November 26, 2011
Ogaysiis: Daah Furka Buug Cusub oo la yidhaa “Qaran aan Waxba Qaybsan”.
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaanba dadwaynaha ku nool magaalada bristol ee uk, in ay ka soo qaybgalaan, daahfurka buuga cusub, ee la magac baxay (( qaran aan waxba qaybsan)) buuga oo ka sheekaynaya dhibaatooyinkii ka dhacay dalka soomaaliya iyo wixii keenay burburkii soomaaliya.buugu waa buug guud ahaanba uu qoraagu ku cabirayo fikirkiisa sida ay la tahay waxa keenay burburkii soomaaliya. xafladaasina waxa ay ka dhici doontaa, addreska hoos ku qoran.
maandeeq trade centre
gabriel house
st, gabriels road
easton bs5 0ru
17;00 saterday 03 dec
wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidha;
a. samale; 07931917571
