June 2011

June 30, 2011

Faallo: Soo Dhaweynta Xad Dhaafka ah ee Madaxweyne Daahir Rayaale Iyo Ka Hadal La’aanta Siyaasiinta Reer Awdal ee SNM U Xidhan, Waxay Astaan U Tahay Khalkhalka Siyaasadeed ee Ku Habsaday Habar Samaroon.

Sida ka muuqaqta video-yada laga soo duubay socdaalka madaxweynihii hore ee Somaliland, mudane Daahir Rayaale Kaahin ku yimid magaalada Boorama, waxad arkaysaa dadweyne tiro badan oo caleemo qoyan lulaya, sacab iyo durmaanna tumaya, iyaga oo ku dhawaaqaya “Waa Daacadoo, Waa Loo Dhashaa”. Dadkan ayaa sida ka muuqata soo dhaweyntoodu  xambaarsan tahay xamaasad iyo ficil hoose oo sida la sheegay jawaab u ah sidii foosha xumayd ee xukuumadda Siilaanyo ka yeeshay imimaatinkii Daahir Rayaale ee magaalada  Hargeysa.

More

Democracy is an Idea, not a rule of Thought.

Whenever I listen to alternative approaches by political intellectuals about the application of democratic ideals in differing demographics, it makes me think but not to the extent of persuading me into believing it works. When a prominent politician takes the podium and makes his/her rhetoric somehow convincing to the audience,

More

An Acceptable Dictatorship in Djibouti?

guelle Look carefully at Djibouti: Many of the indictors are present showing it to be a dictatorship- It’s essentially a single-party state (the opposition has boycotted the last two elections)- and the President-dictator, Ismail Omar Guelleh won 100% of the votes and has been in power since 1999, having succeeded his uncle. In 2010 he changed the constitution to allow himself the

More

Ciidagakow Qodabadii Horeba Laguma Heshiine, Waa Maxay Hadafkiinu, Danta Caamka ah ee Reerkuna Maaha Afar Goroda is Galiyay oo Hoos Wax Isu Tusay…!!!

Marka hore waxaan salaanta Islaamka aan ku salaamayaa dhamaan ummada Somaliyeed marka xiga waxaan si gaara u salaamayaa mushtamaca reer Somaliland dhamaantood waxaanan u rajeynayaa nabad iyo degenaasho aada. Mudooyin badan ayaan arkayey oon maqlayey shir beeleed iyo kulamo badan oo beelaha reer Somaliland ay yeeshaan sidan oo kale ee maanta xubno beesha Ciidagale ahi ay isuggu yimadeen shirkaa ay ku kulmeen balse ay u bixiyeen Kulanka Ciidagle.

More

Baaqyada Ka Soo Baxay Shirkii Beesha Cidagale

Beesha Ciidagale waxa ay taageersan tahay ilaalinta nabadgelyada iyo midnimada Somaliland, sidoo kale waxay beeshu ka soo horjeeda dhamaan wax kasta oo khalkahl galinaya nabad galyada iyo xasiloonida geyiga Somaliland.

More

Urur Siyaadeedka Ardaa, oo Ugu Dambayntii Cadaystay Wajigoodii Runta ah..!!!

saburag-smallardaa Dad badan oo reer Awdal ah, ayaa khalad u arkayay markii dhawaanta ay qaar ka mid ah shababakadaha wararku farta ku fiiqeen urur siyaasadeedka Ardaa iyo siyaasadaha  qarsoon ee ka dambeeya, kuwaas oo ku andicoonayay in la iska daayo hadii ay maanta wax wanaagsan wadaan, sida dhismaha Dekada Lughaya. Way fiican tahay, waana loo baahan yahay inuu Samaroon maanta dekad dhisto, laakiinse waxay Somaalidu tidhaa “Ninkaad Kabo Ka Tolanayso, Kabihiisaa Horta la Eegaa” .

More

Jawaab: Madax-taagii C/Raxmaan Awcali + Muluq-muluqdii Maxed Abgaal + Is-Muujintii Cilmi Kabaal………. Maxaa Laga korodhsaday?

