September 2011

September 26, 2011

Xukuumada Axmed Siilaanyo iyo Maamul Goboleedyada Awdal State iyo SSC oo ku Hirdamaya ka mid noqoshada Fadaral Somaliya.

Tan iyo markii ay madax banaanideeda la soo noqotay jamhuuriyada Somaliland 1991kii oo hada laga joogo 20 sanno waxa guud ahaa shacabka reer somalilanad iyo xukuumadihii iskaga danbeeyey talada dalka ka gonaa gooni isku taaga Somaliland oo ahaa mid ay ka

More

September 25, 2011

Taariikhdu Waa Cibaaro: Sooyaalka Tariikhdii Xayle Silaase

sellasie Taariikhda aadmigu soo maray taniyo intii  uu Ilaahay abuuray dunidan ee ay soo jirtay, waa cibaaro miidhan oo u baahan in dib loo jalleeco si wax loogu qaato.Marka uu Ilaahay (SW) uu innooga warramayo raggii qooqay ee uu Fircoon ka mid ahaa waa si aynnu uga baydhno waddadii ay qaadeen

More

Dood: Ahmed Xasan Cawke Waa Saxafi ee Maaha Nin la Qoonsado Amma Dhinac loo Tiriyo.

Ilama aha in ay doodi ka taagan tahay in uu Ahmed Hassan Awke qalad galay iyo in uu Madaxweynaha Djabouti qoonsaday amma in shaqadiisii wariye nimo cidhiidhi gashay. Waayo, Mr Awke  waa saxafi uu dhiiggiisa iyo uuskiisuba ka samaysan tahay Saxaafad.

More

Arrinta Ugaasdoonku Waa Miino Hoos Taala Godoomiyaha Gobolka Awdal

Waxaan maanta daawaday barnaamaj muuqaal ah oo lagu wareysanaayey Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Awdal. Wareysigaasi oo taabanayaayey meela aad u fara badan oo ay ka mid yihiin abaaraha ballaadhan ee ku habsaday Gobolka Awdal, gaar ahaan degmada Lughaya iyo hawsha isaga u taala ee laga filaayo in wax u ka qabto.

More

Gabay Ugaaska Loo Tiriyey Dhawaan

Aadan Tarabi oo Burco jooga ayaa dhawaan Ugaas C/rashiid Ugaas-Rooble Ugaas-Doodi Gabay u soo tiriyay waxana uu yidhi sidan: More

Mid Kamid ah Odyaasha Ugu Magaca Weyn Gobolka Awdal oo Ugaaska Beelaha Gadabuursi Gudoonsiiyay Duco Iyo Dardaaran

Boorama (Harowo) - Odeyga Guud ee Beelaha Maxamed-case ee Dega Gobolka Awdal islamarkaana kamid ah Odyaasha ugu faca iyo magaca weyn Gobolka Xaaji Daahir Cilmi Kheyre, ayaa barqdii maanta Gudoonsiiyay Ugaaska beelaha Gadabuursi duco iyo dardaaran

More

September 23, 2011

Oyster Enters Into PSA With Republic of Djibouti

Oyster Oil & Gas Limited has announced the formal signing of a Production Sharing Agreement (PSA) between the Government of the Republic of Djibouti and Oyster Oil.

More

Ugaaska Beelaha Gadabuursi oo Maanta Gurigiisa Ku Booqday Xaji Daahir Cilmi

Boorama (Harowo) - Ugaaska beelaha gedebuursi, Ugaas C/rashiid Ugaas Rooble, ayaa maanta gurigiisa ku booqday xubin ka tirsan oday dhaqameedyada ugu caansan soomaaliland, Xaaji Daahir Aw Cilmi, oo haatan caafimaad darro awgeed u jiifa gurigiisa Boorama.

