October 27, 2011
Reer Gabiley kaligood Siyaasaddu kama qaldana, ee waxa ka sii daran reeraha ka sii galbeedeeya.
Gebilay iyo Borama shacabkoodu waa dad wanaagsan oo farxadda iyo damaashaadka jecel. Maalmaha ay ugu sii farxad badan yihiinna waa marka olole siyaasadeed lagu jiro amma wafdi la soo dhaweynayo.
Waxaan marka hore halkan ka salaamaya dhamaan dadwaynaha sharafta leh ee reer ADAL qaybahooda kala duwan meel kasta oo ay joogan. Sida ku cad ciwaanka maqaalkaygan waxaan jeclaystay inaan si kooban uga hadlo damac la´aanta haysata siyaasiyiinta reer awdal ee
Quljeed (Harowo) - Abaaro 2:30 galabnimo ee saacada geeska afrika ayaa waxa uu ka anbabaxay Ugaaska gud ee beelaha gadabuursi magaalada borama, isaga oo ku si jeeda Gobolka Xeebta ee Salal ,wafdigan u hogaaminayo ugaasku ayaa waxa si diiran loogu soo
Boorama (Harowo) - Guddoomiyaha Urursiyaasadeedka Waddani C/raxmaan Maxamed C/laahi (cirro) iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta si weyn Boorama loogusoo dhaweeyey.sawaxanka soo dhaweynta guddoomiyaha g/wakiilada soomaaliland, isla
Dear professors Suleiman, please accept my best regards and congratulations towards the fantastic job that you and your team always pursue in the University. After that, I would like mention how I’m so amazed; to see the current beautiful, modern, and well equipped
October 26, 2011
Cabdicasiis Samaale, Halkii Loo Carbiyey U Sahay Qaaday.!!!
Iskaashiga sida qaldan laysu bahaystaa inta badan waxa ka dhafa xumaan iyo is xagxagasho xag jirra.Xidhiidhadii iyo is xulufaysigii sida gaarka ah uga dhexeeyey hogaankii Kulmiye iyo
Boorama ( Harowo) - Tan iyo intii ay jirtay Soomaaliland labaatan sano in badan, waxa qayb ka ahaa siyaasiyiinta, waxgaradka iyo oday dhaqameedyada reer Awdal, kuwaasoo lagu kala bartay waxtarkii ay u lahaayeen beelaha ay metelaan ee kuraasta ugu fadhiyaan iyo waxyeelada ay u geystaan, halka kuwa kalena an labada midna lagu qiimayn.
Roob lagu qiyaasay Labaatan bilyan oo Cubicmeter ayaa sanadkan xiligii maansuunta ka da’ay qeybta waqooyi ee dalka Thailand. Waxa laga qabsi qabaa in madaarka wayn ee caasimada iyo
Aniga oo ku hadlaya magaca eheladii Axmad Abiibakar Sheekh Cumar Good, waxan mahadnaq u dirayaa dhammaan dadkii nala damqaday ee geeridii naxdinta badnayd ee ku timid wiilkayagii nagula wadaagay baroordiiqda iyo dareenka walaalnimo.
Labo Kaclaynta iyo soo noolaynta Boqotooyada Ugaaska Beelaha Samaron, oo mudo dheer ka maqnayd saaxada dhaqanka, dhaqaalaha iyo siyaasada madaqada Geeska Africa, ayaa waxa sas ka qaaday qaybo ka mid ah beelaha Gadabuursi, kuwaas oo inay soo dhaweeyaan iska daaye, geed dheer iyo mid gaabanba u fuulay sidii ay u fashilin lahaayeen khadarka Ilaahay u soo diray inuu ka dul qaado masiibooyinka iyo talo xumada ku habsatay Qoomiyada Gadabuursi ee qayrkood ka reebtay.
October 25, 2011
Constructing a Reliable Central Bank in Somaliland
As the nation looks forward to the upcoming elections, I write this article to remind the Parties of their responsibility to the country. Conducting a coherent election, in a transparent manner, will no doubt strengthen our case for recognition and nation building but I say “what is recognition if our institutions are not robust and transparent”? The answer to that question
Intaanan maqaal u qorey u gudagalin, Hyena, horey uma aqoon waxaaa iigu maqaal ah maalintii laga qaadey xilka Isuduwaha wasaarada Warfaafinta ee Awdal ka dib imtixaan
October 24, 2011
STATEHOOD FOR SOMALILAND AND THE GLARING HIPOCRACY
“Wixii hore u soo daashaday Dugashanaysaaye” “In Pursuit of the futile” (clans) Cabdillahi Suldan Timacadde
On October 18, 2011, the President of the self-declared Republic of Somaliland (Northern Somalia) distributed a two page overview of the Horn of Africa region on the world-wide web. The English version, “The other Horn of Africa” by Ahmed Mohamoud Siilanyo was published
Dear professors Suleiman, please accept my best regards and congratulations towards the fantastic job that you and your team always pursue in the University. After that, I would like to mention how I’m so amazed, to see the beautiful and the well-equipped current campus; the other day of my revisit.This is an image which is really opposite to the pass one.
Boorama (Harowo) - Badhsaabka G/awdal, Axmed Xaddi Sidci, ahna badhsaabkii u dambeeyeyy ee axmd siilaanyop u magacaabay xilka guddoomiyenimada gobolka ayaa u
Shalay Axadii waxa Turkiga Ku dhuftay Dhul-gariir Wayn Oo Qiyaastiisu ahayd 7,2. Waxa dhici karta in dhimashadu 1000 Qof gaadho.
Sweden - Dadka reer Libiya Waxay Ku Noolaayeen Faqri Markii Uu Qadaafi Haystay Hanti Ka Badan 1300 Bilyan oo Kronor. Mucamar Qadaafi wuxu samaystay guryo, dahab iyo shirkado. Isla markaana wuxu hanti badan oo malaayiin gaadhaysa dhigtay bangiyada.
Dhamaan dad waynayaha ku nool dunida dacaladeda waxaan ugu busharaynaynaa in ay kusoo biirtay saxaafada caalamka websiteka cusub ee (www.xerogeel.com)
A launching Ceremony of Amoud University Alumni Association was held at Imperial Hotel, Hargeisa on Saturday Evening, 22/10/2011. The launch was attended by a high profile delegation from Amoud under the leadership of
