August 2011

August 31, 2011

Ugaas Gadabuursi Ma Jiro, Waa Taariikh Ma Lihin Aan Ku Faano…!!!

Waxa marag ma doon ah in ay Beel waynta Gadabuursi lahaan jirtay Boqortooyo ugaasyo ah oo soo taxnaa ilaa qarnigii 16 aad. Beel waynta Gadabuursi, ayaa wakhtiyadaa lahayd kala dambayn iyo tix galin dhexdooda ah, iyadoo aanay jirin wax iska hor imaad ah iyo kala

More

Taariikhda Beenta ah, Ayaa Loo Dhigi Doonaa?

Waxa jirtay in nin isku magacaabay Mousa Hassan isku dayey in uu ka jawaabo maqaaladii aan horey u qoray ee la magac baxday Taageerayaashii Daahir Rayaale, Waa Calool, Caloolna Waxa Ka Soo Baxa Waa La Yaqaanaa, oo Luguma Intifaacsado. Horta Mousa qof aan waxba ka

More

August 30, 2011

Could Diaspora Bonds Power Growth?

Here is a statistic many may not be aware of. About 50pc of the world’s uncultivated arable land is in Africa. This abundance of potential farmland offers Africa the opportunity to feed itself and to help feed the rest of the globe. But consider another statistic: because of poor

More

Suldaan Dhawal Iyo Taageerayaashiisa ha Loogu Dhaarto in Ugaaska Timo Jare u Gaar ah Loo Samayn Doono.

Waxay ku yidhaahdeen “mar hadii ninka Habar Carfaan meteli jiray uu ahaa ninkii timaha iyo cidiyaha ugaaska ka jarayay,  ninkaasi suldaan Dhawalow imikana adiguu noqonayaa.”

Samaroon waa sadex dhadhaar macnaheedu maaha in Samaroon yahay sadex meelood oo isle’eg, laakiin macnuhu waa sadex beelood oo Samaroonka ku kulma, inkasta oo Maxaad Case

More

“Dhidhinka Iyo Carmadu Geed Kalay Dhinaca Saaraane” Climi Warfaa Ugaas Robleh (Climi Dheere)

Marka hore salaam guud dhamaantiin. Maqaylkan waxaan ugu wanqalay gabaygii Climi Warfaa Ugaas Robleh (Climi Dheere). Sobabta gabayga uu tiray waxay ahayd bari ay tolka yaryari hunguri xumo qaaday oo yidhaahdeen “mar haday Climi Warfaa iyo Ugaas Nuur is hayaan maad ka qaadatiin Ugaasnimada.”

More

Munaasabada Ciida, Jeebadaha Dadweynaha Iyo Cidhiidhi Suuqyada ee Bacadlayaasha Reer Muqdisho.

Boorama (Harowo) - Munaasabadda ciidda barakaysan ee soonfureed ayaa sannadkan si nabadgelyo ugusoo gashay dadweynaha gobolka, iyadoo ciidaani kusoo beegantay wakhti roobaad aragtida orraxduba ku yartahay hawada magaalada Boorama. Sidoo kale ayaa ciidda

More

August 29, 2011

Ciid Mubaarak AK Iyo Hambalyo

04082010051Munaasabadda barakaysan ee ciidulfidriga awgeed waxan halkan ka salaamayaa guud ahaan muslimiinta damaashaadaya, waxanan leeyahay “kullu caam wa antum bikhair”. Waxan si gaar u salaamayaa, una hambalyeynayaa munaasabadda ciidda awgeed Ugaaska Gadabuursiga iyo majliskiisa hadda ku suggan Ismaamulka

More

Toban Arrimood oo Aanu Saylici Ku Sii Joogayn Xafiiska Madaxweyne Ku Xigeenka.

Doorashadii musharrxa madaxweyne xigeenka Xisbiga Kulmiye, ee lagu doortay Saylici waxa ay ahayd qaladkii ugu weynaa ee ay golaha dhexe ee xisbigaasi samayeeyey.  Markii ay dooranayeenna uma ay eegin wax category aqooneed, maamul, waaya aragnimo Iwm.

