August 29, 2011

Jawaab Habar Cafaan Waa Dhilawyahan

Waxa wax lala yaaba ah ninka gaar uga bixi kari la magaca guud ee gadabuursi oo cid ku sheegaya dhilawyahan miyuu waali hadalaya Mise garaadkiisa madhan waar adigaba lagu leeyahay magaca ku hadal Oo dhe makaahiil baan  ahaye ma ninka tiisa ku cayuuqaya ayaa noqonaya Dhilawyahan.

Waxan ku arkaa qof caqliga sabool ka ah af Somaligana ka Agnaan ah waayo maad qorteen adigoo maanta ku baryootamaya Midnimaan samaynayaa oo i taalkaagii noqday inaad midnomo miciinsato waxad ogtahay makaahiil reerka la yidhaa inaanu magac Gadabuursi ka hoos bixi karin, waayo tiro iyo tayo midna male.

Arinta waxa u daliil ah baroortan magaca la wada leeyahay Aad u barooranaysaan ee aad dhufayska uga dhigteen magacii guud Markaa ayaa la odhan karaa keligood Ma is taagi karaan, ma kan magaca guud ka dhiganaya gabaadka Mise kan kalsoonida badan ee magaciisa gaarka ah ku kalsaan tiro Iyo taba midaa?

Waxa markhaati ka noqonaya dhamaan umada afka Somaliga ku hadasha, waayo dee nin kaligii is taagay iyo nin ku dhumalaysanaya Magac qawmiyad dhan ka dhaxeeya waa la garan karaa ninka awooda yar, Ee aan magaciisa ku meel mari, karin waana cadahayoo makaahiil waxa Noo cad inaanu kaligii istaagi karin gaar ahaan gobalka Awdal tiro iyo degaan.

Tiro badan kuma leh midhkaasina waa midhka uu Makaahiil uga dagi laayay Magacan sare, maxa yeelay nin aan degaan ahayn baa ku soo daba gabanaya Magacan guud ee Gadabuursi. Hada bal qabiilkan ugaasku sheegu uu ka soo jeedo Gabi ahaantii gobalka meel kuma leh, wuxuna raba inu dadka ku dul noolado, Indho adayga nuuca ah waxa ka raacaysa beesha Makaahiil cawaaqib xumo Ayna ka soo waaqsan qarniyada soo socoda oo dhan.

Mid baan idin odhanaya qoladiinan Makaahiil, danna idiin ah, horena laydinku sheegay. Hadad damiir leedihiin yarkan ugaas ku sheega ah ka dhigta suldaan Makaahilow Oo bal awood is bidoo magaciina ku hadala intaad iska daysaan magacan Lawada leeyahay, hadii kale waxad noqonaysaan guni ma xishooto.
 
Xaga kale Habar Cafaan awood deeda inay idin barto waa idinka dhawri Jirtay, waayo maatada la gumasii tiigaalo lakiin maanta xaqiiqda ayaa lay Diin sheegaya, waanad ogtihiin itaalkiina dhaqaale iyo kan aqooneedba.
 
Wax kale oo aad caadaysateen inad maqaalkasta suldaanka guud ee beelaha habar cafaan ku soo halqasataan lakiin waad ilaw santihiin Suldaan Dhawal alaha ka raali noqdee inu yahay nin ale kari ku manaystay Tol kari iyo dadnimo lehna ka dhashay oo hadaladiina yar ee xajiinta leh Aanu waxba u arkayn waayo hadal nin liiti kaga yimi qiimo badan maleh Waxan anigu u arkaa inad gacmaha hoorsanaysaan.
 
Wabilaahi tawfiiq
 
Abdikariim Mahamed Farah

Email: cabdikariim@live.nl

Login