October 2011

October 31, 2011

Faallo: Jawigii Ugaaska Beealaha Samaroon Kaga Ambo Baxay Boorama, Turunturooyinkii Loo Dhigay Iyo Guulaha Dhaxal Galka ah ee Ka Soo Hooyday Safararkiisii Xeebaha Awdal/Salel.

Boorama (Harowo) - Mar kasta oo umad ama qawmiyadi go’aansato inay danahooda u maraan safar dheer, waxa hubaal ah inay safarkaasi kala kulmaan caqabado kaga yimaaddaa umadda ay metelaan, kuwa kasoo horjeeda danaha qawmiyaddaasi, loogana gacan haadiyo meelo kale iyo duruufo kaga yimaadda dhinaca ilaahay oo baajin kara safarkaasi.

More

Safarka Ugaaska ee Xeebtu Waa Taariikh Midnimo oo mudan in la Wada Ilaaliyo

Socdaalka Ugaaska Qoomiyadda Gadabuursi ee xeebta saylac ilaa Lughaya waa  taariikh soo noqotay oo mudan in hareeraha laga joogo si loo ilaaliyo, looguna rido wadadii  qaddarinta laheyd ee hoggaankeedu ku socon jiray.

More

Raashinkii Gargaarka Ahaa Ee Ugaaska Samaroon U Waday Dadka Abaaruhu Ku habsadeen Oo Galabta Lughaya Gaadhay iyo Gudi Uu Ugaasku Hawshaa U Xilsaaray Oo Maamulaysa.

Baabuur Waraad ah oo raashin mucaawino ah u siday degaamada hoosyimaada degmada Lughaya oo kasoo kicitimay magaalada Jabuuti isla markaana Ugaasku ugu talo galay dadka abaaruhu saameeyeen ee jiida degmada Lughaya ayaa galabta gaadhay magaaladaasi.

More

Ugaaska Gadabuursi iyo Suldaan Suleyman Ceelbardaalayntu Joojin Mayso.

Waxan arkayey maanta guddi Hargaysa laga magacaabay  oo dhaqdhaqaajinaya ceelberdaalayntii,,wax nagu cusub maaha oo wa iska caado in Hargaysa markii dhibi ka jirtaba la bilaabo Ceel Berdaalaynta.

More

October 30, 2011

Hoos Ka Dhegeyso Waraysi Kooban oo Aan la Yeelanay Suldaan Abubakar Cilmi Wabar, Ahna Suldaanka Guud ee Ardaayada Jibriil Yoonis, Guul Dhaxal gal Ahna Ka Soo Hooyay Socdaalka Ugaaska, Hadana Jooga Magaalada Lughaya.

Get Flash to see this player.

Hoos Ka Dhegeyso Weriye Cali Aare, oo la Socda Waftiga Ugaaska Beelaha Samaroon, oo si Kooban Uga Waramaya Imaatinkii Waftiga ee Magaalada Lughaya.

Get Flash to see this player.

October 29, 2011

Who is who in the Current Gadabursi Leadership

Gadabursi Boqor doobirlaa       Daadahayn Jiraye
Dixda faafan dooxada Jigjiga    Ilaa badduu daadsanaan jiraye
Dawlad wayn buu ahaa
oo laga danbeeyaaye

Maanta dhulkoodii dhan walba waa laga soo galay waxana hoggaamiya kuwan

In many times,  the Gadabursi people came across leaders who were hard to forget. Long ago, there were the great men whose wisdom, words and actions lighted a trail to follow for

More

Booqashadii Ugaaska ee Magaalada Qadiimiga ah ee Saylac, Waxay Soo Noolaysay Taariikhdii Reer Awdal

Waxa ugaaska Gadadbuursi iyo wafdigii u hoggaminyey ay safar ku kala bixiyeen dhammaan dhulweynaha Awdal iyo  Salal ee dhinaca Galbeedka iyo xeebaha, iyaga oo maalintii Arbacadii ee bisha Oktobar ahayd 26ka

More

Suldaan Samatar iyo Suldaan Dhawal Hadii aad Marti ku Ahaydeen Saylac, Ugaas Cabdirashiid Ayaa Cadeeyay Inaad Leedihiin Saylac.

