September 2011

September 29, 2011

Suldaan Cabdiraxmaan Muuse Geele, Kana Mid Madax Dhaqameeyada Aadka Looga Qadariyo Gobolada Awdal Iyo Salel oo Ku Guubaabiyay Shacabka Labada Gobol Inay Ilaashadaan Midni,adooda Iyo Wada Jirkooda

Get Flash to see this player.

Ururka TOL Hadda Meeli Ugama Banaan Hawsha Ugaasdoon

Taageerayaasha Ugaasdoonku run ahaan wali wey jahawareersanyihiin, oo fikirkii ayaa ka baahay. Dhinac waxay ka qaadaan badhbadhaadhnay oo mareegaha ayey ku xardhaan in Cabdirashiid noqday Ugaas Samaroon mar haddii u soo taabtay Boorama oo weliba ltaageerayaashiisu ku soo dhaweeyeen.

More

In Siilanyo Qabyaalad Ka Baaqsado oo u Odaytimeeyo Horaa Loo Waayay

Asalaaaaamu Calaykum: Horaa loo yidhi nin weyni wuxuu bartay ma daayo, waxaa sidaa ka dhigan Madaxweyne Siilanyo oo wali isu haysta inuu yahay guddoomiyihii mucaaadka.

More

Waxaan Ummada Somaliland Ka Tacsiyadaynayaa Hadalkii Madaxweynahe Siilaanyo.

Waxa Madaxweynihii Qaranka ka soo yeedhay, waxay ummadii ku noqotay afkala qaad iyo u qaadan waa. Muu ahayn hadal madaxweyne waxaa Siilanyo ku hadlay, garan maayo siday ka noqotay iyo wuxuu uga jeeday.

More

Waraabow Dhuti Dhuti, oo Car Raq Ka Baaqso: Mucaaradka Dalku Ma Wuxuu Siilaanyo Ula Ekaaday Sadex Nin oo Isku Hayb ah?

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi wabarakaatu, marka hore waxaan halkan ka salaamayaa saxaafada xorta ah shacabka reer soomaliland melkasta oo ay joogaan dibad iyo gudaba. Waxaan maanta rabaa in aan wax yar ka idhaahdo hadalo ku soo baxay saxaafada oo isdaba

More

Madaxweyne Siilaanyo Shirkiisa Jaraaid Miyuu Ku Selelay!!?

Waxaa dhamaan ummada Somaliland la yaabtay shirkii jaraaid ee Madaxweynuhu qabtay, kaas oo ay ka muuqatay degdeg iyo dulqaadasho la’aan. Wuxuu u muuqday madaxweynuhu nin aan ka fiirsan hadalkiisa isla mar ahaantaana si indho la u weeraray Gudoomiyaha UCID iyo Hogaamiyayaasha UDUB Siiba SULUB iyo WARANCADDE.

More

jawaab: The Poor Pauper Weheliye Insulting Lawyer Rashid.

The Reply of: M.Weheliye. After he wrote a childish letter Waaheen Group Press the 27/09/11, he insulted an imminent political exile lawyer of Awdal State duties.

More

Guuri uu Lahaa Daheeye Xasan Buuni oo Boorama Ku Shufbeelay

Boorama (Harowo) - Magaalada Boorama ayaa xalay waxa ku shufbeelay guri, isla markaana la waayey wax lagu bakhtiiyo. Gurigan oo uu leeyahay Daheeye Xasan Buuni, oo ay walaalo ahaayeen marxuum Cabdi Xasan Buuni, ayaa dabku ka kacay cabbaare 2.30

More

Prof. Ahmed Ismail Samatar Maaha Shakhsi Qabiil ee Waa Haldoor Somaliyeed.

Marka hore waxaan doonayaa in aan cadeeyo waxa igu kalifay in aan qalinka qaato oo aan qoro nuqulkan aad akhrinayso walaal kayga akhrisanayaw. Waxaan akhriyay qoraal uu ku soo daabacay mr. FARAS ABIIB ” faras2011@hotmail.co.uk “  oo uuna ku darin magiciisa oo sedexan ilayn waa uu baqaaye.

More

September 28, 2011

Ilma Samatar Maxaa Ka Soo Horjeediyey Masiirka Ummaddooda.

Waxan aragnay Ahmed Ismacil Samatar iyo Abdi Ismail Samatar oo ilaahay ku diray Somaliland, oo sabab ay u collaysteen masiirka ummaddooda weli la garan la’yahay. Xataa kuwa ay u hadlaan ee Somaliyeed, ayaad arkaysaa  in ay af-lagaado iyo dacaalad ku hayaan.