More

Jawaab Habar Cafaan Waa Dhilawyahan

Waxa wax lala yaaba ah ninka gaar uga bixi kari la magaca guud ee gadabuursi oo cid ku sheegaya dhilawyahan miyuu waali hadalaya Mise garaadkiisa madhan waar adigaba lagu leeyahay magaca ku hadal Oo dhe makaahiil baan  ahaye ma ninka tiisa ku cayuuqaya ayaa noqonaya Dhilawyahan.

More

Jawaabtaadu Waxay Noqonaysaa J/Yoonis Waa Ubucdii ama Calooshii Samaroon

Waxan akhriyay qoraal uu ku saxeexanyahay magac been ah oo loo soo gaabiyay Y. Warsame laakiin ah oday wayn oo la wada garanayo oo degan Otawa. Odeygaasi wuxu soo qoray xanyoo (caytan aan macno samaynayn oo afkay banaan ah).

More

Hoos Ka Dhegeyso Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo ay Shabakadda Wararka ee Harowo.com La Yeelatay Rashiid Aw Buur Xirsi, oo ah Af-hayeebka Guud ee Maamul Goboleedka Awdal State, Isla Markaana ah Gar Yaqaanka Guud ee Dhaqdhaqaaqa Awdal State.

Get Flash to see this player.

Waxaan Aad Iyo Aad Uga Xumahey Cabudhisda Lagu Hayo Daadka Reer Awdaal Iyo SSC.

ASC, Dhamaan dadka reer awdaa. Anigo ah oqoon yahan u dhashey reer Awdaal o ka mida staaf/sheqaya safarada Somalia ee Brussel, waxaan aad iyo aad oga xumahey cabudhisda lagu hayo daadka reer Awdaal iyo SSC.

More

Shir Jaraa’id oo Ku Saabsan Ugaaska Beelaha

August 28, 2011

Taageerayaasha Daahir Rayaale, Waa Calool, Caloolna Waxa Ka Soo Baxa Waa La Yaqaanaa, oo Laguma Intifaacsado

Tani iyo intii Madaxnimadii Mudane Daahir Rayaale galbatayba waxa sii kordhaayey khilaafka u dhaxeeya bulshada Gadabuursiga. Khilaafkaasi waxa huriyey oo walina holcinaaya taageerayaashii Odey Daahir. Tafaftiraha mareegtada Quljeednet.com oo arrintaasi kaga faalooday maqaaladna wuxu ku tilmaamay in xeedhadii laga horqaaday Daahir ay

More

“Suldaanka Bahabar Muuse, Waa Suldaan Abshir Mohamed Ducaale, Ibrahin Jamac Samatar Waa Nin U Kiraysan Beesha Dhexe, Mana Matalikaro Magaca Samaroon Siciid” Caaqil Muuse Carab Diiriye

Caaqil muuse Carab Diiriye iyo gudikale oo ahaa gudiga qabanqabada soo dhawaynta ugaaska samaroon ayaa waxaa manta laga siidayay xabsiga dhexe ee mamulka hargaysa ciqaashan la xidh xidhay, ayaan la garanayn ujeedada laga lahaa xadhigooda.

More

Oday dhaqameedyada H/Cafaan oo Lagu Yaqaannay Xidid Iyo Tol Wanaagsan, Ayaa Maanta Ina Samatar Jar Uga Booday.

Siyaasadda qarsoon ee ay hoggaaminayaan Ilma Samatar, ee ugu dambayntana jarka ka ridi doonta Somaliland, ayaa ah midda dabinka loogu dhigay Suldaan Dhawal oo caamma ah. Waxana hada ay H/Cafaan tabaysaa Suldaankii ruug caddaaga ahaa ee Suldaan Sh. Muuse Goodaad

More

Aloow Sahal Amuuraha “Libaax Seexday Bay Niman Salaaxeene”.

Xakuumada Axmed Siilaanyo hadii ay si dhaqso ah usii dayn waydo Abiib C/laahi Muuse, oo ah Qurbajoog reer Awdal ah ahna Guddoomiyaha Guddida Qabanqaabada Soo Dhaweynta Ugaaska Beelaha Samarroon ee Somaliland iyo Xubno kale oo socdaal ku yimid magaalada

More

Login