July 31, 2011
In Somalia, New Famine Born of Out of Old Failures
If the past is anything to go by, TVs the world over will show heart-wrenching pictures of malnourished Somali babies with distended kwashiorkor bellies; of flies feeding on their eyes; of mouths sucking at milkless breasts. Environmental experts will pontificate on the recurrent droughts in Somalia. Aid organizations will canvass the world’s rich to find the funds to feed
Tebiyihii (narrator): Garsoorihii cayaartii horyaaleysiga ee dhexmartay xusbiga UCID (ka eeg cayaarta hooryaaleysiga barta Longlivesomaliland), markuu dhibcihii dadweynuhu kala siiyeen isku geegeeyey waxaa buntirsiga burosida Faysal Cali Waraabe.
The problems that Somaliland people share in common are many. Poverty is one. Ignorance is another. But bad leadership is unshared problem of Somaliland people. The effects that are immanent in each vary. Poverty, anywhere, on any scale, is a potential strife. But poverty is not beyond repair and remedy. Human development and its mobilization can make miracles. No country can overcome poverty unless its people beat it. Proverbially people who have a why to live for can find almost any how.
Get Flash to see this player.
“Waxan u soo jeedinayaa Culimada iyo Salaadinnta Reer Awdal, Allaa Risiqa bixiya, isgaana laga baqaa, ee Umadda Sahrafteeda ha ku Maxaafsi tegina! Hadii anad Dulmiyada faraha badan ee Hareeraha kaga socda ka hadlayn ood ka badheedheyn, wajigiin gubaye iska aamusa, oo afkiina haysta.” Cabdi Toosh
Salaadiinta, Culimada Diinta iyo Odayada Reer Awdal ayaa 3 Cisho kahor kula kulmay M/Weyne Siilaanyo Markii uu booqday Jaamacadda Cammuud iyagoo aad u amaanay sida Siilaanyo Dalka u maamulo ee Caddaaladda ay ku sheegeen Odayadaa Shillin Guratada ahi.
It was nearly 1970’s at the time first time severe drought occurred in history Somalia , but luckily that time Somalia central government lead late president General Mohamed Siyad Barre played big role how people affected drought and famine get assistant needed, every
kulanpress.com oo ah web cusub oo ku soo biiray mareegaha awdal state oo hawada ku soo biiray, waxay shabakadani u adeegi doonta shicibka awdal state, sidii xornimo loo gaadhsiin lahaa adal empire. waxaanad ka heli doontaan warar run ah iyo waxyaabo badan oo dadkeena iyo dalkeena faaiido u leh.
Maxay Daarantahay Wadada Ay Beesha H/Awal ( Isaaq) Qorshaynayaan in laga dhiso Hargeysa ilaa Djibouti oo ayna Wadadani sii marin Borama.
Haatuf-ka Maanta: Horta nimankan ina Cali Waraabe Xisbigiisii ku haystaa miyaanay isla yaabayn, ma wax ay ku darsadeen oo ay kula Shuraakoobeen ayaa jiray? Sawtii la ogaa cod ay UCID u keeneen daayoo in aanu jirin Shilin ay galiyeen oo Xisbiga kaga baxay.

Bahda Harowo.com iyo dhamaan dadka hoos qoran oo kala jooga London, Canada, Switzerland, Holland, Jarmany, Boorama waxay hambalyo u dirayaan Meherka Ciise Ismaaciil Axmed iyo Asma Sheekh Idiris Maxamud oo ka dhacay Magaalad Hargeysa 30/07/2011. Waxay leeyihiin noqda kuwii bash bash iyo barwaaqo ku noolaada, ubad khayr qabana kala hela. Aaaaamiiiiin.
July 29, 2011
Qalinkaa Wax Suureeye
Ujeeddada nolosha iyo qaabka loo noolaado waxa looga dhigaa aasaas in uu jiro wax nooluhu rumeysan yahay, rumeyntaas ayaa hagta, hanuunisa, tubta toosana u horseeda noolaha garaadka leh, waxaa dhabnimadeeda la gaadhaa wakhti ka mid ah wakhtiyada nolosha waxaana lagu magacaabaa IIMAAN.
Nin abwaan ahaa oo raganimo u dhashay laakiin dadkiisa ka horeeyey oo la odhan jirey dhega weyne oo nabada jecelaa ayaa markuu arko nin cadhaysan ku odhan jirey shashmiir, isdeji. Kelmadii dalka way ka hirgashay oo dadweynaha gobolka ku nooli wuu u bogey oo aad ayay u fiday oo loo isticmaalay muddo dheer.
Anigu horta ma ihi reerka Samaroon, laakin aad baan u aqaana. Waxaaan ka soo jeeda reeraha aad wada leedihiin Geeskan Africa ee aad ee Dirta’ aad wadaagtaan, oo ah reer Sh. Isxaaq, waxaan ku dhashey Jabuuti, kuna barbaarey.
Socdaalka madaweyne Siilaanyo ku yimid magaalada Boorama, oo si sir ah loo qorshaynaayay mudo dheer, isla markaana ay iska kaashadeen maamulka Jaamicada Camuud, madaxtooyada Somaliland iyo taageerayaasha Cabdiraxmaan Saylici ee gobolka Awdal, ayaa wuxuu daaha ka qaaday liitinimada iyo doqoniimada reer Awdal ee beelaha kale ee la jaarka ahi ku xantaan.
July 28, 2011
Drought Crisis Avoidable, But for Poor Governance
Once again Ethiopia is being devastated by the recurring scourge of drought and famine, which has become an annual spectacle of human catastrophe that victimises millions and causes widespread displacement. The Ethiopian government has mustered the courage to announce the destruction caused by this atrocious drought to local and international aid agencies as part of its almost annual plea for help.
“For I was hungry and you gave me food, I was thirsty and you gave me drink …” –Matthew 25:35-36
Jesus’ words are a powerful and inspiring reminder as I sit in my office browsing on news websites the stories and images of the staggering tragedy unfolding in the Horn of Africa.
Ma garanaayo in gari ku gasho amase kaa baxdo. Hase yeeshee, waxaan gartay inaan bal wax yar kuu iftiimiyo oo tallo waayeel ku siiyo. Waxaa marag ma doonta ah inaad mareegtaada u adeegsato aflagaadeyn ashkhaas iyo cay qayaxan ood tolka ah.
July 27, 2011
Famine Is a Crime: Civilization Has Defeated Mass Starvation. So Why Are so Many Somalis Dying of Hunger?
Deprived of food long enough, the bodies of starving people break down muscle tissue to keep vital organs functioning. Diarrhea and skin rashes are common, as are fungal and other infections. As the stomach wastes away, the perception of hunger is reduced and lethargy sets in. Movement becomes immensely painful.

