July 31, 2011
Ogaysiis: Booqo oo La Soco Shabakada Kulanpress.com, oo Ku Soo Biirtay Shabakadaha Reer Awdal
kulanpress.com oo ah web cusub oo ku soo biiray mareegaha awdal state oo hawada ku soo biiray, waxay shabakadani u adeegi doonta shicibka awdal state, sidii xornimo loo gaadhsiin lahaa adal empire. waxaanad ka heli doontaan warar run ah iyo waxyaabo badan oo dadkeena iyo dalkeena faaiido u leh.
Waad mahadsan tihiin.