Annigoo ka jawaabaaya maqaalka quruxda badan ee kor ku xusan, su’aashuna ku ladhan tahay, haddii aan soo koobo marka u horeysa Jibriil Yoonis waxay dalka ka soo ahaayeeen madaxweyne ku xigeen 1993 – 1997 C/ramaan Aw Cali, 1997 – 2003 Rayaale, 2003 – 2010 Rayaale Madaxweyne.

More

Shir Lagu Minjo Xaabinayo Qaranimada S/Land oo Laga Abaabulayo Deegaanka Woqooyiga G/Awdal Iyo Xubnaha La Sheegay Inay Qabanqaabadiisa Wadaan!

loogada-shirka-beesha-habar-cafaan1 Hargeysa - Shir lagu minjo xaabinayo Qaranimada Somaliland ayaa la sheegay in laga abaabulayo deegaanka Xeego oo masaafo dhawr iyo toban Km ah kaga beegan dhinaca woqooyi Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, halkaas oo la sheegay in shir ka dhan ah qaranimada

More

Hees Cusub ee Kilika 5aad: By Guled Dayax 2011

June 28, 2011

Jawaab Su’aashii Jawhar Qalinle ee Ahayd: Madax-taagii C/Raxmaan Awcali + Muluq-muluqdii Maxed Abgaal + Is-muujintii Cilmi Kabaal + Malo-maleyntii beesha J/Yonis (mucaarid mise muxaafid) + Madadaalintii Siilaanyo Maxaa Laga korodhsaday?

Waxan akhristay qoraal aad u qurux badan, isla markaana taabanaya arimo badan oo u baahan in la isku waydiiyo si fiican amaba hab caadifadda ka fog loo gorfeeyo. Qoraalkan uu soo saaray Qoraaga wayn ee Jawhar qalinle, ayaa intiisa badani uu waafaqayaa ra’yiga aan ka qabo in wax loo doonto dawlada Somaliland ee uu hogaaminayo Siilaanyo. Anigu shakhsiyan mid waan u bogay,  mid kalena iima cuntamin oo waan ka biyo diiday.

More

Madax-taagii C/Raxmaan Awcali + Muluq-muluqdii Maxed Abgaal + Is-muujintii Cilmi Kabaal + Malo-maleyntii beesha J/Yonis(mucaarid mise muxaafid) + Madadaalintii Siilaanyo Maxaa Laga korodhsaday?

craxmaan-awcali-faaraxlaba-tolle1cilmi-kabaalq2maxamed-jaamac-abgaal1

Waxay ahayd horaantii bishii January 2011 markii ay 15 xubnood oo siyaasiyiin iyo waxgarad kasoo jeeda beeshii kursiga madaxweynanimo laga tuuray ay ku qamaameen qolka madaxtooyada, kadib markii laga qadiyay xilalkii uu xisbiga Kulmiye qeybinayey. Abaabulka iyo ambo-bixinta waxa lahaa C/raxmaan Awcali iyo Cilmi Kabaal oo iyagu daaha dabadiisa ka hagayey arimaha, hormuudka waftiguna wuxu ahaa Maxed Abgaal.

More

“If I was sane, I would have fled!” Dr. Mohammed Yusuf

small Dr. Mohammed Yusuf, is one of Somalia’s unsung heros. He is the director and chief surgeon of the Madina Hospital, one of Mogadishu’s few operational hospitals, and the country’s top trauma medical facility. His work involves repairing broken limbs, intestines and uteruses. As a war in which the biggest casualties are civilians rages on outside, Dr Yusuf and his team work round the clock in the facility’s emergency section.