More

Abaar Soo Barakiciyay Tobonaan Qoys oo Soo Gaadhay Magaalada Gargaara ee Degmada Lughaya

Boorama (Harowo) - wararka ka imanaya dedegaanka Gargaara ,hoosna timaadda maamulka degmada Lughaya ayaa la sheegeyaa inay soo geleyaan magaaladaasi kaddib ay ku dhufteen abaaro ka dhalataya roob la’aan xidhiidhaah oo ka dhacday halkaasi.

More

Hees: “Qaaddirow Allow” By Bashir Goth

Heestan soo socota “Qaaddirow Allow” waxan tiriyey maalmihii ugu horreeyey ee ay qaylo dhaanta abaarta iyo macaluushu ka soo yeedhay Soomaaliya bishii July bilowgeedii. Haddaba

More

Wasiirka Hawlaha Guud oo sheegay in Afrta KM ee JIdka Boorama-Dilla Laba Wiid KU Dhamaan Doono

Boorama (Harowo) - Wasiirka hawlahga guud ee soomaaliland Prof. Ismnaaciil Muumin aare ayaa sheegay in hawsha daba dheeraatay ee ku saabsan afarta kiiloomitir ee jidka Boorama-dila ay ku dhamaan doonto labada wiig ee soo socda.

More

September 22, 2011

Somali Businesses Must Respond to the Recession effectively or Close

Walking through my favourite street in East Bristol I come across a shop that is boarded up. Only a few months a go it was a booming clothes shop which specialised in traditional Somali female clothing and toiletries but today, along with the restaurant next door and three other shops on the other side of the road, they are all vacant.

More

Jawaab Ku Socota Amsador Mahiga Shirkiisii Canada ee Awdal State

Waxa tan iyo shalayba la hadalhayaa kulan dhex maray shkhsiyaad reer Awdal ah iyo ambassadaor Mahiga, kulankaasoo lagu sheegay in lagaga wada hadlay waxa loogu yeedhay “Awdal State”, balse waxan u sheegaynaa ambassador Mahiga inaan marnaba gobolkani noqonayn calaamado lagu burburinayo jiritaanka Soomaaliland.

More

Ugaasku Waa Astaan Midnimo, Hadii La Diidase…….!

Baryahanba arimaha ka socda gobolka Awdal dusha ayaan kala socday. Waxaanan arkay arimo iga yaabiyay oo aanan filayn inay ka suura galayaan dadka reer Awdal qaar ka mida. Odhan maayo qoomiyada Gadabuursi, waayo qoomiyada Gadabuursi way ka balaadhantahay gobolka Awdal oo Itoobiya, jabuuti iyo gobolka Hargaysaba way dagaan. 

More

Xaflad Boorama Loogu Sameeyay Arday Ka Qalinjabisay Machadka Saylac ee Barashada Islaamka

Boorama (Harowo) - Xaflad shahaadooyin lagu guddoonsiinayey arday ka qalinjabisay machadka deraasaadka islaamka iyo barashada luqada carabiga ayaa xalay lagu qabtay Boorama. Xafladdan oo ay kasoo qaybgaleen masuulyiinta gobolka Awdal, waxbarashada,

More

Midkee Mudan in La Taakuleeyo Lughaya Iyo Muqdisho?

Sida aan ka wada warqabno, waxa in dhawaalaba loo ururinayay caawimo  dadyowga ku barakacay koonfurta dalka somaliya. Dowladda uu gadhwadeenka ka yahay siiraanyo, waxay hadh iyo habeen ku hawlanayd sidii gargaar buuran loo gaarsiin lahaa koonfurta dalka

More

September 21, 2011

Wafti Isugu Jira Komishanka Qaranka ee Doorashooyinka Iyo Xukuumada oo Booqasho Hawleed KU Yimid Boorama

Boorama (Harowo) - wadi isugu jira komishanka qaranka ee doorashooyinka, diiwaangelinta iyo wasaaradda arrimaha gudaha, ayaa shalay booqasho hawleed ku yimi boorama. Wafdigan oo u horkacayey, Faarax Abiib suldaan, kana tirsan komishanka

More

Login