May 2011

May 31, 2011

Ethiopia: Time to Recast Role of Developmental State?

ken_ohashi The process of economic growth is not as well understood as one might think. Why have some countries succeeded in sustaining growth for long periods and become wealthy, while others have failed and remained poor? Economists have put forth many explanations, including geography, historical accidents, culture, enlightened leadership, and more. But the most satisfactory explanation seems to be the following.

More

Weriye Mashqac Geliye iyo Madaxweyne Shamiis-Weynaha Jabuuti

Akhristayaal waxaanu Toddobaadkan Barnaamujkeena ku soo qaadan doonaa waraysi dhinacyo badan taabanayaa oo ka dib doorashadii ka dhacday dalka Jabuuti uu Weriye Mashqac-geliye socdaal uu dhowaan ku tegay dalkaasi kula soo yeeshay Madaxweyne Shamiie-weynaha Jabuuti. Waraysigan qayb ka ah taxanaaheenii ku saabsanaa Barnaamujika Yool-Baadhka Siyaasiga,

More

Coca-Cola Invests $10 Million in Somaliland Bottling Plant

(Bloomberg) – Coca-Cola Co., the world’s largest soft-drink maker, plans to set-up a bottling plant in the breakaway republic of Somaliland, saying its stability and economic growth provide “conducive” conditions for investment.

More

Ogaysiis: Shir Ka Dhici Doona Magaalada London oo Lagaga Arrinsan Doono Dhismaha Mashruuca DEkadda Lughaya

light-house-small Waxa la ogeysiinayaan dhamaan jaaliyada sharafka leh ee gobolada Awdal, Selel iyo Gabiley ee deggan UK iyo degaanada ku xeersan in shir balaadhan lagu qabanaayo magaalada London maalinta Sabtida 18 June 2011, kaasoo lagaga wada arrinsandoono dhismaha mashruuca dekedda Lughaya.

More

Qabanqaabada Soo dhawaynta Iyo Caleema Saarka Amiirka Beesha Jibrilyonis Amiir Wabar Oo Si Xawli Ah Uga Socota Magaalada Borama Iyo Dumarka Beesha Oo Kulan Balaadhan Yeeshay

suldanka Sida aynu wada ognahay bishan june ee maanta bilatay waa bishii loo balamay caleema saarka suldaanka cusub ee beesha Jibrilyonis Suldaan Abiibakar Cilmi Waber oo la filayo inuu dhawaan soo gaadho Magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal. Gudida Qaban qaabada Soo dhawaynta iyo Caleema saarka Suldaanka ayaa waxa ay maanta shir balaadhan la yeesheen Dumarka Beesha oo kor u dhaafayey 300 oo haween kulankaas oo ka qabsoomay guriga ay ku shiraan Golaha Dhaqan beelaha Jibril yonis. More

May 30, 2011

Hope Springs Eternal in Africa

Two historic events are unfolding before our eyes in Africa today. The new president of Cote d’Ivoire, Alassane Ouattara, is asking the International Criminal Court (ICC) to conduct an investigation into gross human rights violations in his country. In a letter to ICC prosecutor Luis Moreno-Ocampo, Ouattara wrote: “It appears the Ivorian justice system, at the moment, is not best placed to consider the most serious crimes committed over the recent months, and that any attempts to bring to justice those who are most responsible would risk running into all kinds of difficulties.”

More

Which Planet Does President Obama Live On?

 While the British media speculated what president Obama may speak about in his speech to British parliamentarians during his most eagerly awaited visit to the UK, my friend and I wrote a list of what we thought they may be. Special relationship with Britain, peace, democracy, Arab awakening, leading the world into a better future, winning back the trust of the world etc and who could have predicted it, we were right. The speech was delivered so beautifully, with an ounce of theatrical near tears that most around the world would easily have been moved. How very touching it would have been had we not have heard this before from every other American president. President Obama who recently produced his own birth certificate to prove to a suspicious American public that he is indeed