More

Haatufka Maanta: Ninkii ina Rayaale sababta uu uga soo xaadiri waayey xuskii 26-ka June, shaw wax kale may ahayne ninkuba Cadhuu bastii ahaa Ururadan la furayo daraadeed. Waxa la yidhi mar kaliya ayuunbuu xisbigii Udub ee uu jeebka ku sitay oon waxbaba Suuqa ka goynayn kol haddii la furayo Ururadii siyaasada. Dad badan baa rumaysan la’ wararkii baryahanba la isla dhex marayey ee sheegayey in Madaxweynihii hore uu doonayo inuu xisbigii Udub ka faasaxo cidii qiimaha ugu saraysa u gaadha. Hada se waxay u muuqataa in Udub cidiba aanay Suuqa ka baayici doonin.

Xaqii Habar Cafaan, oo Muusafiin Markasta Wada Qaatay

Tan iyo wakhitigii dawlad ku sheega Soomaaliland lagu qasbay gobolda Awdal iyo Salal, ayaa waxaa had iyo jeer xilalka iyo shaqaalaha dawlad ku sheega ee la sii beesha Habar Cafaan ay marwalba noqdaan qaar ka soo jeeda Muusafiin. Hadaba, sida aynu wada ognahay markii Saylici noqday madaxwayne ku xigeen,isaga oo ka soojeeda beesha Maxadcase wuxuu si hufan wax ugu qaybiyay shaqooyinka reer kasta oo ka mida Maxamed Case.

More

Suldaanka Guud Ee Beesha J/Yoonis Suldaan Wabar Oo maanta 27-06 2011 Ka ambo-baxaya Dalka Mareykanka una sii Jeeda Dalkii Hooyo.

Qoraalkan waxa ku lifaaqan saxeexa odayada iyo caaqilada ardaayada Jibriir Yoonis oon u kala hadhin soo xulista suldaanka guud ee beesha Jibriir Yonis. Raadco dheer oo muddo qaadatey kadib waxa golaha dhaqanka ee beesha Jibrir Yonis 24-01-2011-ka u doortey inuu noqdo. Sii Akhriso

June 27, 2011

Shady Migration, Undetected Remittance

The shining lights of a city attract rural people, while dilapidation of villages pushes them out. Mobility has become an exit for population strain in many countries, driving the global economy to an ever-increasing dynamic equilibrium. Conventionally, migration is considered as a zero sum game, wherein the host gains as the source loses.

More

The US must commit more military, political resources to sort out Somalia

Some months ago, I began setting up an investigation into the US role in East Africa and the Horn of Africa, in particular the impact of the large US military base in Djibouti. Last week, I finally received the necessary permissions and a small BBC World Update team travelled to Djibouti to transmit live radio programmes and report for BBC World TV and BBC Online.

More

Waraysi Sir ah oo Laga Qabtay Ma’suul Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo

Hargeysa - Waraysi la sheegay in si sir ah looga duubay Mas’uul sare oo ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, isla markaana lagu baahiyey qaar ka mid ah Shabakadaha wararka ee Internet-ka, ayaa waxa Masuulka la sheegay in laga qabtay uu ku tilmaamay waxba kama jiraan iyo been abuur aan sal iyo raadtoona lahayn. Mas’uulka loo nisbeeyay in laga qaaday Waraysigaasi oo lagu magacaabo Cabdilaahi Axmed Caarshe, ahna Chief-of-Protocol-ka Wasaaradda Duulista iyo Hawadda Somaliland.

More

Yusuf Garad is a positive role model for Somali journalists

I was extremely yearned to appear on the stage of celebrity. As a fashion-conscious boy, I liked my clothes, my hairstyle, my perfume, and my shoes to be discussed. I had a hot desire to be familiar among my friends. For a reason I still cannot figure out, I put that materialism on the backseat of my life and turned my attention towards my school grades. I began to take my notes regularly and started systematic organizing and reading of my lessons.

More

51 Sano Oo ka soo Wareegay Markii Calan Ay Soomali Leedahay Hawada loo Taagay

Mudo ayay dadka ku dhaqan gobolada waqooyigu ay raadinayeen in ay helaan madaxbanaani , oo axsaab ayay u kala baxeen ,waxaan xulafo noqday labadii xisbi ee SNL iyo USP bishii febraayo 1960 ayaa doorasho la qabtay, labadaa xisbi ayaa ku guulaystay baarlmankii,

More

Login