September 28, 2011

Tahniyad Ku Socoto Liibaan Maxamuud Ciise (Timo Jilic) iyo Marwo Faadumo Axmed Shire oo Gabadhi u Dhalatay

congrt-small Dhammaan dadkani waxey hambalyo u dirayaan Mudane Liibaan Maxamuud Ciise (Timo Jilic) iyo Marwo Faadumo Axmed Shire oo taariikhdu markii ay ahayd 25/09/2011 gabadh ugu dhalatey Magaalada Hargeysa Gabadhaas oo loo bixiyey Saamiya Liibaan Maxamuud waxey leeyihii noqo tii diinteeda, dadkeeda iyo dalkeeda afnacda aamiin aamiin aamiin.
 
Dadka Hambalyada iyo Tahniyada diraya waxa aka mid ah
 
 Mohamoud Abdi Hassan Buuni iyo xaaaskiisa Saamiya Mohamoud Kaahiye iyo cauurtooda,
Hooyo Aniisa Geedi Omar,

Hooyo Aamina Abdi Jama,

Habaryar Khadra Mohamoud Kaahiye Saygeeda iyo caruurtooda,

Ayeeyo Sarla Hassan Buuni,

Ayeeyo Cadar Hassan Buuni, Abti Abdulkarim Geedi Omar,

congrt Abti Mohamed Geedi Omar,

dhamaan Reer Mohamoud Esse iyo waxay sii dhaldhaleen,

Adeero Hassan Esse Omar Xaaskiisa iyo caruurtiisa,

Adeero Mouse Esse Omar Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Nimco Mouse Esse iyo saygeeda iyo caruurteeda,

 Mohamed Ali Shabeel iyo Xaaskiisa Nasra Ahmed Kuutiye iyo caruurtooda,

Umalkhayr Mohamoud Abdilahi, iyo waliba dhamaan shaqaalaha IOM Hargeisa, Garoowe, Boosaaso, iyo Nairobi Offices

Kuwaasi oo dhammaantood hambalyo iyo tahniyad u diraya Mudane Liibaan Maxamuud Ciise iyo Marwo Faadumo Axmed Shire oo  taariikhdu markii ay ahayd 25/09/2011 gabadh ugu dhalatey magaalada Hargeysa, Gabadhaas oo loo bixiyey Saamiya Liibaan Maxamuud waxey leeyihiin noqo tii anfacda dadkeeda, dalkeeda iyo diinteeda aamiin aamiin aamiin.

Sidoo kale waxaa Hambalyo dhalasho oo farxad mudan u diraya qoyskaas ku curtey gabadha

Prof. Ridwaan Maxamed Cismaan
Prof. Cumar Cali C/laahi iyo Xaaskiisa Deeqa Xuseen Xasan
Prof. Axmed Cabdi Ismaaciil iyo Xaaskiisa Suhuur Maxamed Muuse
Prof. Siciid Maxamed Daahir iyo Xaaskiisa Marwo Axmed Siciid
Mud. Mustafe Cumar Suldaan iyo Marwadiisa Prof. Yurub Cabdiraxmaan Muumin
Mud. Maxamed Cali Cismaan Iyo Xaaskiisa Iyo Caruurtooda
Mud. Cabdicasiis Maxamuud Jaamac Iyo Marwadiisa
Mud. Cabdale Cali Yuusuf iyo Marwadiisa Sucaad Aadan Nuur
Mud. C/fataax Jaamac Xaashi
Mud. Nuur Aden Shirdoon iyo Xaaskiisa Canab Cali X. Daahir
 

Mud. Abdirisaaq Mohamed Barkhad
Mud. Maxamed
Mud. Maxamed Axmed Askar
Mud. Cabdirashiid Allabari
Mud. Cumar Cismaan
Suldaan Mahdi Aadan Riiraash
Mud. C/laahi C/raxmaan Aare iyo Xaaskiisa Faadumo Xasan Cabiraxmaan
Mud. Siciid Xasan Habane iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Mud. Cumar Ismaaciil  Cabdilaahi  iyo XAASKIISA
Mud. Maxamed Jaamac Madar iyo Xaaskiisa
Mud. Maxamed Cali Hadi Iyo Xaaskiisa
Mud. Mustafe Maxamed Daahir

new-arivalDr. Cabdiraxmaan Duuso Iyo Xaaskiisa
Dr. Cabdirisaaq arako Iyo Xaaskiisa
Dr. Gurguurte Iyo Xaaskiisa
Dr. Farxaan Cumar Muuse
Dr. Saalax

Mud. Cabdiraxmaan Aadan Iyo Xaasikiisa Ifraax Maxamed Cabdi
Mud. Mahdi Cumar Sheekh Iyo Xaaskiisa Iyo Caruurtooda
Mud. Mukhtaar Xasan Maydhane Iyo Xaaskiisa
Mud. Cabdikariin Xuseen Caateeye
Mud. Cabdicasiis Diiriye Daahir

Dhamaan Asaxaabtan kala duwan waxa ay hambalyo iyo tahniyad u dirayaan

Mudane Liibaan Maxamuud Ciise

iyo

Marwo Faadumo Axmed Shire oo taariikhdu marii ay ahayd 25/09/2011 gabadh ugu dhalatey magaalada Hargeysa

Gabadhaas oo loo bixiyey Saamiya Liibaan Maxamuud

Waxey  leeyihiin noqo tii dadkeeda, dalkeeda iyo diinteeda anfacda aamiin aamiin aamiin.

Login