Baabuurta sida aadka ah u buuxdhaafisay magaalada Hargeysa. Indha Cadde (ma’aha Jenaraalkii aan walaayada ahayn) waa baabuur buuxdhaafshay Somaliland. Waa Toyoote loo abuuray xarragada iyo raaxada qof in yar ladan, taajir is nacay se aan ahayn. Waa iswade aan
Haatufka Maanta: Niyahow Dimuqraadiyadii Somaliland miyey soo Asaasaqaysaa? Sawkan xisbigii UCID ee maanta Fursadu u banaanayd labada garab u kala jabay ee haatan waxa aad ka sugtaa uu yahay burbur iyo kala tag.
Tebiye sheekada (narrator): Cayaarta Hooryaaleysiga oo ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka ee Somalida ayaa ka bilaabanatay magaalada Hargeysa. Waxaana bilaabay laba kooxood oo ka soo jeeda xusbiga UCID oo ay kala hogaaminayaan Guddoomiyaha Xusbiga Mudane Faysal iyo Guddoomiyaha Wakiilada Mudane Cirro.
Bismilaahi raxmani raxiim. Malin dhaweyd oon shabakadaha ka milicsaday maqaalo is barbar yaacaya ayaan aniguna mid ku darsaday.
Miyaan cid ka cabkaraa Amase cid ku cabankaraa Cafaan baan haye?
XEEBJIRE. More
Famine has returned to the Horn of Africa, and Somalia is the worst hit. For the first time since the early 90s, the United Nations has declared a famine in parts of southern Somalia, meaning that more than 30 percent of the population is malnourished. All told, 3.7 million Somalis are
The area straddling Somalia, Ethiopia and northern Kenya, has been dubbed the “triangle of death” as the worst drought in more than fifty years grips the area. An estimated thirty percent of children are malnourished, many arriving in refugee camps so “emaciated and with
Why Norway, why in this way?
Why? A question with no answer
As no answer fills the void
More
Saxaafaddu waxa ay muddaba aad uga faalloonaysey, wararna ka qoraysay furashada xisbiyo amma ururro siyaasadeed. Waxa iyana shaaca qaaday dhaqdhaqaaqyada xisbiyadii hore u jiray, oo aan weli siyaasadahoodu sal dhigan. Waana markii ugu horreysey ee arrimaha
Dhamaan waxaan salaamayaa dadka reer Soomaaliland oo dhan,marka xigta waxaan filayaa inaad la wada socotaan in xisbiga UCID uu khilaaf ka taagan yahay kaasoo sababtiisa uu leeyahay mudane Faisal oo diiday inuu soo hor fadhiisto gudidii fulinta ka dib markii uu arkay
Hadii kale H/cafaan kaalintii ay awalba Samaroonka kaga jirtey ha iska iimaansato, Ugaaska iyo xeerkii G/buursina waa halkiisii.
Waxa dhawaan deegaanka Xeego ee Degmada Baki, shir isugu yimid beelo ka mid ah jilibyada Samaroon oo ku bahoobay magaca Cafaan. Marka hore bal aan dib u raacno taariikhda magaca Cafaan iyo sida uu ku yimid si aan wax uga ogaano sababaha keenay isbaaheysiga aan
Hadii aan u dhaco ujeedada qoraalkayga oo an kaga faalow dono dabeylaha iyo dufaanada siyaasadeed ee sida is dabajooga ah uga dhacayaa tan iyo intii xukunka laga waregay xukumadii xaalufka iyo hantii urursiga ku sifowday ee u madaxweynaha ka ahaa Daher Rayaale oo ahaa reer awdal.
Waxa beryahan shabakadaha reer Awdal ku soo badanaya qoraalo ay qoreen dad aan aqoon wannaagsan, xag taariikheed iyo xag juqraafi-ba, u lahayn degaannada Borama iyo hareereheeda iyo weliba guud ahaan gobolka Awdal. Gobolka Awdal waxa dega Gadaboursi
“Soomaalidu waxay ku maah-maahdaa af-xumo colaadna wax kama tarto, nabad-na way fogaysaa”, gabyaa Soomaaliyeedna wuxuu yidhi “Hadalku wuxuu la nuuc yahay malgiga xawda kaa jara e”.
Dhalinyarada habarcafaan ee meelahaa wax ku qorqoraysaa ha iska daayaan qoraalada macno darada ah ee khasaaraha badan usoo jiidaya. Waxan ka baqayaa inay noqdaan digaagii midida lagu qalayo lugtooda ku faqanayay.
Tolnimadu waa qaali, Habar Cafaan waa beelo isku tegay si ay iskaga kaashadaan magta iyo haddii colaadi dhacdo. Habar Cafaan waa dhowr qolo oo samaroon ku abtirsada iyo dhowr qolo oo samaroon ay walaalo yihiin iyo dhowr kale.
July 25, 2011
Hoos Ka Dhegeyso Barnaamijkii Axada ee Awdal State Radio
Get Flash to see this player.
The Pirates of Somalia
Inside Their Hidden World
By Jay Bahadur
HarperCollins Canada
More
Oxymorons (figures of speech that combine contradictory terms) can sometimes provide unique insights into the cognitive process. Consider, for instance, the phrase “honest politician”. Is there such a thing? It sounds so comical to talk about “efficient government”?
Akhristayaasha iyo hawl wadeenada shabakada Harowo waad salaaman tihiin, Marka xigta waxaan maalmahan arkayay dooda odhhanaysa Habar Cafaan shir bay qabsatay…Booramay sheegatay …IWM.
