wiixi sare loo Qaadaba waxa dhacaysa ina laga samata bixi waayo cida marka uu khuseeyo ee xukunka SNMta ku Jirta iyo kuwa kale oo marka iyagu kaliya aaminsan waxani inaanu ahayn wax markaa loo dhan yahay, amba wax taladiisa ayna qayb ka ahayn.

Hadaba si aynu taasi uga baxno waxa meesha inoo taal inaynu talo isweydiino taasi oo ah sidii aynu wax cidba hadal uga keenin, loona dhanyahay aynu u maarayn lahayn.

Su’aashuna waxay tahay  Saafka Awdalstate Daabka Inaynu Wada Qabano Sow Maaha, Oynu Hal Mar Kaliya Kuwada Dhufano Lana Dhacdo SNM Si aynu U Goosano Gobolkeena Awdal!?

Jawaabtu hadii ay Haa Tahay waxa laga Maar Maan ah inaynu Sida ugu Dhakhso Badan Xeerkan hoos ku Qoran loo Dhago Nuglaado. Xeerankan oo ah Ka kaliya ee Ina Wada Wadaya, Ina kala wadaya,  Isku Keena Wadaya. Hadaba Akhriso oo ka fiirso, una fiirso oo ka eeg meel fog:

samaron
 
Xeer Hoosaadka Qaab Dhismeedka Sare iyo Awooda Dawlad Goboleedka Awdalstate Sida loo Balaadhinayo Bulshoweynta Reer Awdalstate waxay sida la ogyahay ka koobantahay Qabiilooyin wadaaga Magaca awdalstate, kadib burburkii Somaliya waxa soo baxday dadkuba badankoodu inay xooga saaran magaca qabiilka madaamo uu noqday ka kaliya ee marka dawlad amba maamul yimaado Somalidu isku dulmido iyagoo adeegsanaya magac beeleed si toos ah amba si dadban hadaba kadib markii dadka reer awdalstate arimihan fiiriyeen waxa laga marmaan noqotay inay hadii si siman oo cadaaladi ku jirto loo maareeyo magacan beeleed ee bulshadu ka kooban tahay inay yaraanayso khilaafka siyaasadeed ee bulshadu isla markaana hore u soconayo hadafka guud ee reer Awdalstate.

Baadhitaan iyo qiimayn wakhti badan galay kadib waxa aan soo jeedinaya inaa dastuurka awdalstate lagu daro qodobadan hoos ku qoran sida ugu dhakhso badan loogu soo bandhigo dadka hirgalidooda:
 
1-  Dawlad Goboleedka Awdalstate ee Somaliya waa inaa Bulshada si siman oo isku dheelitiran Loogu Baahiya  Awooda sare ee Dawlad goboleedka Awdalstate gaar ahaan Awoodaha Sare ee kala ah Kuraasta Sare,Golaha Wasiirada iyo Golaha Barlamaarka , laguna saleeyo (1 for 1 per 3) in any circumstance .
 
1a- Sida loo Baahinayo Awooda Saddexka Kursi ee ugu Sareeya Maamul Goboleedka Awdalstate

*   Madaxweynaha , Madaxweyne kuxigeenka iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Awdalstate Waa Inaa  Doorashada Kursiga Madaxweynaha kadib la waafajiyo Hab Dhismeedka Dhaqan ee Bulshada Awdalstate loona Baahiyo 1×3  in any circumstance.
 
1b- Sida loo Baahinayo Awooda Golaha Wasiirada ee Maamul Goboleedka Awdalstate

Golaha Wasiirada Maamul Goboleedka Awdalstate Waa inaa had iyo jeer Loo Baahiyo Awooda Si Waafaqsan kolba tirada uu ka koobanyahay goluhu. Waana inaa si siman oo isku dheelitiran loo Baahiyo in any circumstance.
Tusaale 12ka Wasiir ee loo qoondeeyay hada Maamul Goboleedka Awdalstate waa inay 4×3 noqoto ..

 Golaha Wasiirada waxan ka mid noqon karin Madaxweynaha iyo Ku Xigeenka iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Cidooda in any circumstance.

Waxa sidoo kale ka reeban inaa beel ka mid ah 3da Dhaqan Dharaar  booxiso  laba wasaaradood in any circumstance.

*   Waa Inaa Haweenka Awdalstate lagu soo Daro Golaha Wasiirada iyadoo la Waafajinayo 1×3 lana baahinayo, isla markaasna la isku dheeli tirayo Awooda Haweenka in any circumstance.

*  Waa inaa Saddexda Wasaaradood ee kala ah Dibada, Maaliyada iyo Gudaha waa inay Noqdaan 1×3, Loona Baahiya 1×3 si Waafaqsan in any circumstance.

1c-  Sida Loo Baahinayo Awooda Golaha Barlamaanka Maamul Goboleedka Awdalstate

*   Golaha Barlaamaanka Awdalstate marka la soo xulayo amba dadka soo dooranayaan waa inaa awooda loo baahiyo si siman oo isku dheelitaran, loona baahiyo awooda  iyadoo  laga duulayo tirada loo qoondeeyay barlamaanka awdalstate in any circumstance.

Tusaale Hadii barlamaarka awdalstate yahay 45 waa inaa awooda loo baahiyo 15×3.

1d-  Xeerka Hirgalidiisa

*   Xeerarkan Waa Inaa Loo Ansixiyo Sida ugu Deg degsan , dadweynaha Awdalstatena xog ogaal arrinkan  looga dhiga.

*    Hirgalidiisu waxay ka bilaamaysa marka la ansaxiyo , ansixinta kadib si buuxda waa inuu u hirgala xeerkan wixi marka ka danbeeya.
 
P.S:  Waxan u sheegaya dadka inaan ka Daalayn sidii loo heli laha Awdalstate iyo Waliba sidii Dadka reer Awdalstate meel uga soo wada jeesan lahayeen maamulka loona Wadaagi laha.

‘Get Freedom and Equality Or Die Trying’  This program is initiated and hosted by The Samaron News Media Network

 officially started in 30 July,2009

 Today The Samaron Media Network is pleased to introduce to you a new unique Serial Chapter of News where you can follow up the latest Articles ,News and informations about the search and the struggle of Awdal people for independent state of Awdal Administration , we named this great  chapter of struggle ”Get freedom and Equality or die trying” it will be a topic full of  serial freedom fighters Articles, Speeches, News and infomations , it will be a place where  Awdalites  start their bit of struggle to enforce full functional and independent State of Awdal Regional Administration.

HERE we Start today and WE won’t let it stop*(IA), WE promise, WE just can’t do that to Awdal people before we tried first ,We’ll continue fighting, writing,  by any means untill  the sun of freedom is seen by the people of Awdal,Untill Awdal State is Formed, Untill it is independent and functional ,Untill it stands alone,Untill we done,Untill Awdal is free or We die Trying.

Waa Balantii aan Naftayda ka Qaaday

30 July, 2009

Stillna, it is On.

Samaron Robleh Hassan

Email: samaron_hassan@hotmail.co.uk

Login