November 30, 2011
Waraysi Abwaan Siciid Muumin Yaabe
Borama (Harowo) - Waxaan maalintii shalay ahayd aan waraysi dhinacyo badan taabanaaya aan kula yeeshay magaala boorama Hotel RAYS Abwaan Siciid Muumin Yaabe, oo ah abwaan ka soo jeeda Gobolada Awdal/Salal, isaga oo abwaanku dhawaan socdaal gaaban ku yimid magaalda boorama.
Wariye Omer Albashiir - Harowo Borama
Waxaa la baafinayaa Cabdilaahi Xassan oo ay da,diisu u dhaxeyso 45-50 sanno kaas oo ah shakhsi wax ka qaba dhimirka maskax isla markaana saddex cisho ka hor ku dhex lumey
November 29, 2011
Jaawab Ku Socota Dhawr Arimood oo Dadka Awdal State Diidan ay ku Doodaan
Qodobka koowaad: Hadii ree awdal cabanayaan maxay u furan waayeen xisbi siyaasi ah maadaama la furay xisbiyadii Hadii aan ishkaalka noocan ah ka jawaabo, waxaan dadka qaba furasashada xisbiyada siyaasada waydiin lahaa su’aalaha hoos ku qoran:
Waxa lawada ogsoonyahay iney dowlada SNM dagaal xoogle oo qarsoon kula jirto Gadabuursi. Yaga oo ku haya caga jugleyn, cabudhin, ilaha dhaqaale oo laga xidho iyo baro kicin iyo isku dir ay beelaha Gadabuursi isku diraan. Siyaasada qudhmuun ee dowlada SNM ee uu horjoogaha ka yahay Siiraanyo ee ku dhisan cadaadiska beel weynta Gadabuursi, daboolista
Boorama (Harowo) - Ururuka ASERDA, kuna hawllan jidka isku xidha Dila Boorama ayaa haatan ku hawllan dhammaystirka wejigii koowaad ee dhismaha jidkaasi, kaasoo haatan galay magaalada Gorayacawl.
Sirdoonka beelaha dhexe ee Somaliland, ayaa si lama filaana uga hor yimid dhaqa-dhaqaaqa labadii wiil ee Ururka Tol Leadership Council u dirteen magaalaga Boorama, isla markaana ku amray inay si degdeg ah uga baxaan Somaliland. Arintan oo aan hore loo filayn maadaama ururka lagu tuhunsanaa inuu taageero ka haysto madaxwene kuxigeenka
Boorama (Harowo) - Madaxweynaha Soomaaliland axmed maxamefd siilaanyo ayaa manta dalka kusoo laabtay kaddib markii uu fasax kaga maqnaa muddo bilkudhawaad in ka badan. Imaatinkiisa caasimadda hargeysa ee shalay ayaa laga yaabaa dad badani inay ku farxeen,
1- Maxay Awdalstate u Taagan Tahay?

Awdalstate does not stand for the interests of some group of the people and it must not be translated and formulated like that directly or inderectly. Awdalstate stands for the whole communities of Awdal Society and each one of us has
November 28, 2011
Who is Who In Awdal’s Media Outlets.
The present Awdalite media outlets tend to be too propagandistic to be read, viewed or listened to. Mostly, they follow clanish, individualistic and group interest footmarks. However and unfrotunately for the Awdal commuity, there are very few or no other alternatives at all.
“Mar hadaan muftaaxii midigtaa ku haysto - Madhxin maayo xoolaha inta uu ka maqanyee - Meeshii aan doonaba, wa inaan mushaaxaa - Wa inaan Mushaaxaa….”
Labada wiil ee ururka siyaasadeedka Tol leadership Council Boorama u direen, ayaa sida ka muuqata xoolo aanay lahayn hurgufaya, iyaga oo dadka qaar ugu sheekeeyay inay magaalada lacag xad dhaaf ah ku rushayn doonaan.
November 27, 2011
Faallo: Doorashada Dalka Waa Loo Wada Tashanayaaye Innana ma Tashannaa.
Shacabkii reer Somaliland waxa ay leeyihiin, ‘Bal eega dawlad dawlad ayaa la inna moodaa, oo weliba dawlad horumartaa la inna moodaa….waa taa xisbiyadii albaabbada loo ballaqay, ee loo wada xaytay in ninkii amma gabadhii wax isla haysaaba ay xisbi furato. Dadkii wada mashquul oo magacyo badani durba suuqii soo gal, siyaasiyiin hor-lihi isku caleema saare madaxweyne iyo Madaxweyne ku xigeen’.
Geesi ma qarsoomo lamana qaldi karo, garaadkiisa wanaagsana marnaba hoos umma dhaco. Qalbigiisuna marnaba ma dacifoobo. Dhiigiisuna marnaba ma khafiifo. Waxa taa ka markhaati ah geesiga firfircoon ee u dhashay Awdal ee xilkii dib ugu tuurey dowlad goboleedka Somaliland ee ku saleysan qabyaalada kali taliska ah.
November 26, 2011
Ogaysiis: Daah Furka Buug Cusub oo la yidhaa “Qaran aan Waxba Qaybsan”.
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaanba dadwaynaha ku nool magaalada bristol ee uk, in ay ka soo qaybgalaan, daahfurka buuga cusub, ee la magac baxay (( qaran aan waxba qaybsan)) buuga
Mr. Ahmed MM Siilaanyo is in London now. Why is he there? No one knows. He and his entourage (including the young energetic Dr. Mohamed Abdillahi) have failed to tell their own people why is the president is in London now.
Ten days ago this week, a close friend and relative of mine told me he was traveling to Borama to join his family. Then I asked him who was taking him. And he said “I will catch a bus or will go with friends.” And since I have all the free time in Hargeisa, I thought it would be inconsiderate of me not to help. So, I decided to take him in my Toyota Mark II car which is of course a great car when it is in city streets.
November 25, 2011
Faallo: Maxaa Sabobay In Waftigii Xukuumada Somaliland ee Boorama Yimid, Waxba Uga Socon Waayeen Ajendayaashii Socdaalkooda?
Boorama (Harowo) - Sida la ogyahay waxa magaalada Hargeysa dib ugu laabtay wafdi ka kooban xubnaha reer Awdal kaga jira xukuumadda Axmed Siilaanyo, kuwaasoo muddo toddobaad ku dhaw Boorama ugu sugaan arrimo siyaasadeed iyo kuwa dhaqan, afartii bilood ee ugu dambaysayna saamayn ku yeeshay deggenaanshaha Gobolka iyo arrimaha beelaha.
Hordhac: Magaalooyinka ku yaalla dalka Ingiriiska oo dhan waxa ku nool dad Somaliyeed oo tiro ahaan aan yarayn, waxase loo badan yahay magaalooyinka waaweyn sida; London, Birmingham, Leicester, Bristol, Cardiff, Manchester, Southampton, Liverpool iyo magaalooyin kale. Sida qaalibka ahna dadku marka ay dalka Ingiriiska soo galaan waxa ay beegsadaan in ay magaalooyinkaa degaan. Si ay shaqo iyo camallo kale uga raadsadaan.
Get Flash to see this player.