Wakhtigu waa mawjad is laba rogaysa, taariikhiba taariikh ayay eryanaysaa, maalinba maalin ayay dhaxlaysaa, waxa aan aad iyo aad ugu farxay  uguna riyaaqay illaahay ha karaameeyo danbigiisana ha dhaafee uguaas cabdirashiid ugaas rooble ugaas doodi ugaska guud ee beelaha

More

Habar Cafaan Waa Ayo? Habar Cafaan Waa Gadabuursi ee Ma aha Gabigood Samaroon.

Furitaankii shirka beelaha Habar cafaan, ayaa waxaa ka hadlay cuqaal iyo odayo dhaqameedyo, kuwaas oo ka hadlaayey shirkan u jeedadiisa uu xambaarsan yahay iyo waxa ka dambeeya.

More

Hoos Ka Dhegeyso Weriye Daahir Axmed Jirde oo Goob Joog U Ahaa Taariikhda Maanta Dhacday, Markii uu Ugaaskii Beelaha Samaroon Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi Booqay Dekadii Saylac, Badii Saylac-na Cagaha la Galay.

Get Flash to see this player.

Hoos Ka Dhegeyso Khudbadihii Reer Jabuuti, Suldaan Wabar Iyo Ugaaska Beelaha Samaroon Ugaas Cabdirashiid Ka Jeedoyeen Xafladii Maqaamka Sheikh Ibrahin Saylici oo Ku Yaal Magaalada Saylc.

Get Flash to see this player.

Hoos Ka Dhegeyso Hadalkii Suldaan Saleebaan Iyo Gabaygii Lagu Soo Dhaweeyay Ugaaska Beelaha Samaroon.

Get Flash to see this player.

Crowning Haddi as Awdal’s Governor is Like Adding Insult to the Injury

In 1991,  the SNM collaborated with the Ethiopian army and launched a surprise attack on Borma and its civilians. The attacking enemies murdered many unarmed civilians and looted their properties.

More

Faallo: Sul. Samater Iyo Dhawal Ma Kula Tahay Inay Mucaradka ay Ugaaska Ku Yihiini ay Tahay Mid Iyaga Ka Soo Go’day, Mise Waa Mid Gacan Shisheeye Ku Jirto, oo ay Lacag Ku Qateen?

Tan iyo intii uu ugaas beelaha samaroon ugaas cabdirashiid ugaas rooble ugaas doodi uu soo gaadhay dalka itoobiya gaar ahan casimada addis ababa  iyada oo halkaas si diiran oo heer qaran ah loogu soo dhaweeyay,

More

October 28, 2011

Ilaalada Waftiga Ugaaska Beelaha Samaroon, oo Ka Adkaatay Maleeshiyo Beeleed Ka Soo Jeeda Beesha Bahabar Celi ee Saylici Ka Dhashay, oo Jid Gooyo U Dhigatay Meel Ku Dhow Boon.

Boorama (Harowo) - Wararka ka imanaya degaanka Boon, ayaa sheegeya in maleesiyo beeleed kasoo jeedda beesha madaxweyne ku-xigeenka Soomaaliland lagaga adkaaday jidgooyo ay u dhigteen kolonyada u hogaaminyey Ugaaska Beelaha Samaroon, oo kusii jeedday degaanada xeebaha, gaar ahaanna Degmada Saylac.

More

Hoos Ka Dhegeyso Weriye Cali Aare, oo ah Weriye Madax Banaan, Kana Hawl Gala Gobolka Awdal, oo Ka Waramaya Socdaalkii Ugaaska Beelaha Samaroon Ku Tegay Degmada Saylac iyo Sidii Loogu Soo Dhaweeyay.

Get Flash to see this player.

Hoos Ka Dhegeyso Afhayeenka Beesha Jibriil Yoonis Mudane Jaamac Faarax Xareed oo Ka Waramaya Socdaalka Waftigii Ugaaska oo Saaka Ka Baxay Magaalada Boon, Hadana Dhaafay meesha La Yidhaa Caro Wareen, Caawana Ku Sugan Saylac Inshaa Allaa.

Get Flash to see this player.

October 27, 2011

War Degdeg ah: Wafdigii Uu Hogaaminaayay Ugaas Abdirashiid Oo Saaka Ka Anbabaxay Magaalada Boon

Shalay galab ayaa waxa si diiran loogu soo dhaweeyay Ugaaska guud ee beelaha gadabuursi magaalada Boon, waxana halkaasi ku soo dhaweeyay dadwayne aad u tiro badan, waxana ay lulayeen caleemo qoyan , Ugaaska iyo wafdigii uu hogaaminaayay ayaa waxa loo kexeeyay

More

Login