August 29, 2011
Waxaan Aad Iyo Aad Uga Xumahey Cabudhisda Lagu Hayo Daadka Reer Awdaal Iyo SSC.
ASC, Dhamaan dadka reer awdaa. Anigo ah oqoon yahan u dhashey reer Awdaal o ka mida staaf/sheqaya safarada Somalia ee Brussel, waxaan aad iyo aad oga xumahey cabudhisda lagu hayo daadka reer Awdaal iyo SSC.
Sida awgeed waxaan bayahaan bah ururinana mucawanaad/agbarada sida waxaba halkan hosda ku xusaan:
1.Cabudhita iyo xadhiga lagu hayo dadka ama Gobalada Awdaal iyo SSC.
2.Cabudhita laguhayo Media/saxafaada ha xorta.
3. korobshinka sida tusale ahan sherkadi shidaalka ee Totaal ee Berbera laga sare oo lagasare nimaan reer Hargesa oo lacag lalusha siyey mamulka.
4. Hayadaha (NJO) oo sharci lagosoroge sida Unisef oo lagu amreyo iney deqaha ku warejiyaan shaqsiyaad kaara si gobola gaar logeya gaar.
Hadaba si cadalad daradan loga hortago waxaan rabana, Inaan mudoharaad ka ababulno Brusels EU parlemaka ortis lana kulano daad parlemaka kujira oo u qabilsan arima Somalie sida EU Commissioner for Development Andris Piebalgs i.
Anako ku ababulana Mudaharaka Awdalstat iyo SSC hagtiga lafilayo inudhoco wa 14/10/11.
Sodiir magacda daad jelasha loguhay.Daad xisena qaarahan jaliyad Benelux hanaso xidhidhan.
A . Muse Ducale
E-mail cabdidila@hotmail.com