More

Xukuumadda Siilaanyo oo Xalin Kari La’ Colaada Ka Taagan Degaanka Caada

Boorama (Harowo) - Wararka ka imanaya degaanka Caadda, indhawaalena ay isku haystaan beeraley iyo xooladhaqato kasoo kala jeedda gobolada Awdal iyo Gebilay, ayaa sheegeyaa in murankaasi weli taaganyahay, isla markaana wakhti kasta ay dhici karto iska hor imaadyo

More

Jaamicada Camuud Iyo Khubaro Dhinaca Caafimaadka ah oo Kala Saxeexday Heshiis KU Saabsan Shahaadada “Post Gratuate-ka” ee Laga Qaadan Doono Amoud University

Boorama (Harowo) - masuulyiinta jaamacadda cammuud iyo khudbaro ka socota jaamacado kukala yaalla maraykanka iyo ingiriiska ayaa maanta heshiis ku saabsan shahaadadda post graduate ee cilmiga caafimaadka maanta ku kala saxeexday xarunta kulliyadda caafimaadka ee

More

Gartii Raydal Warsame, Go’aankii Maax Dugsiiye iyo Gumeystihii Ingiriis Ee Joogi Jirey Dhulkeena Hooyo.

abdirisaaq-mohamed-barkhad-small-1 Sidda aynu ka wadda warqabno waxa la soo wariyaa in cunista Geedka Qaadka ee Soomaalidu ay markii uggu horesyey bilaabeen qaar ka mid ah culimmada Soomaali Galbeed oo u adeegsan jirey inay habeenkii ku soo jeedaan si ay u cibaadaystaan, markaas ka dib waxaa isticmaalkiisu u gudbey baabuur wadayaashii wadi jirey baabuurta xamuulka oo isaga kala

More

Tahniyad Ku Socoto Liibaan Maxamuud Ciise (Timo Jilic) iyo Marwo Faadumo Axmed Shire oo Gabadhi u Dhalatay

congrt-small Dhammaan dadkani waxey hambalyo u dirayaan Mudane Liibaan Maxamuud Ciise (Timo Jilic) iyo Marwo Faadumo Axmed Shire oo taariikhdu markii ay ahayd 25/09/2011 gabadh ugu dhalatey Magaalada Hargeysa Gabadhaas oo loo bixiyey Saamiya Liibaan Maxamuud waxey leeyihii noqo

More

September 27, 2011

Faallo: Ergo Ka Socota Taageerayaasha Ugaaska Beelaha Samaroon, oo Socdaal Qarsoodi ah Hargeysa Ku Tegay, si ay Ula Kulmaan Siilaanyo Iyo Saylici.

Ugaaska Beelaha Samaroon, oo hada mudo labo todobaad ku dhaw ku sugnaa magaalada Boorama, lana filayay marka uu nasto inuu socdaal dheer ku kala bixiyo, soona maro degaanada taariikh ahaan iyo dhaqan ahaanba qiimmaha weyn u leh bulshada Samaroon, ayaad mooda in talada arimaha la xidhiidha dhaq-dhaqaaqiisu ay Hargeysa u wareegtay, halka la rabay inay ku ekaato madax dhaqmeedka iyo waxgaradka kale ee ku xeeran Ugaaska.

More

Xildhibaan Cabdi Gaagaale oo Mar Walba U Eexda Jufa Hoosaadkiisa Reer Xagaa.

Xildhibaan Cabdi Gaagaale oo ka mid ah Xildhibaanada golaha Wakiilada somaliland ayaa baryahan dambe la soo baxey eexasho aan caadi ahayn ka dib markii jufadiisu ay qaateen xildhibaankii baarlamaanka iyo agaasimaha qorsheynta qaranka oo ay mar walbe iska riixaan

More

September 26, 2011

Faallo: Xukuumadu Deeqda ay Gaadhsiisay Koonfurta Somaliya + Dareenada Ku Xeeran Iyo Khataraha Siyaasadeed ee Ku Soo Foole Somaliland.

Tan iyo markii ay madax banaanideeda la soo noqotay jamhuuriyada Somaliland 1991kii oo hada laga joogo 20 sanno waxa guud ahaa shacabka reer somalilanad iyo xukuumadihii iskaga danbeeyey talada dalka ka gonaa ,gooni isku taaga Somaliland oo ahaa mid ay ka midaysnayeen  waxaanay himiladoodu ahayd aqoonsiga Somaliland sidii loo heli lahaa iyaga

More

Warbixin: Socdaalka Xubno Ka Tirsan Wasiirada Siilaanyo Iyo Taliyihii Qaybta Bilayska BooRama oo la Bedalay

Boorama (Harowo) - Xubno ka tirsan g/wasiirada ayaa indhawaaleba ku sugan magaalada Boorama. Booqashada xubnaha Golaha wasiirada ah oo kasoao jeeda  G/awdal, ayaan ilaa hadda si rasmi ah loo ogeyn, balse la sheegeyo inay waanwaan ka dhex wadaan xukuumadda

More

Cidna loo joojin maayo Awdal State sokeeye iyo shisheeyaba. Waana afhayeenka danta guud ee reer Adal

Salaanta guud wixii ka dambeeya su’aal aan ku bilaabee akhriste, ma jeclaani laheyd inaad sharafta iskaga qaado meel aan lagaa jecleyn? Ma sharifi laheyd kuwaan rabin iney ku sharifaan? Ma isku dhajin laheyd meel lagaa rabo inaad dibada ka joogto? Kuwii kula dhashay maka raaci laheyd shisheeye jecel inay adiga iyo kuwa kula dhasheyba baabiiyaan dhaqan

More

Login