More

Faallo: Cabdiraxmaan Saylici oo Firxad Kaga Baxay Boorama Iyo Mudaahraad Balaadhan oo Lagu Buburiyay Xarunta Waxbarashada ee G/Awdal oo Maanta Ka Dhacay Boorama

Boorama (Harowo) - Waxaa saaka cabaaro 11:00 am subaxnimo ka dhacay magaalada Boorama mudoharaad balaadhan oo ay dhigayeen ardeyda dugsiyada sare, gaar ahaan fasalka labaad (Form II) ee magaalada Booram, kuwaasi oo ka cabanaayay intixaankii (Half GC-ga) ahaa oo laga joojiyay isaga oo u socday maalintii saddexaad. Amarkani imtixaanka lagaga joojiyay ardeyda waxa uu ka soo baxay xafiiska imtixaanaadka ee magaalada Hargeysa, kaasi oo saaka ardeyda oo ku jirta imtixaankii lagu wargeliyay in imtixaankii la joojiyay, sababtuna ay tahay imtixaanka oo faashil noqday, kana baxay xafiiska imtixaanaadka.

More

Faallo: Fashilaadii Abid U Waynayd oo Soo Wajahday Wasaarada Waxbarashada ee Somaliland

Harowo (Boorama) - Tan iyo intii ay xukuumada cusubi ay la wareegtay xukunka dalka, ayaa waxaa isa soo taraaya ceebo aan horay uga dhicin dalka amaba ugub ah, kuwaas oo ku wajahan dhamaanba wasaaradaha kala duwan ee guud ahaan dalka, oo ay kula kacayaan masuuliyiinta xukuumada cusubi, dhacdadii u danabaysay waxay ka dhacday guud ahaan dalka oo dhan waxan ay ahayd markii la geeyay dhamaanba imtixanaadkii ay galayeen ardayda hada dhamaysatay fasalka labaad ee dugsiga sare oo la yidhaah Half GCE.

More

Warbixintan Waxa Soo Diyaariyay Shabakadda Cadceed News Online (http://www.cadceed.com)

Liiska Magacyada Dhalinyarada ku Xidhan Saldhiga Dhexe Iyo Jeelka Borama

1.  Saalax Subeer Bulaale

2.  Najiib Ibraahim Xaaji

3.  Saleebaan Muuse Ibraahim

More

May 29, 2011

Recognition of “Somaliland” Will Surely be a Factor of Onstability in the Region

For the last 20 years this clan enclave had spared no effort of selling their secessionist agenda to the international community. Fortunately not a single country has ever bought their proposal despite of the high costs paid by their leaders in every dimension. They harbored enmity and deep hatred for the Somali southerners falsely blaming  for massacres against Isak clan in 1980s They crushed out every voice that challenged their desires for breakaway entity in their tribal homeland even if they belong to their kinsmen. More

Marka Caalamku Somaliland Ictiraafo Ayey Awdal Cabashadeedu Dhameyneysaa, Muddada Ka Dhimana Nabadaan Dhawreynaa Qeybtii 3-aad.

abdirasaaq-xammaal-small Todobaadadii aan kasoo gudubney waxaan qisadan ku soo qaadaney qeybo kala duwan oo saameyn xoogan ku leh nolosha ay wakhti xaadirkan ku nool yihiin bulshadda degan gobolada Awdal, Salal iyo Gabiley waxaanan maanta halkan idiinku soo gudbinayaa qeybtii saddexaad taas oo ka hadleysa Suldaan Saxane oo uu gurigiisa ku soo booqdey nin qurbo joog ah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda goboladaas aan magacyadooda korka ku xusney, ninkaasi markuu Suldaan Saxane u soo galey salaan gaaban oo gacan qaad weheliyo ka dib waxa uu ku yidhi “Adeer waxaan ahay nin qurbo joog ah oo goboladan u dhashey.

