June 2011

June 26, 2011

Region Five political Dilemma

The absence of frank dialogue opens the flood gate to confusion and misunderstanding. It has come to my attention recently that region five politic is always viewed with an acute sense of paranoia, misconception and through the lenses of tribe. The constant preoccupation in searching for the hidden message in all things that are politics and not accepting it at face value more often than not lead us to astray from the intent of the message and right to a path of nowhere.

More

Gobolka Gabiley Shalay Iyo Maanta: Shirarkii Gar-Adag, Burco (Kulmiye) Iyo Hurdada Shacabka Gabiley

Salaan ka bacdi mudanayaal iyo marwooyin waxaan halkan Idiinku soo gudbinayaa xog dhaba oo khusaysa doorashadii ka dhacday Somaliland sanad ka hor , taas oo aynu ku eegayno Gobolka Gabiley doorashadii ka hor iyo maanta. Gobolka Gabiley waxaa uu ka midyahay gobolada Somaliland uugu qanisan uuguna wax soo saarka badan waxaanu ku yala meel dhex ah. Caasimada Somaliland waxa uu u qiyaasti u jiraa 25 km.

More

26 June, Maalintii Ugu Horeysay ee Calan La Taago Cariga Soomlaiyeed oo la Aasay

Boorama (Harowo) - 26 June 1960 waa maalin qaali ku ah umadda Soomaaliyeed meel kastoo ay joogaanba, waxayna ahayd maalintii ugu horeysay ee Soomaali xornimo qaadato, gaar ahaan gobolada waqooyiga oo ugu horayn laga taago calan Soomaaliyeed,

More

June 25, 2011

Servant leadership: A leadership Style Whose Time Has Come

The Challenge to Leadership

A crisis in leadership is brewing worldwide. Nations and organizations are becoming increasingly difficult to lead and manage. The ever changing social, political and economic environment is agitating followers to raise a new set of demands which is posing a serious challenge to traditional forms of leadership.

More

How to Identify a Fake Charity

See if you can identify the similarities between the characteristics of fake charities and the activities and practices of the so called Ardaa Organization

You stumble across a website for a fantastic charity. It’s a cause that hasn’t been done before, and you’re excited that you can help them out. But you find out, six months or a year later, that you’ve been had. You gave money to a charity online that was really a charity of one; all the funds went to the person who set it up. More

Shabakadihii Jibriil Yooniska Caayi Jiray, oo Lagu Armay Inta Qaadhaanka Ardaa Socday Inay Cayda Joojiyaan…!!!

Ilaa iyo maanlintii uu soo ifbaxay damaca siyaasadeed ee madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Saylici, ayaa waxa saxaafada gobolka Awdal ku soo biiray Websiteyo badan oo ujeedada kaliya ee loo samaystay ay tahay in lagu caayo, laguna aflagaadeeyo beelweynta Jibriil Yoonis.

More

Agaasimihii Makeyl-dheeruhu Ka Qawaday, oo M/case Lagu Qanciyey

Sida aan la wada soconno waxa uu siilaanyo labo usbuuc ka hor magacaabay wajiyo cusub halka uu kuwo kalana isku shaandheeyey. Wajiyada cusub ee uu Axmed siilaanyo magacabay waxa ka mid ahaa wasiirka dib-u dejinta, oo uu u magacaabay Cabdirisaaq Cali Cismaan, oo kasoo jeeda beesha Jibriir yonis.

More

June 24, 2011

Faallo: Magacaabista Wasiiru Dawlaha Cusub ee Dib-Udejintu Ma Dabooli Doontaa Tabashadii Beesh Jibriil Yoonis?

Boorama (Harowo) - Tan iyo intii ay xilka la wareegtay xukuumada M/weyne Siilaanyo, oo hada laga joogo muddo sanad ah, ayaa waxa ka dhashay golihii xukuumada ee uu magacaabay cabashooyin door ah, ha u badnaadeen gobolada darifyadu. Sideedaba marka isbadal siyaasadeed dhaco dadka qaar wuu ka farxiyaa, qaarna way ka xumaadaan. Beelaha ay cabashada xoogani ka imanaysay waxaa ka mid ah beel weynta Jibriil Yoonis, ee uu ka soo jeedey madaxweynihii hore Mud. Rayaale Kaahin, beeshaasi oo haba yaraatee aan ka dhex muuqan xukuumadii uu dhisay Madaxweyne Siilaanyo, marka laga reebo Taliyihii ciidanka booliska Soomaliland oo isagu ahaa ragii sida weyn ula soo shaqeeyey xisbiga talada dalka haya ee kulmiye.

