July 31, 2011
Ragii Shalay Sidan U Hadalay, Maanta Miyaa La Gatay? Halkay Wax Ka Khaldameen?
“Waxan u soo jeedinayaa Culimada iyo Salaadinnta Reer Awdal, Allaa Risiqa bixiya, isgaana laga baqaa, ee Umadda Sahrafteeda ha ku Maxaafsi tegina! Hadii anad Dulmiyada faraha badan ee Hareeraha kaga socda ka hadlayn ood ka badheedheyn, wajigiin gubaye iska aamusa, oo afkiina haysta.” Cabdi Toosh