More

Cabashada Beesha Ciise Waa Gar

 Waxaan galabnimadii khamiseed oo bishu ahayd 19/5/2011 akhriyay qoraal ku soo baxay warsidaha kilil5.com oo ka hadlayay cabshada beesha Ciise magarbaa, Mise waa garadaro? Qoraalkaas oo lagu xusay taariikhda iyo dhaqanka Beesha Ciise, dhulka laga riixay, degaanada ay baneeyeen iyo qaxootiga Jabuuti u tageen ee ay ka soo noqon, sida siyaasiintii reerka Ciise u burburiyeen go’aankii ahaa in magaalo madax laga dhigo Diri-Dhabe iyaga oo dhaqaale ka qaatay qawmiyada Oromada, deegaano badan oo Soomaaliyeed

More

Nuxurkii heshiiskii qaran iyo kulmiye: Ballantaynu Galnay Ninkii Ka Baxow Abeeso Ku Cuntay!

qaran-emblem-photo1  Beribaa sadex nin safreen oo xeeb qabteen una raadsadeen qadhaab(midho) la yidhaahdo kullan haddaba nimankii safarka ahaa iyagaan gaadhin meeshii ay u socdeen balse ku dhow ayuu gabalkii dumay,waxay ku tashadeen inaaney guuro gelin ee ay iska seexdaan oo subaxii hiirta kalahaan si ay kullanka u soo gurtaan.

More

Xukuumada Siilaanyo Waxaan Ugu Baaqaynaa Inay Siidayso Ibrahim Aamin Gadiid

ilyaas Hadaan nahay dhalinyarada  degmooyinka, Quljeed, Xariirad iyo gelbeedka Biorama, waxan xukuumada siiraanyo ugu baaqaynaa inay xoriyadiisa u soo celiyan Ibraahim Aamin Gadiid, oo u xidhan aargoosi siyasadeed, hadii ay dhici waydana ay keeni doonto carqalad nabadeed oo hor leh. Waxaa malmahan danbe sii ifbaxaya argoosi siyasadeed oo lagu hayo shaqalihii ama madaxdii hore ee xukuumadii daahir rayale, iyada oo malinkastna la beegsanayo,masuulo, arday aan waxba galabsan.

More

May 28, 2011

Cabdiraxmaan Saylici, oo Amar Ku bixiyay in la Xidho Baskii Jaamacada Camuud Iyo Darawalkiisii oo Lagu Eedeeyay In Mid Ka Mid ah Kuraasta Baska oo Lagu Qoray Awdal State

Waxaa baryahan danbe isa soo taraysay cadaadiska xoogan ee lagu hayo dhalinyarada ku nool magaalada Boorama intii ka danbaysay xuskii dabaaldegii SNM ee 18 May 2011. Dhalinyaradan kala duwan oo lagu xidhay waxaad ka danbayseen mudo haraadkii dhacay maalintii la xusaayay 18 May, halka qaarkoodna lagu xidhay waxaad gubteen calanka Soomaaliland.

More

The Psychology of Dictatorship: Why Gaddafi Clings to Power

Muammar Gaddafi continues to hold tightly to power even as NATO bombs rain down on Tripoli. Syrian autocrat Bashar al-Assad has killed more than 1,000 of his own people in an effort to quash protests. In Yemen, President Ali Abdullah Saleh has refused to step down despite months of unrest that has intensified into near civil war this week. The question is, why do all these guys fight so hard to keep power? Why not decamp to Saudi Arabia or Venezuela and live out their lives in luxury before being killed or held for trial like Hosni Mubarak?

More

Pulling Somaliland Out Of Poverty Can Be As Easy As 1, 2, 3!

Now that our once noble cause of Greater Somalia had died forever as Djibouti went its way, NFD is out for good, Houd and Reserved area are permanently part of Ethiopia and Italian Somalia has decided to permanently place its sovereignty in coffins, it is time to pay attention to Somaliland as it is a unique entity that is doing relatively fine despite huge security threats, economic hardships, and environmental and social problems.

More

My Dear Countrymen and Woman, Can You Please Help And Heal Our country?

Someone long ago told me that men don’t cry. In fact, now that I am a grown man, seeing what is happening in Somaliland, I have no choice but to cry. A m I the only one crying? If so, then, maybe, just may be, I am not ‘man’ enough.

More

Login