More

June 23, 2011

Hoos Ka Akhriso Qoraal Rasmi ah oo Xildhibaanada Golayaasha Qaranka Kaga Jira Gobolada Awdal/Salel U Gudbiyeen Madaweyne Siilaanyo.

Qoraalkan ay xildhibaanada Awdal/Salel kaga jira goloyaasha qaranka Somaliland u gudbiyeen madaxweyne Siilaanyo, oo nuqul ka mi ah ay heshay Shabakadda Wararka ee Harowo.com, ayaa wuxuu sida ka muuqata soo koobaya tabashooyinka rasmiga ah ee ay Reer Awdal/Salel ka tirsanayaan Xukuumada Somaliland. Qaraalkan ayaa sida la sheegay waxa la diyaariyay wax yar ka dib markii lagu dhawaaqay Awdal State, waxaana loo dhiibay Cabdiraxmaan Saylici si uu Siilaanyo ugu gudbiyo.

Hadaba qoraalkan iyo cabashooyinka lagu soo koobay ayaa sida la ogyahay uu madaxweyne Siilaanyo iska indho tiray, dhegahana ka furaystay. Ilaa hadana iska daa inuu jawaab ka bixiyee, lama hubo inuu xataa akhriyay. Sidoo kale xidhibaanadii qoray, ayaa iyaguna ka gaabsaday inay mar dambe soo hadal qaadaan. Si kastaba ha ahaate waxa cadaatay in cid kasta oo ay arintani khusayso iska fogaynayso, maadaama oo aan dabo galkeeda dib mooyaane waxba laga dheefayn. Akhris Wacan:

More

Dawlad Iyo Qabiil Isma Galaan.

 Waxaan salaam qiimo le u soo gudbinayaa shabakada xorta ah ee harawo ka dib waxaan jeclaaday inaan in yar ka tataabto nidaamkan manta ka dhisan Somaliland, taas oo la wada ogyahay sidii uu ku abuurmay iyo wixii ka horeeyey.

More

June 22, 2011

Food Becomes Unaffordable in Ethiopia

Associated Press - ADDIS ABABA, Ethiopia — When Ethiopia’s government imposed price controls in January to combat the spiraling cost of staples like meat, cooking oil and bread, butcher Wabe Habse had a long line of customers, but could barely make a profit. Now, after price controls were dropped earlier this month, Wabe is still not making money.

More

Somaliland: Towards Democracy or Dictatorship.

Yesterday’s voting results of the two chambers of Somaliland clearly showed that new alliance has been formed between Somaliland tribes. The existence and continuation of Somaliland as a State hangs in the balance. Most of the members of the two chambers voted NO for the interest of the public of Somaliland and the peaceful coexistence between tribes which has been maintained by the previous Presidents.

More

Tix Gabay ah oo Urur Siyaqasadeedka Adaa Iyo Siyaasiinta ay Xulafada Yihiin U Tiriyeen Reerka Dhoohan ee Jibriil Yoonis

red-hand2  Tixdan waxa tiriyay Urur Siyaasadeedka Ardaa, wuxuuna gabyaaga tixda curiyay ka turjumayaa  Siyaabaha Kala Duwaan ee Ururkan Iyo Kuwa Kale ee  la midka ahiba iyaga oo iska dhigaya daacad, hadana hoosta  ka wata khiyaamooyin iyo hagardaamooyin dahsoon oo lacag lagaga guranayo dhalinyarada iyo waxma garatada Beesha Jibriil Yoonis ku siraan, kuwaas oo sida ka muuqata aan kala garan karin  ”Caddowgooda iyo Sadiiqooada”.

More

reer-awdal

June 21, 2011

Sky-high Prices Push Medicine Beyond Reach

Access to medicine is awfully low in the poor countries of Africa, wherein as much as 50pc of the population does not have the means to buy medication. The inaccessibility of essential drugs, which should be affordable to all members of the community, has pushed the mortality rate of treatable diseases up.

More

Faallo: Ururka Ardaa Iyo Hadimooyinka ay Maaganyihiin oo Maalinba Inyari Soo Ifbaxayso!

“Isaaqbaa Ina Dhacaya, Oo Dhul Inaga Qaadanaya. Ciisaa Inagu Soo Duulaya, Oo Ugaaska Ciisaa Lughaya Gabadh Loogu Dhisayaa. Hadaynu Dhisan Weyno Dekada Lugahayaad Isaaqbaa Dekad Labaad Kadhisanaya Ceel Sheekh Oo Katirsan D/Lughaya. Dekadbaa Ka Muhiimsan Airport Aan Dhisano, Waayo’ Cuna Qabataynbaa Ina Saaran”. Qaar Ka Mid ah Hadaladii Laga Yidhi Shirka Ardaa ee London.

Erayadaas dusha ku xardhan iyo waliba kuwa badan oo dhiiga qofka bini aadamka ah ee damiirle kicinayi, waxay ka mid ahaayeen hadaladii mac macaana ee ay wadaniyda iyo qadiyada Gadabuursinimadu ka muuqdeen ee ay shirkii Ardaa ee lagu qabtay g magaalada London 18-06-2011 ay kasoo jeediyeen masuuliyiinta ka socotay urur siyaasadeedka Ardaa iyo shirqoolayaashii shirka hoosta ka waday oo dhamaantood iyaguna ahaa siyaasiyiin dahsoon iyo kuwo muuqdaba kuwaas oo dhamaantood si xooga u taageera xukumada Siilaayo Iyo Saylici.

More

Masuuliinta Xukuumada Siilaanyo ee Boorama oo Sheegay Inay Dhalin Yaro Reer Awdal Ahi Ku Biirayaan Al-shabaab Iyo Dad Loo Xidhay Arintaasi!

Boorama (Harowo) - Maalmhihi u danbeeyay ayaa waxay ciidanka nabad sugida ee magaalada Boorama ka wadaan hawgal dad lagu xidhxidhaayo. Hawl galkan ayaa waxa uu ka dambeeyay ka dib markii la sheegay in tiro dhalinyaro ah oo lagu qiyaasay sodomeeyo  ay u anbabaxeen dhinaca magaalada Muqdisho si ay ugu biiraan dhaq-dhaqaaqa Alshabaab ee dagaalka kula jira ciidanka dawlada somaaliya.

More

Fixing the Transitional Process for Somalia (2000-2011): Assessing the Structural Limitations that undermine thetransitional institutions and proposals for resolving

I. Introduction:   Successive Somali Transitional National Governments established since 2000 have all been  characterized by incessant internal conflict among the top leadership, lack of progress on the key transitional tasks and the failure to build functioning institutions. These transitional national governments formed through the Arta Peace Process in 2000, Kenya Peace Process in 2004 and Djibouti Peace process in 2009, all encountered similar challenges that severely undermined their fragile institutions, eroded the confidence and support of the people and eventually forced them to disintegrate. Meanwhile, in the absence of viable alternatives, Somali political forces and international actors concerned about the evolving situation in Somali continue to scramble to assemble various political actors for yet another peace conference outside the country and try to fill the impending institutional void by extending the transitional process for national governance in Somalia.

More

June 20, 2011

Taariikhda Deegaanka Xeego Ee Lagu Qabanyo Shirbeeleedka H/cafaan

Tan iyo intii lagu dhawaaqay inay Beesha Habar Cafaan shirweyne ku qabanayso meesha la yidhaa Xeego, ayaa waxa isa soo tarayay xiisaha loo qabo macluumaadka ku saabsan degaanka shirka lagu qabanayo, taariikhdeeda iyo sababta loo doortay. Badanaaba marka ay beeli iclaamiso inay meel shir ku qabayso, waxay inta badan tahay meel xudun u ah taariikhda, dhaqanka, dhaqaalaha iyo hidaha beeshaasi, waxayna aasaasi u tahay himilada iyo ujeedada isku imaatinkooda.

More

Arinta Siiraanyo ee Shirka Cadaaladu Waa Sida Waraabe Ku Eedeeyay Habar Dugaag Iney Madhiyeen Xoolihii Dadka, Isaguna Iska Reebey…!

Waxa hubaal ah oo in yar oo caadii saarneyn in lagu tilmaami karo maamul goboleedka Somaliland ee uu Siiraanyo u sareeyo yahay “qalabaa gadis”. Kalmada aan isticmaalay oo afkeena macaan ee Soomaaliga loogu isticmaalo yada oo tilmaameysa wax kala rogan oo sidii loo yaqaan mooyee sida kale u shaqeysa.

More

Login